Home » Archives by category » DAILY AWDAL STATE NEWS (Page 103)

Seefta Isbedelka Maaliyadda oo sahayatay Maamuladdii Kastamadda Boorama, Saylac iyo Lughaya

Seefta Isbedelka Maaliyadda oo sahayatay Maamuladdii Kastamadda Boorama, Saylac iyo Lughaya

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Waxa soo baxay Dakhli ka badan 4% odoroskii Miisaaniyadda ee la filayay lix biloodkan dhamaaday Hargeysa(BCN) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale ayaa shalay bedelay Maamuladdii Kastamada Boorame Saylac iyo Lughaya ee goboladda Awdal iyo Salal, iyadoo Odoroskii dakhligii Lix biloodka ee la filayay 4% in ka badani soo baxday.…

Xaalada Somalia oo laga deyrinaayo

Xaalada Somalia oo laga deyrinaayo

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Hay’adda badbaadinta dhallaanka ee Save the Children ayaa sheegtey in gobollada dhexe iyo koonfureed ee Somalia ay soo food-saartey xaalad xun iyadoo aanay dadku helin roobab ku filan. Hay’adda ayaa ka digtey in in dagaallada iyo roob la’anta ay sii xumeynayaan xaaladda dadka ka soo kabanaayey macluushii ba’neyd ee sanad…

Wasiir ku Xigeenka Waxbarashada oo kormeer Qiimayna ku soo sameyayIimtixanada Borama

Wasiir ku Xigeenka Waxbarashada oo kormeer Qiimayna ku soo sameyayIimtixanada Borama

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Wasiir ku xigeenka waxbaashada somaliland Cali Xaamud Jibriil ayaa waxa kormeer hawleed ku soo maray ardayda imtixaanaadka shahaadiga maraysa ee dugdiyada sare oo hada u ku dhawyahay gabo-gabo…

Gudiga Abaaraha Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Deegaanada Fiqi-adan iyo Sh.awaare

Gudiga Abaaraha Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Deegaanada Fiqi-adan iyo Sh.awaare

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Gudiga abaaraha ee gobolada awdal iyo selel ayaa waxay deeq raashin gaadhsiiyay degmooyinka fiqi-adan iyo sheekh awaare,halkaas oo dhawaan abaar baahsani ku habsatey dhawaan ,…

G/ waxbarashad ee Gobolka Awdal oo kormeer ku soo Sameeyay Deeganka Boon iyo Qulunjeed

G/ waxbarashad ee Gobolka Awdal oo kormeer ku soo Sameeyay Deeganka Boon iyo Qulunjeed

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka awdal oo kormeer ku maray degmooyinka quljeed iyo boon , waxana uu soo indha indheeyay ardayda maraysa imtixaanaadka shahaadiga ee dugsiga sare iyo dhexe…

Xeradii Difaaca Ciidanka Badda Berbera oo la kala Iibsaday iyo Dawladda Hoose ee Berbera oo bud-dhig u ah iyo masuuliyiin ay Galaafatay

Xeradii Difaaca Ciidanka Badda Berbera oo la kala Iibsaday iyo Dawladda Hoose ee Berbera oo bud-dhig u ah iyo masuuliyiin ay Galaafatay

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Waxa loo xidhay madaxii Dhulka Berbera iyo shaqaale kale oo cagacagaf ku dumiyay dhismayaashii Xerada Berbera(BCN) Xeradii Ciidanka Difaaca Badda Berbera ee BBC-da agteeda ayaa lagu soo waramayaa in ay kala Iibsadeen Ganacsade reer Somaliland ah iyo qaar ka tirsan masuuliyiin wakhtiyo kala duwan xilal ka soo qabtay Dawladda Hoose…

Magaalada Quljeed oo laga dhisay Xarun Dawladeed

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS
Page 103 of 103« First‹ Previous101102103