Home » Entries posted by reporter

Shirkadaha Google iyo Facebook Oo Sirdoonka Maraykanka Ka Caawinaaya In Ay Macluumaad Ka Siiyaan Dadka Ay Raadinayaan Inay Helaan

Shirkadaha Google iyo Facebook Oo Sirdoonka Maraykanka Ka Caawinaaya In Ay Macluumaad Ka Siiyaan Dadka Ay Raadinayaan Inay Helaan

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

New York (HWN)-Shirkadaha Google iyo Facebook ayaa iska kashanaaya sidii ay u abuuri lahaayeen barnaamij la yidhaa Prism oo sirdoonka Maraykanka ka caawinaaya in ay helaan macluumaad ku saabsan xubnaha ay baadigoobayaan sida lagu daabacay wargeyska New York Times    Mr. Mark Zuckerberg oo ah mulkiilaha Facebook iyo Larry Page oo…

Saraakiisha IGAD ee Kismaayo ku sugan oo la kulmaya mid kamid ah madaxweynayaasa ugu Saameynta Badan Jubaland.

Saraakiisha IGAD ee Kismaayo ku sugan oo la kulmaya mid kamid ah madaxweynayaasa ugu Saameynta Badan Jubaland.

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Wararaka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in wafdiga ka socda IGAD oo dhawaanahaan safaro ku marayay Magaalada Muqdisho iyo Kismaayo ay manta la kulmayaan Barre Hiiraale. Wafdiga ayaa shalay waxa ay kulamo la qaateen Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe, iyo odyaashii dhaqanka ee soo doortay…

Daawo Video Hadhimo sharafeedkii ay u sameeyay Culimada G/awdal

Daawo Video Hadhimo  sharafeedkii ay u sameeyay Culimada G/awdal

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Borama(BCN) Culumada Gobolka ayaa waxay hadhimo sharafeed u sameeyeen Ugaaska Beelaha Gadabuursi Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ,…

Culumaa’udiinka Gobolka Awdal Oo Qado sharafeed U sameeyay Ugaaska beelaha Gadabuursi

Culumaa’udiinka Gobolka Awdal Oo Qado sharafeed U sameeyay Ugaaska beelaha Gadabuursi

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

War Deg Deg Ah Col.Barre Hiiraale oo ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Jubaland State

War Deg Deg Ah Col.Barre Hiiraale oo ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Jubaland State

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Kismaayo(BCN)Barre Aadan Shire Hiiraale oo ah Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya Horeyna uga mid ahaa Hogaamiyaashii Kooxaha ee Dalka ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Rasmiga ah ee Maamulka Jubaland State kadib markii uu sheegay in maanta Shir Kismaayo ka dhacay lagu doortay. Markii uu soo baxay War ku…

Burco: Xaaladda Magaalada Burco oo Kacsan , Ciidamada RRU oo Qof Shicib ah Rasaas Nool ku Diley qof kalena Dhaaawacay iyo Xaaladdii magaalada oo ka sii dartay.+SAWIRO

Burco: Xaaladda Magaalada Burco oo Kacsan , Ciidamada RRU oo Qof Shicib ah Rasaas Nool ku Diley qof kalena Dhaaawacay iyo Xaaladdii magaalada oo ka sii dartay.+SAWIRO

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Xaaladda Magaalada Burco oo Kacsan , Ciidamada RRU oo Qof Shicib ah Rasaas Nool ku Diley qof kalena Dhaaawacay iyo Xaaladdii magaalada oo ka sii dartay. Waxaa weli ka socda magaalada Burco kuna faafay guud ahaanba Magaalada qaybteeda Galbeed ka Rabshado iyo Gadood ay sameeyeen Darawaliinta Gaadiidka Iskurogooyinka iyo Dad…

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Britain, ayaa qoray warbixin dood weyn ka dhex dhalisay shacabka Ingiriiska, taasoo uu ka qoray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo wafdigiisa oo maalmahaanba ku sugnaa magaalada London.

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Britain, ayaa qoray warbixin dood weyn ka dhex dhalisay shacabka Ingiriiska, taasoo uu ka qoray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo wafdigiisa oo maalmahaanba ku sugnaa magaalada London.

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Britain, ayaa qoray warbixin dood weyn ka dhex dhalisay shacabka Ingiriiska, taasoo uu ka qoray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo wafdigiisa oo maalmahaanba ku sugnaa magaalada London. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi ka kooban 5 kamid ah golaha wasiirada, iyo 14 xubnood…

fikir iyo shaqa laan ka dulbadatay dhalinyarada oo ah ubaxa wadan oo hadana badihii naftoda ku biimaynaya

fikir iyo shaqa laan ka dulbadatay dhalinyarada oo ah ubaxa wadan oo hadana badihii naftoda ku biimaynaya

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Waxa la xidhay 40 somaliya iyo 58 eretariyana waxa la geeyey jeel ku yaala magalo la yidhaah  garyan oo udhaxaysa caasimada trapuli iyo sabha.  Halkaas oo ah halka magalada laga soo galo saxaraha dadkan la xidhay ayaa ahaa kuwa jogay xafada abusalim oo somalidu ku badan tahay.  Maalma uun ka…

Xukuumadda Somalia oo Markii ugu Horreysay Muddo 20-sano Maanta lagu Wareejiyay Maamulka Hawada Somalia

Xukuumadda Somalia oo Markii ugu Horreysay Muddo 20-sano Maanta lagu Wareejiyay Maamulka Hawada Somalia

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay maamulka hawada Soomaaliya iyo qaadista canshuuraha diyaaradaha maraya hawada Soomaaliya, kaddib 22-sano oo xafiiskan ay maamulaysay Qaramada Midoobay. Wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta iyo gaadiidka Soomaaliya, Cabduulaahi Ciilmooge Xirsi ayaa warbaahinta ugu sheegay gudaha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho inuu socdo kulankii ay Soomaaliya…

Madaxweynaha Somaliya oo u dhaqaajiyey xagga magaalada London ee dalka Ingiriiska oo lagu wado inuu berri ka furmidoono shirka arrimaha Somaliya

Madaxweynaha Somaliya oo u dhaqaajiyey xagga magaalada London ee dalka Ingiriiska oo lagu wado inuu berri ka furmidoono shirka arrimaha Somaliya

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

M Muqdisho [BCN]-Madaxweynaha Dawladda Federalka ah ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u amba baxay dhinaca dalka Ingiriiska halkaasi oo lagu wado inuu kaga qaybgalo shirka maalinta berri ah ka furmidoona magaalada London ee carriga Ingiriiska,Madaxweyne Xasan oo dhabaha diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kula hadlayey warfidiyeenka ka hor intuusan cagta…

Page 1 of 146123Next ›Last »