Home » Archives by category » DAILY AWDAL STATE NEWS (Page 3)

Mucaaradka Kenya oo ku baaqay in Ciidamada Kenya laga soo saaro Somalia!!

Mucaaradka Kenya oo ku baaqay in Ciidamada Kenya laga soo saaro Somalia!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Talaado, July 08, 2014-Boramacity.com — Hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka Kenya ayaa ugu baaqay xukuumadda Isniintii shalay inay ciidamada Kenya laga soo saaro Somalia, kaddib markii Al-shabaab ay dalkaas ku qaaday weerarro uu dhiig badan ku daatay. Raila Amolo Odinga ayaa ka sheegay banaanbaxa inaan la aqbali karin in shacabka Kenya dhiiggooda…

Musyoka oo Shaaciyay in Ciidamada Kenya ay Soomaaliya ka wadaan Ganacsi ??

Musyoka oo Shaaciyay in Ciidamada Kenya ay Soomaaliya ka wadaan Ganacsi ??

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Talaado, July 08, 2014-Boramacity.com — Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya oo ka mid ah mas’uuliyiinta mucaaradka Kenya ee CORD, Steve Kalonzo Musyoka ayaa daboolka ka qaaday in saraakiil ciidamada Kenya ee Somalia ku sugan ay halkaas ka wadaan ganacsi sharci-darro ah. Musyoka ayaa xusay in saraakiisha sare ee ciidamada…

Qarax Ismiidaamin ah oo lagu Weeraray Baarlamaanka

Qarax Ismiidaamin ah oo lagu Weeraray Baarlamaanka

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Sabti, July 05, 2014-Boramacity.com — Ugu yaraan shan qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen ciidan ilaalo ka ahaa baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhintay weerar is-miidaamin ahaa oo lagu qaaday xarunta baarlaamanka Soomaaliya, iyadoo ay ku dhaawacmeen 11-qof oo kale. Weerarkan oo ahaa mid loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa…

Daawasho Haboon Barnaamijka Waayaha Qurbaha iyo Suxufi Abroone oo Ku Martiah

Daawasho Haboon Barnaamijka Waayaha Qurbaha iyo Suxufi Abroone oo Ku Martiah

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

London-Boramacity.com-Nala Daawada Barnaamijka Waayaha Qurbaha Oo uu Doorkan Marti Ku Yahay Suxufi Abroone, Waxaana Looga Hadlayaa Raadraaca Afka Guunka ah ee Soomaaliga Waxaana Soo Jeedinaya Md Faisal Miicaad Daawasho Haboon- Ku Xidhnoow Boramacity.com…

Ururka IGAD oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Somalia, Jabuuti iyo Kenya!!

Ururka IGAD oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Somalia, Jabuuti iyo Kenya!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Isniin, May 26, 2014-Boramacity.com — Urur-goboleedka ay ku mideysan yihiin dalalka ku yaalla Bariga Afrika ee IGAD ayaa si adag u cambaareeyay qaraxyo siyaabo kala duwan uga dhacay Soomaaliya, Jabuuti iyo Kenya, kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan. Xoghayaha guud ee IGAD, Maxbuub Macallim ayaa sheegay in weerarradan oo…

Daawasho Haboon Ciyaaraha Sayliciga & Dugsiga Lagu Barto Ee Degmada Borama

Daawasho Haboon Ciyaaraha Sayliciga & Dugsiga Lagu Barto Ee Degmada Borama

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Borama-Tawn-Boramacity.com- Daawsho Haboon Dugsiga Lagu Barto Ciyaar Dhaqameedka Sayliciga ee Degmada Borama Gobolka Awdal Somalia- Ku Xidhnoow Boramacity.com,,…

Raysalwasaare Cabdiweli oo booqasho ku tegey magaalada Marka ee Shabeelada Hoose

Raysalwasaare Cabdiweli oo booqasho ku tegey magaalada Marka ee Shabeelada Hoose

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Marka-Boramacity.com-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar shaqo ku tegay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa soo dhaweeyay maamulka gobolka, Wasiirro, Xildhibaano iyo saraakiisha Ciidamadda Dawladda, AMISOM iyo qaybaha bulshada ee degmada Marka. Soo dhawaynta…

Waxa Jira Dad Ku Nool Deegaanka Taleex Oo Aan ‘Marnaba Doonayn Inay Ka Mid Noqdaan Somaliland Ama Puntland,

Waxa Jira Dad Ku Nool Deegaanka Taleex Oo Aan ‘Marnaba Doonayn Inay Ka Mid Noqdaan Somaliland Ama Puntland,

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

April 28, 2014-Arabsiyo-Boramacity.com– Ergayga Qaramada U Qaabilsa Wadanka Somaliya Mr Nickalos Kay Ayaa Shaaca Ka Qaaday Inuu Door Muhiim Ah Ka Qaatay Sidii Ay Ciidanka Somaliland Uga Soo Bixi Lahayeen Magaalada Taleex Ee Xuduudka Ay Wadaagaan Maamul Goboladeeka Putland Iyo Wadanka Somaliland. Mr Nickalos ayaa bayaamiyey inuu khadka taleefanka kula…

Nicholas Kay Oo Cambaareeyay Dilalka Xubnaha Baarlamaanka Ka Tirsan iyo Wariyaasha

Nicholas Kay Oo Cambaareeyay Dilalka Xubnaha Baarlamaanka Ka Tirsan iyo Wariyaasha

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Apr 21. 2014 Muqdisho-Boramacity.com– Ergyaga Gaarka ah ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay dilka loo gaystay Abdiasiss Issaq Mural oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed iyo Marxuum Isaaq oo saaka lagu dilay magaalada Muqdisho. “Mursal waa mudanahii labaad ee lagu dilo Muqdisho in ka yar…

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Qarax Lagu Dilay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Qarax Lagu Dilay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somalia

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

April 21, 2014 Muqdisho-Boramacity.com– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo maanta Qarax lala beegsaday isaga iyo gaarigiisa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri…