Home » DAILY AWDAL STATE NEWS » Ogaysiis Ku Socda Jaaliyada Reer Edmonton,Alberta Oo Ku Saabsan Gurmadka Abaaraha

Ogaysiis Ku Socda Jaaliyada Reer Edmonton,Alberta Oo Ku Saabsan Gurmadka Abaaraha

Ololaha Gargaarka Abaaraha Awdal,

Dhamaan dadka degan magaalada Edmonton iyo guud Ahaan Alberta waxa la ogaysiinaya Ololaha gargaarka abaaraha Awdal oo lagu qaban doono magaalada Edmonton. Abaarahan oo soo socday mudo labo sanadood ahi waxa ku dhamaaday dhamaan xoolihi dadka reer miyigu dhaqanayeen , waxaana hadda soo barakacay dadkii degaanadaas deganaa oo aad u liita.

Hadii aan si dhqsa ah loogu gargaarin , waxa laga yaabaa in dad badani ay ku dhintaan Abaartan oo ka mid ah tii uGu adkayd ee soo mara dhulkan mudo 40 sanadood ah.

Meesha lagu qabanayo: 13160-127 street, African center of Edmonton
Wakhtiga :

Fadlan waxii faahfaahin ah kala soo xiriir ;

Idirs Hassan
C/qani Cilmi
Hadi Awaale
Cumar Askar
Cumar Mohamed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *