Home » Archives by category » OPINIONS & ARTICLES (Page 2)

Ku Celin: Hadaan Qirto Ma Qiyaamahaa Dhici Part Two

Ku Celin: Hadaan Qirto Ma Qiyaamahaa Dhici Part Two

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Dharwanaaje-Boramacity.com-Tawraddii Barakaysnayd ee Saldanadii Adal ee Hormuudk u ahayd Amiiradihii Faraha Badnaa ee ka jirayay geeska afrika. Mayalkana ay u hayeen Ummad Si Wacan ujarabaxsan. ayaa maantana waxaa caddaaladii loogu dhiibay ‘Awr Cun iyo Reeryo Cun, Musuq-Maasuqa iyo jawrfalka ka imanaya kuwii xaqsoorka iyo xeer ilaalinta lagu aaminay ayuu ka…

Wariye Colombo”Ma Maanta ayey gaareen Kenya iyo Ethiopia iney Soomaalida Albaabada ka xirtaan

Wariye Colombo”Ma Maanta ayey gaareen Kenya iyo Ethiopia iney Soomaalida Albaabada ka xirtaan

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Mogadishu-Boramacity.com-Berigii Umada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto ay Raadineysey Xoriyada ayaa Heesaha Guubaabada ee ay isu jiibin jireen sida aan maqley waxaa ka mid aheyd heestan. Waxa aan la Ooyayaa oo Ilmadu iiga Qubaneysaa waxaan ahey Nin la Adoonsadeyoo Aqtiyaarka loo Diidee. Walaalayaal waxaa sida Erayada ka muuqda aan…

Faalo Xiiso Badan: Cayilka oo Faro Ba’an Ku Haya Ciidammada AMISOM!!

Faalo Xiiso Badan: Cayilka oo Faro Ba’an Ku Haya Ciidammada AMISOM!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Mogadishu-Boramacity.com-“Welwel kama qabo in askartayadu ay gacanta Al-shabaab ku dhintaan ee waxaa welwel igu haya askartayada soo noqonaysa iyagoo cayil la dhaqaaqi waayay” sidaa waxaa yiri weriye u soo warrama wargeyska caanka ah ee New Vision ee ka soo baxa dalka Uganda. Cuntada: Weriyuhu wuxuu ku sheegay maqaal uu cinwaan…

Maqaal: Urugada Islii ( Eastleigh ) Anagaa Eedeeda iska Leh! oo Sabab ?!!

Maqaal: Urugada Islii ( Eastleigh ) Anagaa Eedeeda iska Leh! oo Sabab ?!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Soomaali hadaan nahay waxaan nahay bulsho ku caan baxday inay kaliya cabaadaan marka ay la kulmaan cawaaqib xumada cillado ay iyaga iyo iyaga oo qur ihi ceebaalkeeda leeyihiin, waayo waxaa na haysta dhibaatooyin kumanaan ah oo kulligood ah ASTAAMIHIIM CUDUR aan ka horteggiisa lagu mashquulsanayn. Haatan waxaa taagan raafka iyo…

A British Teacher’s Heroism Versus Al Shabab’s Barbarism

A British Teacher’s Heroism Versus Al Shabab’s Barbarism

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

London-Boramacity.com-Recently the British Dailymail carried the amazing story of a British teacher, Ray Coe, 53, who donated a kidney to his young student, a Muslim girl, Alya Ahmed Ali, 13. The story was emailed to me by a friend who also said in his email: “What would Al Shabab say…

Maxaad ka taqaan Cadowyada Muuqda iyo midka qarsoon ee ay leedahay dowladda Federaalka Soomaaliya?

Maxaad ka taqaan Cadowyada Muuqda iyo midka qarsoon ee ay leedahay dowladda Federaalka Soomaaliya?

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Waajid-Boramacity.com-Ka dib markii aan muddo badan insha ku hayey xaaladaha ay ku sugan tahay Dowladda Federaalka iyo waliba caqabadaha ka haysta dhinacyada Amniga Siyaasadda iyo la wareegidda talada Dalka,Waxaa ii soo baxday in ay Dowladdu leedahay Labo cadow oo kala daran.Labadaaasi cadow ayaa kala ah cadow muuqda iyo mid qarsoon.…

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 32aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 32aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Cadmadooni-Boramacity.com-Markana haan dib u milicsano sooyaalka taariikhda iyo sheekadii dheerayd ee uu inoo marinayey aqoonyahanka weyn ee Cabdiraxmaan Cabdillaahi Jimcaale oo aan bishii Noofembar ee sannadkii 2013-kii kula kulmey gurigiisa oo ku yaalla galbeedka magaalada London, sheekadaas oo uu kaga hadlayo burburkii dalka Soomaaliya iyo dib u dhiskii amma nabadeyntii…

Mr Boobe Ducaale Muxuu Ka Yidhi Xaalada Laanta??

Mr Boobe Ducaale Muxuu Ka Yidhi Xaalada Laanta??

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

April 1, 2014-Ilinta Bari-Boramacity.com – Sheekooyinku meel kasta oo ay ka dhacaanba si uun ayay isugu eg yihiin. Ma-hadhooyinka aynu beryahan dambe u nool nahay waxa ka mid ah sheeko-baraleyda ku aroorta hanka iyo himilada Ictiraafka ee Somaliland. Waxaad iska mooddaa in uu beryahan dambe iska noqday wax lagu dawarsado…

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 31aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 31aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Lafaciise-Boramacity.com-Col.Maxamed Maydhane Warsame oo ka mid ahaa macalimiinta Kuliyadii ciidamadda Jaalle Siyaad ee ku taallay magaalada Muqdisho ayaa markii aan xidhiidhka la sammeeyay bishii Feebarweri ee sannadka 2014 waxa aan weydiiyay sababta isaga iyo sideedii sarkaal ee Gadabuursi ay ciidamadda Itoobiya ugu hayeen xero ciidan oo ku taalla meesha la…

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 30aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 30aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Bus-Boramacity.com-Markana haan dib ugu noqono wareysiga billowga sannadkii 1991-kii saraakiisha Gadabuursi lagaga duubey meesha la yidhaahdo Farjano waxaanan jeclahay in aan ku horreeyo Col. Cabdi Cumar oo wax laga weydiiyay xurgufta siyaasadeed ee u dhaxeysa SDA iyo SNM waxaana uu Col. Cabdi ku jawaabay. Xurguftani u dhaxeysa SDA iyo SNM…