Home » Archives by category » DAILY AWDAL STATE NEWS (Page 2)

Ogaysiis Ku Socda Jaaliyada Reer Edmonton,Alberta Oo Ku Saabsan Gurmadka Abaaraha

Ogaysiis Ku Socda Jaaliyada Reer Edmonton,Alberta Oo Ku Saabsan Gurmadka Abaaraha

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Ololaha Gargaarka Abaaraha Awdal, Dhamaan dadka degan magaalada Edmonton iyo guud Ahaan Alberta waxa la ogaysiinaya Ololaha gargaarka abaaraha Awdal oo lagu qaban doono magaalada Edmonton. Abaarahan oo soo socday mudo labo sanadood ahi waxa ku dhamaaday dhamaan xoolihi dadka reer miyigu dhaqanayeen , waxaana hadda soo barakacay dadkii degaanadaas…

Daawo Sawirada Aas Heer Qaran Ah Oo Loo Sameeyay Xildhibaanad Saado Cali Warsame

Daawo Sawirada Aas Heer Qaran Ah Oo Loo Sameeyay Xildhibaanad Saado Cali Warsame

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 24, 2014 Muqdisho-Boramacity.com – Allaha u naxariistee Waxaa maanta si heeer qaran ah lagu aasay magaalada muqdisho Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo shalay kooxo hubeesan ku toogteen agagaarka Hotelka Ampasador ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo R/Wasaaraha ayaa ka qeyb galay Janaaso lagula tukaday Masjidka Madaxtooyada Meydka…

DEG DEG: Xildhibaan Saado Cali Warsame Oo Dablay Hubsani Ku Dileen Muqdisho

DEG DEG: Xildhibaan Saado Cali Warsame Oo Dablay Hubsani Ku Dileen Muqdisho

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 23, 2014 Muqdisho-Boramacity.com – Allaha u naxariistee waxaa daqiiqado yar kahor magaalada Mudisho lagu dilay Xilhibaanad Saado Cali Warsame oo katirsaneed Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale aheed fanaanad caan ah oo si weyn looga yaqaanay Dalka iyo Dibada. Xildhibaanada ayaa lagu dilay agagaarka Hotelka Ampasadoor ee kuyaala Laamiga Maka Al-Mukarama…

Maraykanka oo ka digey ammaanka garoomada diyaaradaha ee dalka Kenya??

Maraykanka oo ka digey ammaanka garoomada diyaaradaha ee dalka Kenya??

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Talaado, July 22, 2014-Boramacity.com — Hay’adda maamusha duulimaadyada madaniga ah ee Maraykanka (FAA) ayaa dalka Kenya ku dartay liiska dalalka halista ah ee shirkadaha duulimaadka Maraykanku aanay ka shaqeyn karin. Dalka Itoobiya ayaa sidoo kale qayb ka ah dalalka laga digey iyadoo Soomaaliyana uu weli safka hore kaga jiro wadamada…

Telefishinka Ukraine Oo Soo Bandhigay Muuqaalo Muujinaya Gantaaladii Lagu Riday Diyaaradii Malaysia Airlines!!

Telefishinka Ukraine Oo Soo Bandhigay Muuqaalo Muujinaya Gantaaladii Lagu Riday Diyaaradii Malaysia Airlines!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 20, 2-14 London-Boramacity.com– Telefishinka qaranka dalka Ukraine ayaa shaaciyay muuqaalo muujinaya qaar ka mid ah Sawaariiqda ama gantaalada lagu riday Diyaaradii reer Malaysia oo sababsatay nolasha dad lagu sheegay ku dhawaad 300 oo qof una badnaa Hollandes. Ridista Diyaaradaan oo buuq fara badan dhalisay waxaa durbadiiba goobtii lagu soo…

Duqaymaha Israa’iil oo wali ku socda Gaza iyo Tirada dhimashada oo korortay?

Duqaymaha Israa’iil oo wali ku socda Gaza iyo Tirada dhimashada oo korortay?

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Jimco, July 18, 2014-Boramacity.com — Ra’iisul wasaaraha Yuhuudda Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in ciidamadooda ay ballaarin doonaan dagaalka ay kula jiraan ururka Xamaas, iyadoo ay sii kordhayso tirada dadkii ku geeriyooday duqaymihii ugu danbeeyay ee ay Israel qaadday. “Ma doonaynno inaan laynno dad shacab ah, balse Xammaas waa urur argagaxiso…

Safiirka Cusub Ee Soomaaliya U Magacaabtey Dalka Maraykanka Cumar Cabdirashiid Oo Lakulmay Madaxwayne Obama

Safiirka Cusub Ee Soomaaliya U Magacaabtey Dalka Maraykanka Cumar Cabdirashiid Oo Lakulmay Madaxwayne Obama

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 15, 2014 New york-Boramacity.com – Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacaabtey dalka Maraykanka Cumar Cabdirashiid Cali ayaa gaarey magaalada Washington DC sida lagu sheegay war ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, waxaana si rasmi Madaxweyne Barack Obama u guddoomey (Oggolaadey) waraaqaha safiirnimo ee Cumar Cabdirashiid Wasaaradda Arrimaha…

Warar Qubana Ah + Sawirka Maanta!!

Warar Qubana Ah + Sawirka Maanta!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Mogadishu-Boramacity.com-Kooxo hubeysnaa oo si xun Magaalada Kismaayo ugu dhex Kharijiyay Sargaal caan ka ahaa Magaaladaasi. Warka naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in Koox Bastoolado ku hubeeysnaa ayaa habeennimadii xalay toogteen Sargaal ka tirsan Maleeshiyada Raas kambooni ee Magaalada Kismaayo. Wararku waxa ay sheegayaan in Sargaalka la dilay uu…

Dowlada Ingiriiska Oo Digniin U Jeedisay Ethiopia

Dowlada Ingiriiska Oo Digniin U Jeedisay Ethiopia

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 10,2014 London-Boramacity.com-Dowladda Ingiriiska oo Digniin u jeediyey Dawladda Ethiopia London (SLpost)- Dawladda Ingiriiska, ayaa Itoobiya kala hadashay isla markaana u jeediysay inay dignoonaan dheeri ka yeeshaan faro-gelin lagu sameeyo xoriyadda iyo bad-baada nolosha hoggaamiyaha mucaaradka ugu tunka weyn Itoobiya oo dhawaan loo gacan-geliyey dalkaas, ka dib markii laga mastaafuriyey…

Golaha Wasiiradda Somaliya Oo Maanta Is Ku Raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu Go’aan Ka Gaadho Cida Qaadanaysa Basaboorka Diblomaasiga

Golaha Wasiiradda Somaliya Oo Maanta Is Ku Raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu Go’aan Ka Gaadho Cida Qaadanaysa Basaboorka Diblomaasiga

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

July 10,2014 Muqdisho-Boramacity.com–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka, iyadoo goluhu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen magacaabista Wasiirka amniga Qaranka iyo Taliyayaasha Ciidamadda Booliska iyo Nabad-sugidda…