Home » OPINIONS & ARTICLES » Taakuleeya Dadka Tabaalaysan Bishan Barakaysan:-

Taakuleeya Dadka Tabaalaysan Bishan Barakaysan:-

Luton-Boramacity.com-Dhamaan Waxaa La’ogaysiinayaa  Ummada Soomaaliyeed  Ee Ku Dhaqan Wadanka United Kingdom ( Ingiriiska ) Gaadh Ahaan Jaaliyadaha Awdal State, In La Gaaray Xiligii Meel La’isugu Keeni Lahaa Lacagtii Ciidul Fidrida Taasoo Loogu Tala Galay In Lagu Caawiyo Dadkeena Ku Tabaaleeysan Dhulkii Hooyo,

Ogsoonoow Waa Bishii Khayrka, Kolkaa Fadlan Idinkoo Mahadsan Ku Dadaala Khayrka Iinsha Allaah.

Hadaba Qaabka Jadwalka Waxaa uu Noqondoonaa Sidatan-

( 1 ) Magaalada Birmingham-                           Mr Guuleed Yuusuf

( 2 ) Magaalada Northampton-                         Mr Mahamed Buraale

( 3 ) Magaalada Luton_                                    Mr Faisal Abroone

( 4 ) Xaafadaha Central London                       Mr Abdirahman Ateye

( 5 ) Xaafada Southall                                     Mr Mohamed Ibrahim ( Isgiije )

( 6 ) Xaafadaha West London                           Mr Mahdi Jama & Dr Mahamed Riirash

Fadlan Aynu Isu Naxariisano Si uu Alle Inoogu Naxariisto Iinsha Allaah

W: D: Suxufi Abroone
Afhayeenka Awdal State
United Kingdom

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *