September 17, 2011 · 15 Comments

AFHAYEENKA AWDAL STATE IYO XUBNO GUDIGA FULINTA AH OO LA KULMAY AMBASITOR MAHIGA MAGAALADA OTTAWA

Afhayeenka guud ee maamul gobaleedka Awdal-State oo shir kula galay ergayga guud ee wakiilka uga ah Qaramada midoobay arimaha somalia Mr. Augustine P. Mahiga manta oo bishu tahay Sept.16/2011, Magaalda Ottawa-Canada.Waxaanu sheegay inay shirkaasi ay ka soo qayb galeen maamul goboleedyada kale ee soomaaliyeed sida Puntland,S/Laand,Galmudug iyo kuwo kale oo badan. Shirkan waxa lagaga lafa guray sidii loo soo celin lahaa qaranimaddii umada soomaliyeed, isagoo la kaashshanyay aragtida ay ka qabaan qurbajooga Somaliyeed. Awdal State qayb laxaad leh ayay ka qaadatay talabixintii loo soo jeediyay ergayga Qaramda midoobay. Mar uu afhayeenku wax ka waydiiyay arimaha mamul goboleedka Awdal-State Mr.Augustine, Mahiga ayaa waxa uu sheegay inuu soo dhawanayo, isla markasna ay waafaqsantahay Shuruucda loo dajiyaay dib u dhiska Somalia. Garyaqaan Rashid Aw-Nur Wuxu u gudbiyay warqad qoraal ah oo ay ku cadahay hadafyada maamul gobaleedka Awdal State, si hufan ayuu u soo dhaweeay Mr. Mahiga, isaga oo ku qabtay labadiisa gacmood oo wada jira.Shirkan oo lagu qabtay Hotel aad u qurux badan oo ku yaala badhtamaha magaalada Ottawa ayaa ahaa mid jawi farxadeed ka muuqatay. U jeedada shirkan waxa uu lahaa laba waji

1- Warbixin ku saabsa guud ahaan somalia .
2-Iyo in uu urursado fikradaha qurbajooga ee ku wajahan arimaha Somalia ee loo idmay. Gabagabadii waxa uu sheegay in hore loo qabtay 16 shir oo lagu qabtay dalka dibadiisa, balse lagu guul daraystay. wuxuu sheegay shirkan soo socda in lagu qaban doono magaalada Mugadisho, ay tahayna suura gal ,marka laga eego dhinaca nabadgalyada oo hada soo fiicnaatay. Wuxuu yidhi, waxaan rejaynayaa in shirkan soo socdaa uu noqdo kii ugu dambeeyey ee lagu guulaysto, dibna u soo nooleeya karaamadii iyo qaranimadii umada Soomaaliyeed.Afhayeenka guud ee mamul goboleedka Awdal-State ayaa waxa uu si gaar ah u la kumay ergeyga Qaramada-midoobay u qabilsan arimaha Somaliya Mr. Augustine P. Mahiga wax yar ka dib markii uu shirkii xidhmay waxuuna kala falanqooday arimaha ku wajahan mamul goboleedka Awdal-State. Garyaqaan Rashid Aw-Nur Xirsi ahna afhayeenka guud ee mamul goboleedka Awdal-State ayaa waxa uu si buuxda uga waramay taariikhdii soo jireenka ahayd ee Adal iyo halka ay tilmaan ahaan kaga taalo waqooyiga Somaliya, waxayna ergaygu si fiican u garteen magaalada Boorama. Ergaygu wuxuu aad u xiiseeyey taariikhdii soo jireenka ahayd ee boqortooyadii Adal iyo xadaaradeediiba, isla markaana u riyaaqeen qarniyadaa fog wixii jiray. Koox ka socotay SNM ayaa ahayd mid ay farxadu ka guurtay ka dib markay arkeen sida qadarintu ku jirto ee loo soo dhaweeyey gudiga ka socotay mamul goboleedka Awdal-State iyagoo ku labisan garamaan ay ku xardhanyihiin astaanta lagu yaqaan Awdal-State. Mr. Mahiga wuxuu carabka ku jiiday inuu berito uu la kulmi doono jaaliyada Somaliyeed ee ku nool magaalada Toronto, kulantidaas oo noqon doonta mid la mid ah tan maanta ka dhacday magaalada Ottawa. Ergayga ka socday qaramada-midoobay iyo mamul goboleedyadii Soomaaliyeed ayaa ahaa mid ku dhamaaday jawi farxadeed.Taanalaga garan karaa sawir qaadayaasha oo aad u mashquulay.
Ottawa desk Awdal-State
Abdi-Rasaq Subagleh .
By awdal
This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*
and officially started in 30 July,2009.
Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest news about the struggle of Awdalstate for an autonomous state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.
maansha allah nin neceb iyo nin jecelba way socotay awdalstate guuul guuul

Warkaasi baa i mara deee. maanta ayuun baad warkii qarniga haysaan. Af hayeenkana aad iyo aad ayaan ugu hambalyaynaa sida uu ugu heelan yahay qadiyada Awdal state. VIVA AWDAL STATE……

SNM waa inay dib ugu noqotaa Dubur,cafis dalabtaa,magdhaw ka bixisaa wixii ay dhib geysatey,ka qayb gashaa dib u heshiisiinta iyo dib u soo noolaynta Qarankii Somalia,markaas bay nabad iyo deris wanaag helaysaa.

MAANTA WA MALIIN FARXAAD AAH!!!MAANTA WA MALIIN WEYN!!GARYAQAAN RASHIID AW HIRSII TARIIKHDAA REER ADAL AYAD GASHEEY!!!WANAD KU MAHADSANTAHAY GEESINIMADA AD MUJISAAY.THANK YOU VERY VERY MUCH!!!!MERCI BEAUCOUP.

VIVE, AWDALSTATE ELECTED COMMITEES SPEAKER.
DR .RASHIID AWNUR HIRSI.AND OTHER MEMBER OF THE AWDALSTATE REGINAL INDEPENT LEADERS.
SUCH AS.DR.ABIB ABDILAHI MUSE
SAID MAHAMED FARAH .
FASAL ABDILAHI ABDI.
PROF.HAMUD ALI MASHAYE
ABDIHAKIN CEGE GUULED
DR.MOHAMED AADEN RIIRAASH.
ABDILAHI MAHAMED ISMACIL
AND MORE WE DID NOT MENTION THERE NAMES UP HERE.WHO WEARS OUR FLAG T.SHIRT AT THE MEETING
SPECAIL OUR SPEAKER RASHIID.VIVE,WE ARE VERY GLAD YOUR FOOT STEP THAT YOU STOOD UP WITH
GOOD SPIRIT AS ANATION MAN.HAPPY B.DAY AWDALSTATE FLAG.WE HAVE CAME ACTIVE SO FAR AROUND
THE GALOBAL.BUT THERE IS MORE TO DO.IF OUR FLAG SHOULD BE SO LUCKY AS[CANADA FLAG].THAT IS
WHERE WE CAN OPEN DOORS TO THE NEXT GENERATION BETTER FUTURE.WE WE CAN DO THIS IF OUR CHILDREN WOULD LIVE TO THE BETTERLIFE THAN THEY AE NOW.HI SAMAROON THIS IS OUR CHANCE TO ANSWER THAT CALL .WE HOPE WE CAN THIS OPPRORUNITY TOP IN SMART WAY AND WIDE OPEN DREAM .BECUOSE WE ARE ONE THAT WHILE WE BREATHE.WE VERY HAPPY TO SAY THAT MESSAGE TO OUR LEADERS .BOY WELCOME HOME UGAAS ABDIRASHIID UGAAS ROOBLE UGAAS DOODI AND BLESSING YOUR PEAPLE WITH OPEN HEART AND HANDS WE LOVE YOU TO COME GADABUURSI HEART LAND AS YOU BELONG THEM AS THEIR REALY TRADITIONAL [UGAAS]WHO WAVES HIS FLAG WITH SPIRIT AS A NATION UGAAS ]THANK YOU AND ALAAH BLESSING YOU TOO .WE CAN DO FIGURE LOOKING GOOD THE CAUSE OF TO CLAIM THE AWDALSTATE INDEPENT NATIN .YES WE CAN DO TOGATHER VIVE SAMAROON .

in la soo bandhigo dilalka ka dhaca maalin kasta gobolka awdal waa mid loo baahnaa mar hore talaaban ay qaadeen rashid iyo saaxiibaddii aad ayaan ugu diirsanay,,marka ay caddaaladi timaad ayaa dadku bogsadaan oo wax la wada yeeshaa intase mujrimkii dadka gumaaday ku maamulayo ee welina uu sii taageerayo falalkii ay sameeyeen askartiisu ee ay ku laayeen dadkii safarka ahaa ee ay maytkoodiina u soo dhiibeen rag xilal waaweyn ka haya maamulkiisa ,kuwii laayeyna si xor ah u marayaan somaliland ,danbiile ayuunbaa taageera danbiile.diin iyo dhaqantoona kuma jirto taageero loo fidiyo nin dhiig yacab ah .culumada somaliland waxgaradka somaliland uma haystaan danbiga laga galo reeraha aan ka soo jeedin snm inuu danbi yahay.ha noolaato awdalstate iyo inta ku hawlan