Awdalstate.com - Xariiradonline.com - Xariiradnews.info

Wasiirka warfaafinta Awdalstate mudane Mahdi Muuse waxii ay ka baxeen beesha dhexe ayay ku qasbayaan beelaha kale inay qasan ku dabaaldagaan maalinta sidii Octoberta
Wasiirka warfaafinta Awdalstate mudane Mahdi Muuse waxii ay ka baxeen beesha dhexe ayay ku qasbayaan beelaha kale inay qasab ku dabaaldagaan maalinta sidii Octoberta

Caaqil xoog looga qaaday microphone ka runtana u sheegay dabadhilifyadii iyo SNMtii
Caaqil xoog looga qaaday microphone ka runtana u sheegay dabadhilifyadii iyo SNMtii

Wararka aan ka helnay xarunta maamul goboleedka Awdalstate ee Boorama ayaa waxay sheegayaan in aanay ka dhicin maalintii qashinka ee maamulka Hargaysa waxaa meesha ka ka soo xaadiray dabadhilifyadii maamulaka beesha dhexe oo dheemaalka ka qaata iyo dad masaakiin ah oo loo qaybiyey lacag maalin dagaal ah si meesha loogu camirto waxaase dadka gobolka ku nooli ay guryahooda iska fadhiyeen oo aanay u soo xaadirin taasi oo ku tusinaysa sida ay shacabka reer Awdal u naceeen maamulka meeshaas ka jira,waxaana si toosa meesha uga hadlay caaqil ka mid ah caaqilada reer Awdal oo microphone ka xoog looga qaaday  isagoo cadeeyey in ay maanta tahay maalin madow  dadka reer awdalna waxaa ku waajib ah inay dadkoodii xasuustaan dadkoodii la xasuuqay  waxaa kale oo meesha ka dhex muuqday calanka Awdalstate.

Guulaha SNM ka gaadhey burburinta qowmiyada reer Awdal 22 kii sano
Guulaha SNM ka gaadhey burburinta qowmiyada reer Awdal 22 kii sano

Labaatan iyo laba sano ayaa kasoo wareegay tan iyo markii la khiyaameeyay beelaha darifyada ee woqooyiga Soomaaliya ee la bilaabay riyada dowlad SNM maamulkeeda leedahay. Bishan May 18da oo ku aadan maalinta Sabtida ayaa loo dabaaldagayaa sanad guurihii 22aad yaga oo sheeganaya guulo ay gaadheen, beelaha darifyaduna u yaqaanaan guulo ay ka gaadheen burburinta beelaha aan aheyn Isaaq.

Guulaha maamulka SNM gaadhey si aan u eegno ee loo dabaaldagayo waxa xusid mudan in aan dib u jaleecno fikradii aasaaska u aheyd dowlad maamulka ay gacanta ku heyso jabhada SNM. Qodob qodob ayaan usoo qaadan hadafyadii SNM islamarkaana dul mareynaa guulaha ay gaadheen.

An ku horeysiiyo hal ku dhagii hadafyada SNM oo saldhig u ahaa shir ay kusoo saareen qodobada hagi doona xukuumad SNM ka sameyn doonto kadib marka ay hantiyaan woqooyiga (Waa sidey hadalka u dhigeen). Waana shir dhacay 14 March 1991 oo qodobada ay gaadheena ahaayeen sir hadana la helay si loo heleyba.. U fiirso oo lasoco qodobada iyo siday u hirgaleen.

Hal-ku-dhagii shirka 14 March 1991

“Si looga hortago oo loo hubiyo mustaqbalka dadka lidiga inagu ah ee aan ahayn isaaqa(Warsangeli, Dhulbahante, Gudabiirsey iyo Dir). Hada waxaynu haysanaa fursad ah baahi aynu u qabno in aynu ka dhigno waqooyiga Soomaaliya gebi ahaantiis dhul ay ka taliyaan Reer Shiikh Isxaaq oo keliya.”

Go’aanada shirka SNM oo dhacay 14 March 1991 ayaa sidan hoos ku xusan u qornaa. Qodob qodob ayaan u bandhigi islamarkaana ku lifaaqi guulahii qodob walba laga gaadhey.

Qodobada ayaa gun-dhigoodu ahaa:

“Sidaasi daraadeed si’aynu ugu guulaysano hadafkeena cad iyo ujeedooyinka kuwaasi oo u midho dhalin doona jiilasha cusub, waxaanu dejisanay shuruudahan iyo qodoban oo ah kuwo aan la baal mari karin.”

1. Gebi ahaanba in hubka laga dhigo oo laga dheereeyo qabiilada aan ahayn Isaaq ee inala dega waqooyiga Soomaaliya. Kuwaasi oo hadii kale joojinaya, caqabadna ku noqon kara ujeedada iyo doonisteeda ah in aynu guud ahaan xukuno dhulkaasi oo idil.

Qodabkaa kor ku qoran waxa hubaal ah inuu ahaa qodobkii ugu hureynba la hir galiyay. Xasuuso odhaahdii caamka aheyd ee uu idaacadaha ka faafiyay ina Carte. Xasuuso amarkii uu bixiyay ina Carte ee ahaa iney beelaha woqooyigu u dhiibaan hubka oo dhan jabhadii SNM.

Xasuuso markey SNM baabiiyeen Dilla ka dib markey boqolaal shicib ah oo u badan waayeel rag iyo Dumar iyo caruur ey ku dileen, gubeen beerihii dadka masaakiinta ah, dhaceen tukaano iyo bakhaaraba, aaseen ceelashii ee ey guri walba galeen yaga oo ka baadhaya hub Dilla iyo agagaarkeeda.

Xasuuso boqolaalkii shicibka ahaa een hubeysneyn ee ay ku dileen Borama. Bililiqeysteen tukaanadii ay rarteena bakhaaradii. Waa markii ay guri-guri u galeen magaalada Borama yaga oo raadinaya hub ay qaateena wixii ay heleen oo dhan. Qodobkaasi wuxuu fuliyay qodobkii ahaa in hubka laga dhigo lagana qaado beelaha darifyada. Waana guul ay SNM ka gaadheen reer Awdal.

2. In aan burburino dhaqaalaha iyo Horumarka dhamaan dadka aan ahayn qabiilka Isaaq ee gobolka degan, si aanay awood ugu yeelan taasi oo ah awood maamul iyo mid ciidan.

Sida la ogsoonyahay qodaabkaa dhaqaalo burburintu hor wuxuu ka bilaamay markii ina Cigaal madaxweynaha ahaa. Waa markii uu ku amray hay’adaha samafalka iney ka guuraan Borama oo loo raro Hargeysa islamarkaana ka mamnuucey iney saldhig ha’yadi ka dhigato magaalada Borama aaney shaqana ka qaban karin gobolka Awdal.

Cunaqabateynta ayaa waxa kale oo ku jirtey in lagu calaamadeeyo gobolka Awdal waxay u bixiyeen maamulka SNM “Jiida Cas” – Red Zone. Ujeedada ka dambeysayna ay aheyd inaaney tagin dadka ajanabiga ah ee aduunweynaha ka socda si loo fahamsiiyo iney Awdal tahay meel khatar ah oon ammaan jirin.

Cuna qabataynta dhaqaale waxa kale oo ka mid ahaa yada oo dadka reer Awdal laga mamnuucey iney wax ka dhoofsadaan Lughaya iyo Saylac waxna kasoo dajistaan. Waxa lagu amrey iney dakada Berbara oo qudha la isticmaali karo. Xitaa waxa loo diidey iney wax ka dhoofsadaan dakada Jabuuti oo uga dhow Berbara. Taasina waxay aheyd in reer Awdal gabaar u noqdaan ganacsatada beesha dhexe (Customer).

Waxa taa ku darsantay in xitaa loo diido reer Awdal iney lacagtooda ku dhistaan dakada Lughaya. Ururka Ardaa bay aheyd tii xilka qaadey ee boqolaal kun oo lacag ah ay ku deeqeen reer Awdal gude iyo dibadba si loo dhiso dakad ay reer Awdal Isticmaalaan oo ay wax kasoo dajistaan kana dhoofsadaan. Waa mid aan wada ogsoonahayna iney dowlada beeleysan ee Siiraanyo xitaa is hortaagtay arimaha dakada Lughaya dhisideeda ee xilkeeda Ardaa qaadey.

Si loo cuna qabateeyo oo lagala dagaalamo reer Awdal il dhaqaale waxaan yadana ogsoonahay in xitaa lagala dagaalamayo dariiqyada isku xidhi lahaa magaalooyinka reer Awdal yada oon wada ogsoonahay in dariiqyo laga dhiso wakhti walba magaalo ilaa magaalo carriga beesha dhexe oo waliba si joogto ah loogu sameeyo daayac tir wadooyinka goboladooda iyo dagmooyinkaba. Taasina waa arintii aheyd “ Wax isku haye wax iskama hagrado…”

Taa waxa kasii daran yada oo hada sidaa aan u joogno ay socoto cunaqabateynta reer Awdal loogu talo galay iyo in gooni loo xidho dadka reer Awdal. Xasuuso dariiqa loogu magac darey “wadada Cad” waa barnaamij la jaanqaaday cunaqabateynta reer Awdal oo lagu go’doominayo. Reer ba’ayow yaa kule …

Barnaamijka dhaqaale dilka iyo cunaqabateynta reer Awdal lagu hayo lamasoo koobi karo oo intaas ayaan ku dhaafi iyo aniga oo idin xasuusinaya sida xitaa ganacsatada reer Awdal ee isticmaala dakada berbara loola dhaqmo oo waxa ka mid ah arintii Xaaji Lufaaf oo ahaa ganacsade loo diidey inuu adhigiisa ka dhoofsado berbara laguna qasbey inuu dib ula noqdo ama ka iibiyo ganacsade kasoo jeeda beesha dhexe si rakhiis ah kadibna uu dhoofsado ganacsadahaasi isaga oo labanlaab uga macaashaya … Waa arimaha xaga hore kaga taala siyaasadaha SNM oo salka ku heysa “ Naas-noojin…” Waana guul ay ka gaadheen SNM reer Awdal burburinteeda….

3. “In aynu ugu talo galno cad quudheed aan muuqan,dadka aan aheyn Isaaqa ee xukuumadeena hoos iman doona iyo golaha wasiirada taasi oo si dhaqkhso ah loo dejiyo. Tani oo ay ujeedadoodu tahay si hoos loogu dhigo dadkaasi, boosaaskooda dastuuriga ahna ay buuxiyaan dadkeenu.”

Qodobkaasi umma baahna tafaqyo tir oo waan wada ogsoonahay sida ay u dhisantahay xukuumada SNM ee Siiraanyo horjoogaha ka yahay. Waan wada ogsoonahay iney xukuumad ku sheegu tahay 90% malaha waaban yareeyee xukuumad beeleed. Waxa ku filan qoraalkeeda sawirkan bidixda oo si fiican u tusaaleynaya saami qeybsiga awooda dowladnimo. Waana guul ay ka gaadheen SNM reer Awdal burburinteeda.

5. “In loo dhiibo xilalka ciidanka xubnaha Firfircoon ee SNM, si maamulku uusan gacanteena udhaafin, sidoo kale in ciidamo dalriix ah la dulgeeyo dhamaan dhulka ay degaan beelaha aan ahayn Reer Shiikh Isxaaq, si waxwalba oo aynu doonayno ay u hirgalaan loolana socdo xarakaadkooda. In si joogto ah loo argagax geliyo laguna abuuro cabsi, qabiilada aan ahayn Isaaqa, si dhulkooda aan udegno oo u qabsano, aynuna u balaadhino dhulka Reer Shiikh Isxaaq.

Qodobkan qudhiisu uma baahna tafaasiil. 21 sanadood ciidan beeleed la dhisayay yada oo la isticmaalayo deeqda lagu helo qarafada reer galbeedka oo laga mamnuucey iney joonyad bariisa, sokor ah, caag saliid ah looga geeyo dadka reer Awdal ee abaaruhu hayaan ilaa hadadaa aan joogno ee gaajo meel walba ugu dhimanaya. Islamarkaa ciidanka la dhisey garab socoda ciidan beeleed kale oo hirgaliya arimaha dhul balaadhsiga iyo argagixis la galiyo dadka masaakiinta ah ee dagan dhulkey u dhasheen jad ilaa ka jad – abidkood daganaa.

Ciidamo beeleedkaasi waa mid aan ogsoonahay iney dul dagan yihiin dadka dhulka u dhashey ee la baro kicinayo. Waxa tusaalo u ah ciidanka dagan Ceel bardaale iyo Lughaya oo lagu tilmaamo ciidan qaran laakin ah ciidan beeleed. Waxa ku filan qodobkaa akhristow yada oo la ogsoonyahay in ciidanka lagu sheego ciidan qaran yahay 99% beesha dhexe. Saraakiishuna yihiin 99.9% beesha dhexe. Taasi wax laga hadlo male waana markhaati madoon. Waana guul ay ka gaadheen SNM reer Awdal burburinteeda.

6. “In aynu u ololeyno abuuritaanka borobogaandooyin iyo hawlo been abuur, kuwaasi oo ujeedadoo ay tahay in aynu ka hortagno in ay waxfahmaan oo yeeshaan isbaahaysi qabiilada aan ahayn Isaaqa kuwaasi oo ah, Warsangeli, Dhulbahante, oo ah dhinac iyo dhinaca kale, Gudabiirsey iyo Ciise.”

Qodobkani waa kuwa aadka ugu fuley reer SNM. Dabka iyo isku dirka ay dhexdhigeen Gadabuursi waa mid aan qarsooni laheyn. Halka maanta ay marayaan Gadabuursi oo ah iney dhexdooda isbaabiiyaan waa guul usoo hoyatay reer SNM. Qeybi oo xukun siyaasada reer SNM runtii god bey ku ridey reer Awdal. Waana nasiib daro.

Dabka iyo isku dirka ay la dhex wareegayaan Gadabursi iyo beesha Ciise yada qudheedu qarsoodi male oo waa wax lawada ogsoonyahay. Qori dable ayay SNM la dhex wareegeysaa beelaha Gadabursi iyo Ciise. Waana guul ay ka gaadheen SNM beelaha gadabuursi iyo Ciise isku dirkooda.

7. In aan ka wacyi gelino oo ka cidhibtirno fikradaha dadweynaha in SNM ay hoostimaado nabada iyo amniga waqooyiga Soomaaliya, Micnaha (In aynaan ka guurin SNM e u guurno qaab dawladeed dadkana ka dhaadhicino in aynu nahay Dawlad inagoo ku dhaqmayna nidaam hoosaadkeena SNM gumaadeynana qabiilooyinka aan Isaaq aheyn).

Subxaanallaah. Halkey martey islaam-nimadii, dadnimadii, Soomali-nimadii. Bal akhristow dib u jaleec qodobkaa SNM. Cajiib … Dadka been aan u sheegno oon nabad baa jirta ku dhawaaqno hadana aan gumaadno dadka aan aheyn Isaaq.. Cajiib .. Walee dadnimo ka dhamaatey SNM.

Xasuuso akhristow dhacdooyinkan ka dib markaad qodobkaa SNM-ta akhrido;

A). 1dii bishii January 2012 ciidamada qaranka ee Somaliland oon xidhneyn direys oo iska dhigaya maleeshiya beeleed ayaa weerarey dad reer Awdal ah oo xoolahooda la jooga. Waxay dhaawaceen laba afarna wey qaateen, xoolihiina kaxeysteen. Ilaa hada war lagama qabo meel ay ku dambeeyeen.

B). Diisambar 5dii, 2011 the maleeshiyada ”Somaliland” ayaa si gaadmo ah ugu dhacay guryahii dad masaakiin ah oo hurda. Gowaracay si waxshinimo leh u dilay. Dhacdadaasi waxay ka dhacdey Seemaal.

C). July 11dii, 2009 maleeshiyada ”Somaliland” ayaa si waxshinimo ah u diley, meydkiina qorob qorob u jarjarey ka dib markey wadada u dhaxeysa Dilla iyo Gabiley ka qafaasheen dad reer Awdal ah oo musaafuriin ah. Waa danbigii laga galay dad muwaadiniin ah ee loo diley Gadabuursibay ka dhasheen.

d). Waxa yadna jirtey laba dhacdo oo wiil yar reerkoodii laga kaxeystay ilaa hadana aan laga war qabin meel uu ku dambeeyay. Waxa isla wakhtigaa jirtey dhacdo kale oo wiil yar iyo aabihii lagu weeraray beertooda oo la diley yaga oon cidna dambi ka galin loo sobobeeyayna iney abtirsiintoodu tahay Gadabuursi.

E). Waxa islamarkaa jirta dhacdooyin dad masaakiin ah oo reer Awdal kasoo jeeda oon cidna wax u dhimin oo gardaro lagu dilay. Shuhadaasi ilaa lix qof bay ahaayeen.

Waxa nasiib daro ah inaan ilaa maanta dadka gardarada lagu dilay cidna loo hayn islamarkaa uuna jirin wax xitaa feyl ah oo loo furey.

Guul badan oo ay tirsanayaan reer SNM ayaa jirta ood moodo iney ka qarsoontahay reer Awdal. Waxa ka mid ah guul ay ka gaadheen iney caruurta reer Awdal dugsiyada loogu dhigo iney kuwii aabayaashood, awoowyaashood, adeeradood, hooyooyinkood, edooyinkood, walaaladood, ilmaadeeraddod diley ay yihiin Mujaahidiin ku noqday mujaahid dilmadooda. Waxa kale oo guulasha SNM ka mid ah dhoolotuskii ahaa in taalo laga taago Borama waa taaladii SNM ee waliba dhalintii diidey xaqdarrada lagu xidhey ee dumarna ay ku jidh dileen.

Waxa kale oo ka mid ah guusha ay gaadheen reerkaa reer SNM caga-jugleynta iyo cabudhiska ay ku hayaan dhalinteena. Jidh-dilka ay ku hayaan dhalinteena ay u xidhaan waxbaa laga sheegay dowladooda beeleysan. Xasuuso jidh-dilkii gardarada ahaa ee loo geystay suxufigii da’da yaraa isagoon waxba galabsan.

Arintii Saylac ka dhacdey ee tilmaamtay dimuqraadiyada qudmuun ee SNM mid la ilaawi karo maaha. Cadowtinimada reer SNM u hayaan Gadabuursi marnaba may qarin. Waxa taa ka markhaati ah markii doorashada ay ku guuleysteen dadka dagan Salal waakii si aan qarsoodi laheyn oo badheedha u amreen in laga tanaasulo.

Dilkii badheedh a ahaa ee ka dhacay Xariirad een ilaa maanta sida dilmooyinkii hore aan loo heyn cid u xidhan iyo feyl loo furay toona waa arimo tilmaamaya sida dhibta yar leh ee dowlada SNM ku dhameeyeen dilal loo geysto reer Awdal.

Iskusoo wada xoori;

Ayaan darida ugu weyn ee maanta dul taala reer awdal waxa weeyi yada oo maantadaa u xidhan yihiin dhalin aan tiro laheyn oo ay ka buuxaan jeelka Borama oo lagu heysto ” Qasab ku tuma..” Ku darsoo cid wali ka hadashay ma jirto caruurtaa Gadabuursi ee qabiilo ahaan loo bahdilayo. Mid kale aan ku daree waa fool xumo aan wali hore loo arag in dadkii waaweynaa daranyeeyaan dhalintooda oo ay waliba ugu draan iney u dabaal dagaan reer SNM oo u dabaaldagaya kumaankumkii ay reer Awdal ka dileen iyo dacatiga iyo cagajugleynta ay ku hayaan dhalinta reer Awdal.

Reer Awdalow bal qodobkan dib u eega ka mid ahaa qodobadii SNM go’aanada ku gaadheen een kor ku qorey; Wuxuu ahaa qodobkaasi aniga oo mar kale soo xiganaya;

‘ … si’aynu ugu guulaysano hadafkeena cad iyo ujeedooyinka kuwaasi oo u midho dhalin doona jiilasha cusub….”

Reer Awdalow reer SNM sidaas bay u dhigeen meel marinta jiilkooda. Reer Awdalow idinkuna xitaa waad ka aamusteen dhalintiina u xidhan diidmo ay diideen arinta SNM ee ah “Qasab noogu tuma…

Suleyman Cabdi Dugsiiye

Dhagayso reer Awdal maalin ayay leeyahiin intey u dabaal dagayaan maalinta beesha dhexe
Dhagayso reer Awdal maalin ayay leeyahiin intey u dabaal dagayaan maalinta beesha dhexe

wariye abdicaziiz abdilaahi iyo warbixin uu kadiyaariyay xarunta gobolka awdal ee borama
wariye abdicaziiz abdilaahi iyo warbixin uu kadiyaariyay  xarunta gobolka awdal ee borama

War Deg Deg ah Muwaadiin reer Awdal ah oo maamulka SNM ku xidheen Boorama ka dib markii ay diideen in ay 18 May u dabaal dagaan
War Deg Deg ah Muwaadiin reer Awdal ah oo maamulka SNM ku xidheen Boorama ka dib markii ay diideen in ay 18 May u dabaal dagaan

WAR-DAG-DAGA: SAAKA 7:00AM WAXAA GUUTO CIIDAN ISKU SHEEGA SNM AAY WEERAR KU QAADEEN AYAANLE SICIID OO AAY ARAGAXISO KU GALIYEEN CARUURTIISII IYO XAASKIISII OO AAY HOREBA ILMA UGA SOO RIDEEN JIDH DIL DHAAWACA U GEEYSTA IYAGOO SABAB UGA DHIGAY IN UU AWDAL STATE TAAGERSAN YAHAY KANA BAQAYEEN IN UU SABTIDA 18 MAY DAAD ISBADIL KU QAADI DOONO TAAS 00 XALAYBA DHALINTII MAGAALADU JIDAD BADAN AAY HOWSHOODII KA BILAABEEN OO AAY CABSI BADAN GALISAY SNM. ASKARTA LOO ADEEGSADEYNA AAY YIHIIN KUWII UGU DHAWAA OO U JEEDADU TAHAY LAFO MAROODI IYAGAA LA ISKU JABIYAA TAAS OO AAY KAGA XALAASHADEEN ODAYADII DHAQANKA EE MAGAALADA IN AAY KALA QEEYB QAATAAN. MARKAA DHALINEEY KA DIGTOONAADA SIYAASIGA, ASKARIGA IYO ODAY DHAQAMEEDKUBA WAA DILAALINTA SNM IN AAD GUUMEEYS AHAATAAN SHILIMO KU DOORSADAY YEEYNA DAMIIRKA IDINKA DILIN.

DIGNIIN CULUS WAXAAN U DIRAYAA DHALINTII GADABUURSI EE DHULKII JOOGTAY IN AAYNA MARNABA AAY KA GAABIN DIBNA AAYNA UGA NOQON KA SOO HORJEEDKII 18MAY OO LAGU QASBAYO XADHIGNA LAGU GALINAYO IN AAY CAGAJUGLEEYNTAA IDIN DHIIRI GALISO MOOYE YAAN MARNA LA IDIN DUUDSIIN WAXAAD XAQ U LEEDAHIIN. XADHIGAA LA XIDHAY WALAALADIINA AYEEYNA IDIN CABSI GALIN OOYNA IDINKA JOOJIN MABDA’IINII XORBAAD U TIHIIN CODKIINA HADDII AAN TALAABA ISBADIL LAGA QAADINA TAA IYO TU KADARN AYAA IDIN WADA SUGI WAXAAD TIHIIN UMADA KALIYA SOOMAALI OODHAN AAN XOR AHAYN CARADOODANA LAGU GUMEEYSTO. ILEEYSKA IYO RAJADA KALIYA EE MAANTA DALKII U HADHAY WAA DHALINTEE ILLAAHOOW NOO BADBAADI CADOWGA KA INDHASAAB

Madaxwayne Kuxigeenka Awdal State Mudane Abdiraxman Oo Safar Shaqo Ugu Anbabaxay Xarunta Midawga Yurub Ee Buruxsel Iyo Barlamanka Midowga Yurub Oo Casuumay
Madaxwayne Kuxigeenka Awdal State Mudane Abdiraxman Oo Safar Shaqo Ugu Anbabaxay Xarunta Midawga Yurub Ee Buruxsel Iyo Barlamanka Midowga Yurub Oo Casuumay

madaxwayne kuxigeenka awdal state mudane abdiraxman abdilaahi ayaa safarshaqo ugu anbab  baxay xarunta midowga yurub ee buruxsel halkaasi oo uu kahelay casuumay casuumadan ayaa ah xogwayraysi iyo bayaamin ujeedada iyo hadafka siyaasadeed ee maamulka awdalstate midowga yurub ayaa baryahan danbaba fiiro gaara u lahaa kacdoonka kajira gobolada waqooyi iyaga oo sigaara isha ugu hayay ku dhawaaqistii maamul goboleedka awdal state

xubin kamida barlamaanka midowga yurub ayaa hordhigtay bishii aan soodhaafnay ee abril dakamoontari aay diyaariyeen muwadiniin reer awdal state ah oo aay kadaacad  tahay sidii aay xal ugu helilahayeen xaqiijinta mustaqbalka dadyowga ku dhaqan awdal salal iyo gebiley xubintan hordhigtay dakamontareyga barlamaanka midowga yurub  oo lagu magacaabo david lynches ayaa midowga yurub ku canaanatay xal uhelida mushkilada katagan somaliya mr david lynches ayaa barlamaanka midowga yurub ka codsaday in bulshada awdal state aay dhamaan bulshada caalamka ee danaysa xalu helida mushkilada somaliya aay kamudanyihiin  inay tageero buuxda isla garabtagaan awdal state

hadaba 2 todobaad kahor ayaay lasoo xidhiidheen xubno kamida midowga yurub madaxwayne kuxigeenka awdal state xubnahan ayaa kacodsaday madaxwayne kuxigeenka inuu kusoo booqdo xarunta midowga yurub ee buruxsel safarkan madaxweyne kuxigeenka ayaa ah mid guul tariikhi ah usoo hoyndoona bulshada awdal state

Abiib Timocade iyo Faysal midkee badin? ( Bishuba horteeney iman
Abiib Timocade iyo Faysal midkee badin? ( Bishuba horteeney iman)

Sida aan ogsoonahay sheekada guud meel walba caalamka meel ay Soomaali joogto waxay tibaaxeysaa maalmahan arinti Faysal oo la casheeyay madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya. Dowlad beeleedka Somaliland oo arrintaasi ay ku noqotey luqmatul-xajar ayaa sidaan ogsoonahay Faysal ugu hanjabay inuu sharciga jabiyay maxkamadna la saari doono markuu cagaha soo dhigo Hargeysa.

Faysal waxaad moodaa inuu garowsadey in maamulka dowlada Siilaanyo dabin u galay oo uu ku eryayo siduu dubuq ugu siin lahaa. Jawaabaha uu ka bixiyay wareysiyadiisii uu kaga jawaabayay arinta “Faysal baa la casheeyay Somalia” ayuu si qosol leh ugu hanjabaa inuu afka kala qaadi oo Somaliland lagu kala carari _ ” Anigu sir daari baan ahay….” bay ahaayeen kalmadaha Faysal.

Sir doonka Awdal State wuu ogyahay halka uu ka hadlayo Faysal. Waxase aad u qurux badan iney arintaasi afka Faysal kasoo baxdo. Waana runtii sidey aniga ila tahay in dowlad beeleedka albaabada loo xidhi haduu Faysal afka kala qaado oo sirtiisa u sheego. Waana waxaan u idhi qoraalkeygii hore malaha Faysal waa shinbir loosoo direy reer Awdal.

Wasiir Timocade ayaa si adag u canbaareeyay gudoomiye Faysal. Ku tilmaamay Faysal inuu yahay shirqool wade u ololeeya Somalia. Wuxuu ku tilmaamay inuu Faysal sharciga jabiyay oo maxkamad lala tiigsani doono markuu cagaha soo dhigo Hargeysa iyo qodobo kale oo badan.

Faysal ayaa isaguna jawaabo khatar ah ka bixiyay hadal kaa Timocade. Waxayna u egtahay hada in “Gloves” kii la xidhey cid badisaba. Jawaabta u arinta xadhiga ah ee uu Timocade la sugayo Faysal ayaa aheyd Faysal oo ka dhawaajey isaga oo qoslaya;

“Waan ka culusahay nin uu Timocade xidho..”Faysal

Abiib Timocade iyo Faysal midkee badin

Hordhac aan ka dhigo aniga oo xoogaa xasuus ah ka bixinaya Timacade iyo Faysal.

Timocade wuxuu caam ku yahay qadiyadihii dhagarta qaawan ahaa ee loo geystay reer Awdal. Dilmadii waxshinimada aheyd ee loo geystay haldoorkii reer Awdal ee dariiqa Dilla iyo Gabiley u dhaxeeya laga qafaashey ee la jarjarey. Sidaan ognahay ilaa maanta cid looma hayo feylna uma furna.

Timocade waxa lagu xasuustaa oo kale dilmadii waxshinimada aheyd ee ka dhacdey Seemaal. Waa dhagartii dad masaakiin ah oo reer Awdal ah oo hurda lagu gaadey ee lagu gowracay. Timocade waakii mar arintaa loo xidhey hadana lasii daayay ee uu Siilaanyo ka dhigey wasiirka.

Faysal waa nin ku jirey siyaasada Somaliland intey jirteyba. Waa mulkiilaha urur siyaasadeedka loo yaqaan UCID. Laba jeer ayuu  u cararay tartanka madaxweyne. Kuma guuleysan labadaba. Hada waa gudoomiyaha UCID.

Faysal waa nin runta aan la gaban oo sheega wixii uu qalbiga ku hayo. Waa nin hadalo cadcad sheegtana Hargeysa iyo deegaanadeeda kuna hanjaba markuu u arko daruuri inuu yahay reer Hargeysa. Waana lawada ogsoonyahay ereyo uu yidhi Faysal oo arimahaa khuseeya. Waa nin aqoon ugu faana maamulka Siilaanyo oon la gaban iney badidoodu dugsiba ka daalacin hadana ay maamulka hayaan qabyaaladna ku eedeeya sobobna uga dhiga burburka ku habsadey dowladooda sanadkan u dambeeyay.

Timocade ma xidhi karaa Faysal???????

Arintan maanta taagan ee “Faysal baa la casheeyay Soomaaliya” waxay ka dhex abuurtey dab Faysal iyo dowlada Siilaanyo siibana Timocade oo meel dheer oo eedeyn ah la gaadhey Faisal. Marka aad ka timaado sirta uu hayo Faysal oo dadku ka sugayaan inuu shaaca ka qaado, su’aasha qaaliga ahi (Million dollar question) waxay tahay;

Timocade talow ma xidhi karaa Faysal ?????

Iskusoo wada Xoori;

Bishuba horteeney iman. Fardihii iyo garoonkiina waa la isku hayaa. Maxeyse akhristow kula tahay? Aniga oo sida luqada suuqa u dhigaya …

Faysal ka Ciidagale iyo Timocadaha Jibriil Abokor midkee badin???

Aniga sdiey ila tahay aan jawaabta ugu horeeyee, Ciyaar mood Ciidagale, Faysal baa badin.

Suleyman Cabdi Dugsiiye

Shan nin oo isku beela maanaan ahayne waa la weheliey safka todobaad ayay fadhiyeen markhaatiga waa noo galeen awoodooda ayaa yarayde
Shan nin oo isku beela maanaan ahayne waa la weheliey safka todobaad ayay fadhiyeen  markhaatiga waa noo galeen awoodoodaayaa yareyde

Memorandum on the Dailogue Between the Federal Government and SNM/Isaaq?, By, Khaatumo, Awdal & and Makhir States.
Memorandum on the Dailogue Between the Federal Government and SNM/Isaaq?, By, Khaatumo, Awdal and Makhir States.

Dear Mr. President:

We wish, first of all, to underscore the irrefutable fact that the secession in the far North of our country is fuelled by the Isaq clan led by SNM elements. The other clans in the North (Warsangeli, Dhulbahante, Gadabursi and Issa) are strongly opposed to secession and strongly favour the unity of the country – a unity that they consider to be so sacrosanct as to be immutable.

Such being the case, we are disappointed that you and members of your delegation met the representatives of the self-declared Somaliland who represent the SNM/Isaaq clan in the absence of the other clans of the northern regions of Somalia who support the unity and territorial integrity of Somalia. You have thereby given vent to secession and sustained the secessionist illusion of sovereignty by appearing shoulder to shoulder and discussing face–to face and on equal footing with a sworn enemy of Somali unity. To please them you have even ignored the clans that live in Makhir, Khatumo & Awdal by excluding them from the talks, and by tacitly agreeing that they are represented by the secessionist Isaq. Evidently, Mr. President, you are oblivious to the fact that non-Isaq clans in the North have 30 MPs in the Parliament, the Isaq have 28 MPs which means that you are ignoring more than half of the population in Northern Somalia.

To correct this anomaly we call upon you to:

Allow the representatives of the Warsangeli, Dhulbahante, Gadabursi and Issa to have seats on the negotiating table; for you cannot and should not allow the Isaq to speak for them and decide their fate. These communities were the engine accelerating the union with the erstwhile UN Trust Territory of Somalia and it is a crime against the Somali Nation to render them Page 2 of 2 voiceless now when the unity of the country is being threatened by only one clan who dreams of subjugating the entire North.

The Basis of the Dialogue

Mr. President, you and the representatives of the Federal Government should avoid misleading the Somali people, the secessionists themselves and the International Community by giving the impression that the unity of the Nation is subject to negotiation.

The dialogue between the Federal Government and the secessionists should be conducted in the context of the territorial integrity, sovereignty, political independence and unity of the Federal Republic of Somalia. It should be so stated publicly and in no uncertain terms. If the talks break down because of this it can only be to the detriment of the secessionists, and the international community which has affirmed and reaffirmed the territorial integrity of the country so many times and in so many fora will blame it on the secessionists and they will be isolated.

We salute our brothers and sisters, the pro-union Isaq, in all the federal institutions: the legislature, the executive and the Judiciary, where the President of the Supreme Court is one of their own. It should not be lost on you, Mr. President, that Isaq traditional elders were part and parcel of the process leading to the composition of Parliament and the endorsement of the Constitution. It is these pro-union elements who should represent the Isaq, not the rebellious group perched in the northwest of our country and claiming to be sovereign an independent. We agree that these latter be brought within the fold of the Nation, but not at the expense of those northerners, including the Isaq, who are committed to our unity.

We hope, Mr President, that you will weigh the points we put before you with utmost consideration in order to safeguard the sovereignty, territorial integrity of our country. Please accept, Mr President, our assurances of collaboration with you personally and the Federal Government as a whole in furtherance of our national solidarity and peaceful development.

1. Hassan Mohamed Salah( Makhir)

2. Mohamed Haji Abdurrahman(Khatumo)

3. Omar Jama Ali (Awdal)