QALIN WADAAGA IYO ARIMAHA BULSHADA

Baaq Hambalyo ah Oo Socda Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Awdalstate Mudane Abdirahman Iyo Gudiga Awdalstate

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

October 14, 2012   ·   2 Comments

taageero
waxaan halkan ka salmaynaa dhaman bulsho weyn ta awdalstate meel walba ooy joogaan waxan nana hanbalyo kal iyo labaa u diray naa guduyada maamulka awdalsatate meel ay joogaan ba iyo madaxwayne xigeen ka Awdalsatte mudane dr Abdirahman Abdilaahi waxan leenahay waxad muujisay sharaf wayn waxanan kugu tageeray naa kuuguna hanbalayay nay naa mawqofka cad eed ku badbaadinaysay maamulka awdalstate ee xilka lagu dhiibay si sharaf leh aad ugu soo celisay cidi ku dhiibtay ee aad waliba shaqada awdalsatte aad ilaa hada sii wadid waxana igu maqaalo ah in aad caawa ka qayb gaalysid xafalada lagu tageerayo madaxda cusub ee dawlada fadaraaliga soomaliya.
waxaan halkan kala hadlaynaa bulshowaynta Awdalstate in ay u diyaar garobaan mamul ama dhiig cusub in la galin doono dhawaan mamulka awdalsatate waxana la dhaqajin doona himilada hamiga fog ee ku jira dhalin ta awdalstate waxa an lee nahay madaxwaynihii hore rashiid aw nuur xilsi wad ku mahadsan tahay in ta aad soo shaqaysay ahdana waxa an ka sugay na in aad u hanbalyay sid cida xilka kala wareegi doon ta anagu wan jeclahay horumarka awdalstate ee ma jeclin cid gara ama shaqsi gaara waxanan tageeray naa cid danaha maamulka horay u wada,
waxa kale een aan halkan ka hanbalyyay nay naa dhaman haween waynaha awdalstate ee ku kala noool dunida dacaldeda waxan aad niigu ognahay sida sharf ka leh karamada leh hiil ka leh hooda leh eed ku ag joogtaan madaxdiina waxa aan nileenahy intaa ba wa nilii og yahy laantiina wax ba socon mayaan wanan idin hanbalyay nay naa waxanan heli doon taan abaalka ad u gasheen Awdalstate
waxaan ku soo gunanadayaa qoraalkayga waxaa lo bahan yahay mamulka gudiyada ku shaqada leh arimah xasassiga ah ee mammulku halkay marayaan waa in aad howsha inta hadadhay si xil kasnimo leh aad u dhamstir taan wa in aad in ta hadhay naga dadajisaan wanan salamantihiin
Guul iyo gobonimo dhaamn shacab ka Awdalsatte
qalin kii AHMED H:AHMED

This post has been viewed 1134 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (2)

  1. Dalmar says:

    AWDAL STATE UMA BAAHNA DAD YAROO DANTOODA OO QUDHA WATA,JIBRIIL YOONIS IYO HABARCARFAAN UMA TALIN KARTO SAMAROON OO DHAN,CEEBWEEYN AYAA INGA RAACDAY,BURBURKII AAD KU SAMEEYSEEN,AWDAL STATE,DAHIR RIYAALE WUU TAGAY SAMAROON WUU BAA BIIYEY,JIBRIIL YOONIS IYO HABARCARFAAN,WAAN OGNAHAY IN AAD SNMTA USHAQEEYSAAN,SAMAROONKA QAYAA MADII WUU OGAADEY,HADDA KA DIB,LANA MA QAYAANI KARO.AWDAL STATE OF SOMALIA,GUUL DALMAR MAHAD CASE SAMAROON.

     Reply
  2. Abroone says:

    Kolay Anigu Waxaan Odhanayaa Samaroon Ama Gadabuursi Cadow Qudha Ayuu Leeyahay Kaasina Waa Kan SNM Isku Bahaystay?????

    Allow Sahal Amuuraha

     Reply




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.