Home » Archives by category » ANALYSIS & EVENTS

 Dabayshii Midnimadda iyo Isbedel Doonka  …. by Ibrahin

 Dabayshii Midnimadda iyo Isbedel Doonka  …. by Ibrahin

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

                             Waxaa si aan gabasho lahayn u soo if baxaya  dabeyshii isbedelka doonka ummadda somaliyeed meelkastoy joogaan, , ka dib caleemo saarkii hogaamiyaha Djibouti ka qayb gelkii madexdda iyo marti sharafkii lagu casuumey caleemo saarka madexweynaha Djibouti…..…

Dharaarihii Tilmaannaa Q- 42-aad

Dharaarihii Tilmaannaa Q- 42-aad

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Dix Gudban-Boramacity.com-Berigaas waxaa maalin welba magaalada Borama iman jiray diyaarad yar oo gaalo la socoto kuwaas baan u dhiibnaa waraaqaha iyo mashaariicda aan dalbaneyno in wax la nagala qabto. Runtii waxa aan wakhtigaas aad u xasuustaa wafti ay la socotay Adna Aadan oo United Nation Mission ahaa oo yimmid magaalada…

“Waxaan Leeyahay Waynu Isa Saamaxnay, Colaadii Dhacday Waynu Ka Soo Gudubnay, Waxa Aan Ku Baaqaya In La Kala Daayo Faanka Iyo Baroorta” Fu’aad Aadan Cadde

“Waxaan Leeyahay Waynu Isa Saamaxnay, Colaadii Dhacday Waynu Ka Soo Gudubnay, Waxa Aan Ku Baaqaya In La Kala Daayo Faanka Iyo Baroorta” Fu’aad Aadan Cadde

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 24, 2014 Hargeysa-Boramacity.com – -La taliyaha Madaxweyna ee Gobolada Beri Fu’aad Aadan Cadde ayaa ka hadlay Gobolka Xaysimo ee dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland magacaabay, isaga oo soo dhaweeyey, sheegayna in Gobolkaasi yahay Gobol muhiim ah oo u soo kordhay Somaliland, balse waxa uu carabka ku dhuftay in laga tagay…

Daawo Sawirada Aas Heer Qaran Ah Oo Loo Sameeyay Xildhibaanad Saado Cali Warsame

Daawo Sawirada Aas Heer Qaran Ah Oo Loo Sameeyay Xildhibaanad Saado Cali Warsame

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 24, 2014 Muqdisho-Boramacity.com – Allaha u naxariistee Waxaa maanta si heeer qaran ah lagu aasay magaalada muqdisho Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo shalay kooxo hubeesan ku toogteen agagaarka Hotelka Ampasador ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo R/Wasaaraha ayaa ka qeyb galay Janaaso lagula tukaday Masjidka Madaxtooyada Meydka…

ALLOW AL-SHABAABKEENA NOO DAA!!! Sheeko uu qoray Wariye Albadri

ALLOW AL-SHABAABKEENA NOO DAA!!! Sheeko uu qoray Wariye Albadri

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Muqdisho-Boramacity.com- iyo guud ahaan Soomaaliya waxaa ka dhaca dilal xanuun badan oo ay adag tahay in qofka loogu fasiro in ay si gar ah u dhaceen. Dilalkaasi sida loo soo qorsheeyey mugdi badan ayaa ku jira, cidda fulineysa wax badan lagama oga, balse Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegata marka dilka uu…

Dharaarihii Tilmaannaa Q-41-aad

Dharaarihii Tilmaannaa Q-41-aad

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Sharlaga-naadi-Boramacity.com-Aw Muxumed Xassan AUN waxa uu na siiyey furihii hoolka weyn ee huteelka Harowo oo ku yaalla baramaha magaalada Borama dabadeed waxa aan u guntaney in aan hoolkii ka shaqeyno qurxintiisii iyo qalabeyntiisii sidaas darteed nin ay walaalo ahaayeen gabyaagii weynaa ee la odhan jirey Nuur Bucul oo magiciisa la…

DEG DEG: Xildhibaan Saado Cali Warsame Oo Dablay Hubsani Ku Dileen Muqdisho

DEG DEG: Xildhibaan Saado Cali Warsame Oo Dablay Hubsani Ku Dileen Muqdisho

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 23, 2014 Muqdisho-Boramacity.com – Allaha u naxariistee waxaa daqiiqado yar kahor magaalada Mudisho lagu dilay Xilhibaanad Saado Cali Warsame oo katirsaneed Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale aheed fanaanad caan ah oo si weyn looga yaqaanay Dalka iyo Dibada. Xildhibaanada ayaa lagu dilay agagaarka Hotelka Ampasadoor ee kuyaala Laamiga Maka Al-Mukarama…

Dharaarihii Tilmaannaa Q- 40-aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Q- 40-aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Buurta Saw-Boramacity.com-Haddaba halkaas marka ay mareyso ayaa aniga (Cabdiraxmaan Cabdillaahi Jimcaale) iyo Ismaaciil Muumin Aar si aan fekerkaygii u billowno waxa aan nidhi “Waar heedhe haddii aynu sammeyneyno urur Samafal NGO waxaa inala gudboon amma haboon in aan ka digtoonnaano waxyaabaha dadkeena dareenkooda iyo shucuurtooda kicinnaya”. Taas waxa aan u…

Dharaarihii Tilmaannaa Q- 39aad

Dharaarihii Tilmaannaa Q- 39aad

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Arabsiyo-Boramacity.com-Tusaale ahaan haddii aan boqolkiiba koton heshiino runtii boqolkiiba koton awoodii SDA way is dhimi amma yaraan haddii aan boqolkiiba boqol heshiinnana SDA jiri mayso SNM-nna jiri mayso, markaa cabirku waa kaas dabadeed Axmed Siilaanyo hadalkaygaas wuu ka garaabay oo uu garwaaqsadey oo weliba waxa uu yidhi “Waar hadal dhaxalgal…

Al Shabaab Oo Somalia Ka Furtay Xarun Lagu Ururinayo Caruurta Iyo Qayla Dhaanta Waalidiin Ka Digay

Al Shabaab Oo Somalia Ka Furtay Xarun Lagu Ururinayo Caruurta Iyo Qayla Dhaanta Waalidiin Ka Digay

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 20, 2014 Baraawe-Boramacity.com-Kooxda Al-shabaab, ayaa sheegtay inay furtay xarun daryeel oo ay ku ururinayso carruunta derbi-jiifka ah ee Soomaalida, taasoo ay ka fureen goobaha ay gacanta ku hayaan ee koonfurta Soomaaliya, hase yeeshee qaar ka mid ah waalidiinta ayaa ku tilmaamay xaruntaa mid lagu askaraynayo caruurta, si loogu adeegsado…

Page 1 of 76123Next ›Last »