September 10, 2012 · 4 Comments
Awdalstate waa maamul gobaleed Soomaaliyeed oo ka tirsan dawlada federalka Soomaaliya Waana Gobalka 18aad ee Soomali.
Awdalstate iyo dadkeeduba ma aqoonsana dawlad la yidhaahdo soomaliland oo ka madax-banaan Somaliya oy ka mid yihiin madaamo awdalstate dhinac walba ay somaliland u taageersanayna waxa sido kale ayna taageersanayn oo waxba kama jiraan noqonaya xeerarka iyo xuduudaha mala awaalka ah ee Rayaale kusoo dhex tuuray dadka reer awdal.
Rayaale wuxu ahaa shakhsi wuuna tagay, kuwa hada joogina waxba kagama duwana oo laftarkoodu waxba kamay ka qaban xuduudaha mala awaalka ah ee labada dhinac Ismaaciil Cumar Geele iyo Beesha Isaaq ka wadaan.
Waxaan hadaba dadka reer Awdalstate u sheegaya Awdalstate inay tahay hal gobal kaasi oo ah kii dawladii Siyaad Bare Magacawdaw wax la yidhaado Salal iyo Gabileyna Ma Jiraan.
Ka Bilaw Ceel-sheekh iyo Baariga Magaalada Dilla ila iyo Lawyacado Waa gobalkii Awdal, Imikana ah isla Gobalkii Awdal lehna dawlad Gobaleed la Yidhaahdo Awdalstate wixii intaa dhaafsan awdalstate waa inay talaabo adag ka qaado mawqif adagna istaagan.
Salal Waa gobal Mala Awaala ah wax jirana maaha, ninka ciise madoobe ee maanta dhulkaya intuu ka hadlay yidhi xuduudki lixdankii soo celiyana waxan u sheegaya lixdankii wax salal la yidhaahdo ma jirin hadana ma jirto jirinamaysa’e , idinka iyo SNMta aad ku faanaysaan inaad garabsiiyeen si dhulka Gadabuursi aad u hantidaan wax idinka soconaya maaha.
Waxaanad Ogaataan Inuu Gadabuursi Maanta dhulkiisa difaacan karo gar iyo gardaroba, hadii Ina Geele iyo SNM isa Soo Raacan iyo hadii kaleba.
Qore Samaron Rooble Hassan
samaronhassan@gmail.com
By awdal
This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*
and officially started in 30 July,2009.
Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest news about the struggle of Awdalstate for an autonomous state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.
WAY WAY!!!10 NIIN OO SIDA SAMAROON ROBLEH UU HADLAA MIYA LAGA WAAYEY ODEYASHII GADABURSI EE DALKA GUDIHISA JOOGA…..
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Adeer gobolka dhan ee awdal waxaa reerkiinu ka dagaa boorama.. hadii aad dhulbeen ah awal xildhibaano ka tirsan jirtay hada ragii lahaa baa jooga
saylay maba sheegan kartid
lughaya shaqa kuma lihid
dila waxay ka tirsan tahay gabiley
warya nag waxaan kushegaya uraye waaxtahay xasiididooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
sayid maxamed cabdalle xasan muu gafin
markuu lahaa
hilib qudhuna gudabiirsaygi hiigi jiraybaa leh
adeer waaki sayidkii lahaa ninka samaroon markuu kuso socdo soo dhawee warbuu kusidaa marku kasi socdana dhabarka ka toogo warbuu ka sidaa
horta xagaad dagtaa dadka ha isku dirin snm waxba kuuma arkaane jibril abokor oo keliya idinku filane
gobalka salalna ciisa binu axmed ayaa leh
oo djoubtina daga markaa nimankaas ciise binu axmed ha isku dirin adeer sida sacad muuse idin dhawri maayaane
iminka dalka waxa haysta nimankii reer bari ee muuse shiikh isxaaq (habar jeclo)
adeer nimankaas mala aqoon isuma lihidine maaha sacad muuse aad abtiga ku beer laxawsataane waa nimanka aad aragtay hartiga dhulkoodiiba kawada qaaday
dhiigya cabadiibanad arag dhagartu saarnayde
abidkood dagaal kama baqaan ba xabuusheede
is ilaaliya hadii kale intay bari ka soo duulan ayay idin dhirbaaxine
wlhy waa digniin bilaahay waa digniin
adeer la soco waa nimankii berigii daahir riyaalana idiin badbaadiyay ilaahayba wax bad badshee markii dhulbahante iyo xaabsade damceen inay laascaanod ku dilaan
waxa difaacay afar inanoo muuse sh. Isxaaq ah habarjeclo
hadaad xumaan ula timaadana
way idnka laasanayaan waxad mala isleedihiin nabadba la rabaaye
adeer nabadu ciday ka gubato oo wax u tahay waa la arkin
soo daaya waxad haysaane waxa inoo balana inaydaan cabaadine
oo nabad ku cararin