Home » Archives by category » OPINIONS & ARTICLES

Dharaarihii Tilmaannaa Q- 42-aad

Dharaarihii Tilmaannaa Q- 42-aad

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Dix Gudban-Boramacity.com-Berigaas waxaa maalin welba magaalada Borama iman jiray diyaarad yar oo gaalo la socoto kuwaas baan u dhiibnaa waraaqaha iyo mashaariicda aan dalbaneyno in wax la nagala qabto. Runtii waxa aan wakhtigaas aad u xasuustaa wafti ay la socotay Adna Aadan oo United Nation Mission ahaa oo yimmid magaalada…

Dharaarihii Tilmaannaa Q-41-aad

Dharaarihii Tilmaannaa Q-41-aad

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Sharlaga-naadi-Boramacity.com-Aw Muxumed Xassan AUN waxa uu na siiyey furihii hoolka weyn ee huteelka Harowo oo ku yaalla baramaha magaalada Borama dabadeed waxa aan u guntaney in aan hoolkii ka shaqeyno qurxintiisii iyo qalabeyntiisii sidaas darteed nin ay walaalo ahaayeen gabyaagii weynaa ee la odhan jirey Nuur Bucul oo magiciisa la…

Dharaarihii Tilmaannaa Q- 40-aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Q- 40-aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Buurta Saw-Boramacity.com-Haddaba halkaas marka ay mareyso ayaa aniga (Cabdiraxmaan Cabdillaahi Jimcaale) iyo Ismaaciil Muumin Aar si aan fekerkaygii u billowno waxa aan nidhi “Waar heedhe haddii aynu sammeyneyno urur Samafal NGO waxaa inala gudboon amma haboon in aan ka digtoonnaano waxyaabaha dadkeena dareenkooda iyo shucuurtooda kicinnaya”. Taas waxa aan u…

Dharaarihii Tilmaannaa: Qormaddii 38aad.

Dharaarihii Tilmaannaa: Qormaddii 38aad.

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

“Xasuustii Prof. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Jimcaale London 2013″. Siimoodi-Boramacity.com-Raggaas aqoonyahanada ah ee reer Hargeysa waxa ay berigaas fadhiisan jireen guri fiilo weyn ah oo wakhtiga gallabtii ay isugu iman jireen dabadeed maalintaas aan u tagneyba waxa markii aan qadayney ku nidhi waar bal horta magaalada nagu soo wareejiya, magaaladii Hargeysa oo…

Ayaan Darane ” Abuu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii ”

Ayaan Darane ” Abuu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii ”

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

HORDHAC:- Mombasa-Boramacity.com-Waxaan qormadaan oo ay xigi doonaan kuwo kale – in shaa Allaah- kaga sheekayn doonaa nin ayaan darane ahaa, taarikhduna ku xustay danbiyadii uu galay iyo sidii xumayd ee uu uga galbaday dunida, waxayna tusaale iyo waano u tahay dad badan oo qaadaya dariiqaas oo kale hadiiba ay waano…

Dharaarihii Tilmaannaa Q-37aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Q-37aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

“Xasuustii Prof: Cabdirahman Cabdulahi Jimcaale London 2013” Wajaale-Boramacity.com-Hadaba marka ay halkaas mareyso oo aan ku tashaney in aan odayaasha reer Awdal ee mudakarka iyo muxtarimka isugu jiray aan kala shaqeyno nabadeynta si ay noogu hirgelaan hawlahayagu misna ummadda aan wax fiican ugu qabano ayaa waxa dhacdey bishii July sannadkii 1991-kii…

Qaar ka mid ah Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka (Some of the scientific truths of Islam) Part 1

Qaar ka mid ah Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka (Some of the scientific truths of Islam) Part 1

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Boramacity.com-Waxaan qormadaan u hibeeyey kuna xasuusanayaa shiikheennii qaaliga ahaa Cabdulqaadir Nuur Faarax (Gacamey), shiikhii axaadiista ee Soomaaliya iyo Sh.Axmed Cabdiraxmaan. ILAAHEY naxariistii janno ha siiyo. 1: Afeef Isaga oo kaalmaysanaya awoodda Alle ee weyn, wuxuu qoraagu isku deyeyaa in uu muujiyo in Qur’aanka Kariimku uusan ahayn kitaab cibaado oo keliya…

Sooyaalka Taariikheed Ee Jabhadii Xaq-Udirirka Ahayd Ee Horyaal Q-2AAD

Sooyaalka Taariikheed Ee Jabhadii Xaq-Udirirka Ahayd Ee Horyaal Q-2AAD

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Jamhadii Horyaal Q-2AAD Aloog-Boramacity.com-markaan soo qaato axdi qarameedkii burco ilaa kii boorama ee lagu dhisay dawlada hada jirta ee wax lagu qabtay reer magta wada bixiya in ay helaansaamigii lahaa oo ah xildhibaanada iyo guurtida masse dhicinhadaba waxa beesha samaroon ka beer daroobay oo saamigoodii waagay jibriir siciid jibraacin 2-…

Maxaa Sidii Marxuum Cigaal La Iskaga Waabin La’yahay Faragalinta & Dalbalaadhsiga Djibouti!

Maxaa Sidii Marxuum Cigaal La Iskaga Waabin La’yahay Faragalinta & Dalbalaadhsiga Djibouti!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Djibouti-Boramacity.com-Maaha markii u horreysay ee madaxda xukuumadda dalka deriska ah ee Jabuuti masuulyiinta reer soomaaliland ugu yeedhaan ilaalinta ammaankeeda ,isla markaana madaxda soomaaliland ka codsadaan inay sameeyaan arrimo dhaawacaya qarannimada dalka iyo meeqaamka madaxda dalka.Jabuuti oo hadii ay walaalnimada reer soomaaliland daacad ka tahay waayo hore aqoonsan lahayd ,ayaa dhinaca…

Taarikhda Boqortooyaddii Ajuuraan Ee Ka Talin Jirtay Somalia Qarniyaddii 12 aad & 18aad!!

Taarikhda Boqortooyaddii Ajuuraan Ee Ka Talin Jirtay Somalia Qarniyaddii 12 aad & 18aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Hargaysa-Boramacity.com-Akhristayaal ma og-tahay inay soomaalidi lahaan jirtay quwaad aad u weyn oo kazoo talin jirtay dhulka geeska Africa iyaado lahayd ciidamada fardaha iyo waliba quwad miletery waxaana ay ahaayeen boqortooyooyin muslim ah oo dhulka soomaaliyeed ka dhisay goobo taarikhi ah . Taariikhda Boqortooyadii Ajuuraan)Sida aan ka war hayno Soomaliya waxaa…

Page 1 of 46123Next ›Last »