Home » Archives by category » ANALYSIS & EVENTS (Page 3)

Maxaa Sidii Marxuum Cigaal La Iskaga Waabin La’yahay Faragalinta & Dalbalaadhsiga Djibouti!

Maxaa Sidii Marxuum Cigaal La Iskaga Waabin La’yahay Faragalinta & Dalbalaadhsiga Djibouti!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Djibouti-Boramacity.com-Maaha markii u horreysay ee madaxda xukuumadda dalka deriska ah ee Jabuuti masuulyiinta reer soomaaliland ugu yeedhaan ilaalinta ammaankeeda ,isla markaana madaxda soomaaliland ka codsadaan inay sameeyaan arrimo dhaawacaya qarannimada dalka iyo meeqaamka madaxda dalka.Jabuuti oo hadii ay walaalnimada reer soomaaliland daacad ka tahay waayo hore aqoonsan lahayd ,ayaa dhinaca…

Daawo Muuqaalka:Warbixin Xasaasi Ah Oo Laga Diyaariyay Sida Uu U Qarxiyay Hotel Maka Al-mukarama Gacan Ku Dhiigle Shabaab Ka Tirsan?

Daawo Muuqaalka:Warbixin Xasaasi Ah Oo Laga Diyaariyay Sida Uu U Qarxiyay Hotel Maka Al-mukarama Gacan Ku Dhiigle Shabaab Ka Tirsan?

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 08, 2014 muqdisho-Boramacity.com-Warbixintan oo wadata Muuqaal lagu duubay Kaamirooyinka Qarsoon ee Hotelka Makka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa muujinaya sida uu Dhagar-qaba Shabaab ka tirsan uu ufuliyay Qaraxa lala damacsanaa in Dad badan lagu waxyeeleeyo Hadaba hoos ka daaw Ref: Cadceednews.com Ku Xidhnoow Boramacity,,,…

Mucaaradka Kenya oo ku baaqay in Ciidamada Kenya laga soo saaro Somalia!!

Mucaaradka Kenya oo ku baaqay in Ciidamada Kenya laga soo saaro Somalia!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Talaado, July 08, 2014-Boramacity.com — Hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka Kenya ayaa ugu baaqay xukuumadda Isniintii shalay inay ciidamada Kenya laga soo saaro Somalia, kaddib markii Al-shabaab ay dalkaas ku qaaday weerarro uu dhiig badan ku daatay. Raila Amolo Odinga ayaa ka sheegay banaanbaxa inaan la aqbali karin in shacabka Kenya dhiiggooda…

Taarikhda Boqortooyaddii Ajuuraan Ee Ka Talin Jirtay Somalia Qarniyaddii 12 aad & 18aad!!

Taarikhda Boqortooyaddii Ajuuraan Ee Ka Talin Jirtay Somalia Qarniyaddii 12 aad & 18aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Hargaysa-Boramacity.com-Akhristayaal ma og-tahay inay soomaalidi lahaan jirtay quwaad aad u weyn oo kazoo talin jirtay dhulka geeska Africa iyaado lahayd ciidamada fardaha iyo waliba quwad miletery waxaana ay ahaayeen boqortooyooyin muslim ah oo dhulka soomaaliyeed ka dhisay goobo taarikhi ah . Taariikhda Boqortooyadii Ajuuraan)Sida aan ka war hayno Soomaliya waxaa…

Tarsan Oo ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Somalia

Tarsan Oo ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Somalia

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Sabti, July 05, 2014-Boramacity.com — Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Max’uud Axmed Nuur Tarsan oo ku sugan Magaalada London ee dalka Ingriiska ayaa markii ugu horreysay tan iyo markii xilka laga qaaday ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo. Tarsan ayaa shaki-geliyay inay waajibaadyadooda gutaan wasiirrada iyo xildhibaannada dowladda hadda…

Daawasho Haboon Barnaamijka Waayaha Qurbaha iyo Suxufi Abroone oo Ku Martiah

Daawasho Haboon Barnaamijka Waayaha Qurbaha iyo Suxufi Abroone oo Ku Martiah

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

London-Boramacity.com-Nala Daawada Barnaamijka Waayaha Qurbaha Oo uu Doorkan Marti Ku Yahay Suxufi Abroone, Waxaana Looga Hadlayaa Raadraaca Afka Guunka ah ee Soomaaliga Waxaana Soo Jeedinaya Md Faisal Miicaad Daawasho Haboon- Ku Xidhnoow Boramacity.com…

Ururka IGAD oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Somalia, Jabuuti iyo Kenya!!

Ururka IGAD oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Somalia, Jabuuti iyo Kenya!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Isniin, May 26, 2014-Boramacity.com — Urur-goboleedka ay ku mideysan yihiin dalalka ku yaalla Bariga Afrika ee IGAD ayaa si adag u cambaareeyay qaraxyo siyaabo kala duwan uga dhacay Soomaaliya, Jabuuti iyo Kenya, kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan. Xoghayaha guud ee IGAD, Maxbuub Macallim ayaa sheegay in weerarradan oo…

Tirada Dadkii ku dhintay Qaraxii Habeen hore ka dhacay Jabuuti oo korortay!!

Tirada Dadkii ku dhintay Qaraxii Habeen hore ka dhacay Jabuuti oo korortay!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

in, May 26, 2014-Boramacity.com — Warar kasoo baxaya qaraxii ka dhacay maqaayadda La Chaumiere oo ku taalla magaalada Jabuuti habeen hore ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay ay gaarayaan 20-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen 15-qof oo kale, sida ay baahisa wakaaladda wararka AFP. Iyadoo lasoo xiganayo wasiirka arrimaha gudaha…

Turkiga oo buxiyey kaalin ay Soomaalidu aad ugu baahneyd,

Turkiga oo buxiyey kaalin ay Soomaalidu aad ugu baahneyd,

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Mogadishu-Boramacity.com-Dowladda aanu walaalaha Nahay ee Turkiga oo inta badana taagero hiil iyo hooba ah la garab taagan Soomaaliya ayaa waxaa ay Tababro siisaa dhalinyaro loogu tala galay in Mustaqbalka dhow ay noqdaan Ciidamada Cirka SOomaaliya (Somali Air Force) Dhalinyaradan oo waxbarasho ay uga socoto Turkiga ayaa lasoo bandhigay hanaankooda haboon…

Daawasho Haboon: 18 May Halkay Kaga Jirtaa Taariikhda Faca Weyn Ee Reer Adal Waa Su’aal Da’weyn iyo Dooda Maanta

Daawasho Haboon: 18 May Halkay Kaga Jirtaa Taariikhda Faca Weyn Ee Reer Adal Waa Su’aal Da’weyn iyo Dooda Maanta

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Edmenton-Boramacity.com-Daawasho Haboon Dood Looga Hadlayo 18 May iyo Waxa Looga Yaqaan Gobolada Awdal State Ku Xidhnoow Boramacity.com…