Home » Archives by category » OPINIONS & ARTICLES (Page 3)

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 29aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 29aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Wajaale-Boramacity.com-Sannadkii 2009-kii oo aan ku jirey baadhitaanka iyo raad-raaca taariikh nololeedkii Jan. Yuusuf Tallan Cali waxa aan wakhtigaas nasiib wannaag magaalada London kula kulmey dad badan oo ay Jan. Yuusuf Tallan siyaabo kala u ahaayeen saaxiibo sirta noloshoodu isku dhaweyd, dadka aad la kulmey ee aan wax ka weydiiyay taariikhda…

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 28aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 28aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Buulo-Xaar-Boramacity.com-Waraysiga taariikhiga ah ee sannadkaas 1991-kii laga duubay saraakiisha Beesha Gadabuursi iyagga oo jooga meesha la yidhaahdo Farjano oo ku taalla xadka u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya waxaa uu ahaa wareysi dhaxalgal ah oo aragtidda saraakiisha iyo hadafka hadalkoodu mideysannaa maadaama ay ka dhawaajiyeen hadal hodan ah oo xogtiisu…

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 27aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 27aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Libaaxleey-Boramacity.com-Bashiir Cali Guuleed waxa kale oo uu intaas ku darey “Markii aan tagney xaruntii Jabhadda USC nasiib xumo ma joogin Jan. Maxamed Faarax Caydiid waxaa se la nagu yidhi jidka ayuu ku soo jiraa ee iska suga dabadeed wax yar kadib Jan. Caydiid ayaa soo gallay goobtii USC, runtii anigu…

Badheedhaha Quljeednet: Gadabuursi Shir Uu Yeesho Oo Ay Gadhwadeen Ka Yihiin Inta Maanta Aaminsan In Maamulka Siilaanyo Mahdi Yahay, Muxuu Gadabuusi Usoo Kordhin Karaa?

Badheedhaha Quljeednet: Gadabuursi Shir Uu Yeesho Oo Ay Gadhwadeen Ka Yihiin Inta Maanta Aaminsan In Maamulka Siilaanyo Mahdi Yahay, Muxuu Gadabuusi Usoo Kordhin Karaa?

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Afeef:Quljeed-Boramacity.com- Qormadan Kooban Cid Gaara Kuma Durayno Laakiin Waxan ku falanqaynaynaa uun sida uu noola muuqdo shirka ay iclaamiyeen Oday Dhaqameedyada reer Awdal iyo Awoodooda iyo madax banaanidoodu halka ay gaadhsiisantahay iyo waliba bal inay uheli karaan daawo Dhaawaca Siyaasada Ka Soo Gaadhay Beelaha Gadabuursi iyo siday noola muuqato Shir…

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 26aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 26aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Agabar-Boramacity.com-Bishii Feebarweri ee sannadka 2014 waxa ii suurto gashey in aan xidhiidh dhinaca telefoonka ah la sammeeyo Col. Maxamed Maydhane Warsame oo jooga magaalada Borama waxaana uu iiga waramey ujeeddada ka dambeysay socdaalkooda “Markii uu magaalada Muqdisho dagaalkii ka qarxey ee ay ciidamadii Jabhadda USC soo galeen gudaha magaalada kadibna…

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 25aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 25aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Sharlaganaadi-Boramacity.com-Aqoonyahan Cabdiraxmaan Cabdillaahi Jimcaale waxa uu intaas ku darey “Magaalada Muqdisho markii ay ka baxeen Odayaashaas uu hoggaaminayey Sheekh Muuse Jaamac Goodaad waxa socdaalkooda iyo hadafka safarkooda ka war hellay sirdoonka dalka Itoobiya sababta oo ah madaxda Itoobiya kama raali ahayn in la qaboojiyo dagaalka Sokooye ee berigaas ka dhex…

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 24aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 24aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

London-Boramacity.com-Bartamaha sanadkii2004 waxa aan magaalada London kulan kula yeeshay Abwaan Xasan Sheekh Muumin oo markaas safar gaaban ku marayey guud ahaan dalka Ingiriiska, kulankaas waxa uu ahaa mid uu Abwaan Xasan Sheekh Muumin aad uga sheekeynayay shirka ay haldoorka reer Awdal sannadkii 1990-kii ku yeesheen magaalada Muqdisho haddaba Abwaanka oo…

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 22aad!!

Dharaarihii Tilmaannaa Qormadii 22aad!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Jinacsani-Boramacity.com-Baarlamaanka Soomaaliyeed ee maanta fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho waxa ay Beesha Dir ku leedahay 61 kursi. Beelaha Dirta Waqooyi saamiga ay ka qaateen 61 kaas kursi waa 45 kursi waxaana ay u qeybsadeen. 1. Beesha Isaaq 28 kursi 2. Beesha Gadabuursi 9 kursi 3. Beesha Ciise 8 kursi. Beelaha Dirta…

Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey Sagootis Ah.Qormada 1aad

Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey Sagootis Ah.Qormada 1aad

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

  “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac baa ka hadha, gobi u aydaaye, Waad gudatay Muusow xilkii, kula gudboonaaye, Guushii ifkiyo aakhiroba, lagu guddoonsiiye, Gol-dalooladeennii kuwii, kula gufayn waayay, Ee nolosha kugu gabay ayaa, taagan goonyaha e’, Markaad guurtay bay leeyihiin, Ina Galaaloowe, Mar haddaanad geerida horteed,…

Aragtida Qoraha: Jamhuuriyadda Beelaha Soomaaliyeed!!

Aragtida Qoraha: Jamhuuriyadda Beelaha Soomaaliyeed!!

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Taleex-Boramacity.com-Xornimo beenaadka 1960kii, ayuu hirgalay magaca JAMHUURIYADDA SOOMAALIYEED. Aqoon iyo aqoolna umaannaan lahayn waxay ka turjumaysay. Markii ciidanku xukunka marooqsaday 1969kii ka gadaal ayaa loo badalayJAMHUURIYADDA DIMOQORAADIGA SOOMAALIYEED. In kastoon DIMOQORAADINNIMO la arag, haddana, soddon sano ka dibna burburtay, jujuub, jufo iyo jabhado awgeed. Dhawaan Sirdoonka Ingiriisku wuxuu soo bandhigay warbixin uu berigaa qoray, kuna…