Home » Archives by category » ANALYSIS & EVENTS (Page 76)

Isku Shaandhayn Lagu sameeyay Kastamka Borama

Isku Shaandhayn Lagu sameeyay Kastamka Borama

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Boorama (BCN) — iskushaandhayn lagu sameeyey kastama magaalada Boorama ,ayaa asaaradda maaliyadda ee soomaaliland waxay isbedel ku samaysay maamulkii kastamka Boorama,iyadoo lagusooa beddelay masuulyiin cusub .   Iskushaandhayntan amam isku beddelkan lagu sameeyey kastamka Boorama ayaan lagu caddayn meesha loo beddelay masuulyiintii hore ee kastamka ,iyadoo maamulka cusub ee losoo…

Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Warbixiyey Natiijadii Kulankii Uu Dubai Kula Yeeshay Sh. Shariif, Madaxbanaanida S/land Ku Sifeeyey Mid Aan La Loodin Karin

Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Warbixiyey Natiijadii Kulankii Uu Dubai Kula Yeeshay Sh. Shariif, Madaxbanaanida S/land Ku Sifeeyey Mid Aan La Loodin Karin

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

“Wuxuu Shirkaasi Inoo Tarayaa Inay Somaliland, Sh. Shariif Iyo Cid Kasta U Caddayso Mawqifkooda Iyo Gooni Isu Taagooda” Berbera, (BCN) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka warbixiyey kulankii uu Magaalada Dubai ee Isku taga Imaaraadka Carabta kula yeeshay Madaxwaynaha dawladda TFG-da ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed,…

Haween Laga sii Daayey Xabsiga Gabiley oo ka Xog-warramay Duruufahooda iyo Tacadiyo Lagula Kacay

Haween Laga sii Daayey Xabsiga Gabiley oo ka Xog-warramay Duruufahooda iyo Tacadiyo Lagula Kacay

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Waxa khalad iyo gef ah in dadka maxaabiista ah lagula kaco tacadi iyo dulmi, isla markaana lagu hayo goobo nadaafad ahaan iyo nolol ahaanba aad u liita “Lugahan aan ka kici kari la’ahay waxa sabab u ah duruufihii adkaa ee xabsiga nagu helay iyo dumarka askarta ah oo suun faraha…

Golaha Guurtida Oo Iswaydiinaaya Meesha Uu Ku Danbeeyay Xoghayihii Golohaasi C/laahi Dheere Kana hadlay arimo xasaasiya Golaha dhexdiisa

Golaha Guurtida Oo Iswaydiinaaya Meesha Uu Ku Danbeeyay Xoghayihii Golohaasi C/laahi Dheere Kana hadlay arimo xasaasiya Golaha dhexdiisa

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Boorama ( BCN,Golaha guurtida soom aaliland ayaa fadhigiisii shalay wax iska weydiiyey meesha uu ku dambeeyey iyo halka uu shaqadii golahaais kaga maqanyahay xoghayihii Golaha Guurtida soomaliland C/laahi Ibraahim Habane C/laahi dheere,kaasoo indhawaleba an kasooa daahirin shaqada golahaasi .Xubin ka tirsan golaha Guurtida lana yidhaa Xirsi Ciise Jaamac,ayaa hadal uu…

Danjirihii Hore Ee Dawlada Maraykanka Ee Dalka Itoobiya Oo Ka Hadlay Wadahadala Somalia iyo Somaliland

Danjirihii Hore Ee Dawlada Maraykanka Ee Dalka Itoobiya Oo Ka Hadlay Wadahadala Somalia iyo Somaliland

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Hargeysa (BCN) July 2,2012 – Danjirihii hore ee dawlada Maraykanka u fadhiyey dalka Itoobiya Mr David Shinn ayaa soo dhaweeyay wada-hadalada u bilaabmay Somaliland iyo dawlada ku meel-gaadhka ah ee Somaliya, waxayna ku tilmaantay kuwo meesha ka saaraya isfaham la’aan muddo dheer dhex taalay labada dal. Danjiraha dawlada Maraykanka u…