Home » ANALYSIS & EVENTS » Turkiga oo buxiyey kaalin ay Soomaalidu aad ugu baahneyd,

Turkiga oo buxiyey kaalin ay Soomaalidu aad ugu baahneyd,

Mogadishu-Boramacity.com-Dowladda aanu walaalaha Nahay ee Turkiga oo inta badana taagero hiil iyo hooba ah la garab taagan Soomaaliya ayaa waxaa ay Tababro siisaa dhalinyaro loogu tala galay in Mustaqbalka dhow ay noqdaan Ciidamada Cirka SOomaaliya (Somali Air Force)

Dhalinyaradan oo waxbarasho ay uga socoto Turkiga ayaa lasoo bandhigay hanaankooda haboon ayadoo ay u muuqdaan kuwa bedeli kara jiilkii hore ee ciidanka cirka Soomaaliyeed.

somali-airforce-2
somali-airforce-3
somali-airforce-1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *