January 26, 2013 · 0 Comments
Salaan ta kobaan waxa leh bahda warbahinta mahadnaqa kobaad Eeebe waxa intaa dheer ialaha no suro gashay in aan araha isu waydarsano webka kan
waxa an farta dul saraya arimaha hada saxafada iyo manka bulshada galbeed ka ka guuxaya waxa dhawaan lagu sameeyay khadka tell ka dalka germany waxa lagu qabtay shir telefan oo baladhan oo lagag wada hadlayay xalada mursan ee ka jirta daegmada taariikhiga ah ee saylac shirkaasi ayaa waxa ka soo qayb galay dhaman bulshada ku nool gobolada AWDAL SALAL IYO GABILEY shirkaasi waxa arimhaa aad loogu lafa guray ka mid ahaa shir bishan soo socota awalkeeda lagu qabanyo magalada Frankfurt ee dalka Germany waxa ybaha kale ee lagu qada dhigay ba ka mid ahayd ee adka lo xusay dhalintii ku dhimatay mudaharadki borama iyo lughaya iyo inti dhawacantay ba halkasi wa loga duceeyay wanan looga tacsiyeeyay waxa na ka hadlayay masuuliyiin tu dhamantood waxay hoosta ka xariiqeeyn sida ugu dhaqsaha badan in loo sameeyo jaaliyad baladhan oo kulmisa dhaman gobolada an kor ku soo sheegnay oo loo balan san yhy wakhtiga summerka in sameeyo inshalah.
Ta kale waxa dhan waxa kale ee khadkaa ka hadlay DR abdirahman abdilahi oo ah masuul wayn oo degan dalkan dadaal wayna ugu jira deegaankisa sidii dhinacyada horumarka iyo siyasada iyo dhaqalaha uga horumarin lahaa u tafoxaytay anan an ku hanbalynay naa. Intaa kadin waxa an halka aad loogu hanblayeey 10 xildhiibaan ee ah cashara muba shiriin ta saylac iyo mayer ka masuulka xilkasnimada inta ba isu darsaday waxan lee nahy mawqifkiinu wa in uuu saas ahaada waxa kale een ka ga wada hadalnay ee baqana ku daray naa oon hanbalyo u diray naa saladiin ta sheekhda dhalinta hooyooyinka iyo dhaman qaybaha bulshada ee kala duwan ee ka qayb qatay qadiyada saylac waxan lee nahay taariikhda inidi qori doonta waxa ad samyseen wax wayn oo lagu farxo oo indhahayaga qalbiga yaguna ku diirsadaan waxa kale eehalkan u marinay naa dhamaan siyasiiyin ta xildhibinada iyo aqoon yahahan ka samroon ee ku nool qurbaha oo an laga hayn wax nuu iyo naa ba ah oo hal kalamda saxafada ka oron oo an garan waynay in ay damiirkogu dhintay in damacoogii lumay in hankoogu jirin waxa an aad u la yaabnay sida ay marka rimha kale ay ka waraysanayaan idacadha calamigu sida BBC da iyo VOA da sida ay wax u sharaxan ee ay un noqdeen aald farsamo oo la adegsado amrar ka ay ka ahdlayan wax yabaha la rabo in looga faaidaysto ee ay yagu modayaan in ay sharafka ku lee yihiin balse dadkooga ka ba hahadli karin ka xishoonaya danaha umadahooga arimha dhalintoodi ku dhimanayso qadiyadahooga hal mar na soo qadanayn markaa waxan lee nahay war dadkiinu waydin bahan yihiin ee dadkiina ha ka hagraninan danahoga wax ka qabta wax ba shegi mayaan dadka kale eed aad u adegaysan ama dawladaha ka faidaysanya masakaxdiina.
by Axmed DEEQ
By awdal
This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*
and officially started in 30 July,2009.
Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest news about the struggle of Awdalstate for an autonomous state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.