Home » Archives by category » ANALYSIS & EVENTS (Page 2)

Dharaarihii Tilmaannaa: Qormaddii 38aad.

Dharaarihii Tilmaannaa: Qormaddii 38aad.

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

“Xasuustii Prof. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Jimcaale London 2013″. Siimoodi-Boramacity.com-Raggaas aqoonyahanada ah ee reer Hargeysa waxa ay berigaas fadhiisan jireen guri fiilo weyn ah oo wakhtiga gallabtii ay isugu iman jireen dabadeed maalintaas aan u tagneyba waxa markii aan qadayney ku nidhi waar bal horta magaalada nagu soo wareejiya, magaaladii Hargeysa oo…

Cuqaasha Gobolka Awdal ee Ku Jira Liiska Lacag Bixinta Mr Siilaanyo Oo Noqday 159??

Cuqaasha Gobolka Awdal ee Ku Jira Liiska Lacag Bixinta Mr Siilaanyo Oo Noqday 159??

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Borama Tawn-Boramacity.com-Waxaa maanta La Shaaciyay Inta Ku Jirta Buuga Lacag Bixinta ee Siilaanyo ” Waajib Saarmay” oo Noqday 159 & Koofiyad & Cimaamad-Layaal Shaqeeya Balse Haan Jeebka Siilaanyo Waxba Ka Helin Ragan Huwan Magaca Cuqaasha ayaa Laga Hor Aqriyay Madal uu Fadhiyay U Qaybsanaha Siilaanyo Arrimaha Gobolada Reer Adal Daawsho…

Ayaan Darane ” Abuu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii ”

Ayaan Darane ” Abuu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii ”

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

HORDHAC:- Mombasa-Boramacity.com-Waxaan qormadaan oo ay xigi doonaan kuwo kale – in shaa Allaah- kaga sheekayn doonaa nin ayaan darane ahaa, taarikhduna ku xustay danbiyadii uu galay iyo sidii xumayd ee uu uga galbaday dunida, waxayna tusaale iyo waano u tahay dad badan oo qaadaya dariiqaas oo kale hadiiba ay waano…

Dharaarihii Tilmaannaa Q-37aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Q-37aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

“Xasuustii Prof: Cabdirahman Cabdulahi Jimcaale London 2013” Wajaale-Boramacity.com-Hadaba marka ay halkaas mareyso oo aan ku tashaney in aan odayaasha reer Awdal ee mudakarka iyo muxtarimka isugu jiray aan kala shaqeyno nabadeynta si ay noogu hirgelaan hawlahayagu misna ummadda aan wax fiican ugu qabano ayaa waxa dhacdey bishii July sannadkii 1991-kii…

Daawasho Haboon-Ilaahoow Xoolaha & Taladda Xoolaha Naga Qaad!!

Daawasho Haboon-Ilaahoow Xoolaha & Taladda Xoolaha Naga Qaad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Boohoodle-Boramacity.com-Nala Daawada Mudaaharaad Balaadhan oo ay Soo Abaabuleen Shacabka Reer Khaatumo State Gaadh Ahaan Reer Buuhoodle, Waxaana Ka Midaa Halku Dhagooda ( Ilaahoow Xoolaha & Taladda Xoolaha Inaga Qaad ) Taasi Waxay Ku Tusaysaa Taladu Inay Tahay Isku Xidhka Bulsho Wax Wada Leh,, Maxaa U Diiday Bulshada Reer Awdal State…

Qaar ka mid ah Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka (Some of the scientific truths of Islam) Part 1

Qaar ka mid ah Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka (Some of the scientific truths of Islam) Part 1

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Boramacity.com-Waxaan qormadaan u hibeeyey kuna xasuusanayaa shiikheennii qaaliga ahaa Cabdulqaadir Nuur Faarax (Gacamey), shiikhii axaadiista ee Soomaaliya iyo Sh.Axmed Cabdiraxmaan. ILAAHEY naxariistii janno ha siiyo. 1: Afeef Isaga oo kaalmaysanaya awoodda Alle ee weyn, wuxuu qoraagu isku deyeyaa in uu muujiyo in Qur’aanka Kariimku uusan ahayn kitaab cibaado oo keliya…

Kulamadii Ugu Adkaa Ee Tartanka Ramadaan Cup Ee Magaalada Borama

Kulamadii Ugu Adkaa Ee Tartanka Ramadaan Cup Ee Magaalada Borama

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Boorama-Boramacity.com – Garoonka kubada cagta ee Khayriyada Boorama ee uu ka socdo tartanka ciyaaraha ee Bishabarakaysan ee Ramadan Cup ayaa waxaa fooda is daray kooxaha kala ah Machadka Horumarinta Aadamaha Vs Dhido Spare Parts Iyo Ronoluc Iyo Dugsiyada Cumar Binu Khadaab, waxana qaybta hore ama ciyaarta hore wada ciyaaray oo…

Sooyaalka Taariikheed Ee Jabhadii Xaq-Udirirka Ahayd Ee Horyaal Q-2AAD

Sooyaalka Taariikheed Ee Jabhadii Xaq-Udirirka Ahayd Ee Horyaal Q-2AAD

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Jamhadii Horyaal Q-2AAD Aloog-Boramacity.com-markaan soo qaato axdi qarameedkii burco ilaa kii boorama ee lagu dhisay dawlada hada jirta ee wax lagu qabtay reer magta wada bixiya in ay helaansaamigii lahaa oo ah xildhibaanada iyo guurtida masse dhicinhadaba waxa beesha samaroon ka beer daroobay oo saamigoodii waagay jibriir siciid jibraacin 2-…

Afar wiil reer Awdal ah oo Siilaanyo Jabuuti u dhiibay oo labo ka mid ah Koronto Nafta lagaga qaaday??

Afar wiil reer Awdal ah oo Siilaanyo Jabuuti u dhiibay oo labo ka mid ah Koronto Nafta lagaga qaaday??

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Carta-Boramacity.com-Labadii Ruux ee Jabuuti isku qarxiyay hayb ahaan waxay u kala dhasheen Hargeysa iyo gobolka Shiniile ee Itoobiya, waxay sida la sheegay muddo ku sugnaayeen Hargeysa halkaas oo laga laga ambo-baxiyay. Si loo raad-gado waxa labadii qof baabuurkii ay ku safrayeen looga soo kireeyay wiil ree Boorama ah sida la…

Daawo, Video+Sawir: Iyo Sheekh Xassan Deheeye Oo Ka Hadlay Dadka Borama Laga Ugaadhsanayo Iyo Dilaalnimada Xukumada Siilaanyo

Daawo, Video+Sawir: Iyo Sheekh Xassan Deheeye Oo Ka Hadlay Dadka Borama Laga Ugaadhsanayo Iyo Dilaalnimada Xukumada Siilaanyo

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Borama-Boramacity.com-Maanta iyo Sheekh Xasan Diheeye Qudbad Xasaasi ah Nala Daawada- Ku Xidhnoow Boramacity.com…