QALIN WADAAGA IYO ARIMAHA BULSHADA

Bahda Awdalstate News iyo hawlwadeenadeeduba waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Mohamed Cabdisamad Qalinle

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

January 16, 2013   ·   0 Comments

tacsi

Ina Li Laahi Wa Ina Ilayhi Raajicuun.

Bahda Awdalstate News iyo hawlwadeenadeeduba waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Mohamed Cabdisamad Qalinle oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal. Qoraaga Jawhar Cabdisamad Qalinle iyo Dhammaan Reer Cabdisamad Qalinle Waxaanu uga Tacsiyayna geerida ku timid walaalkood Marxuum Mohamed Cabdisamad Qalinle.

Waaxanu leenahay dhammaan Eheladii iyo Asxaabtii uu Ka Baxay Samir iyo Iimaan waxaanuna Marxuumka ilaahay (SWC) ugu Baryayna inuu Qabriga u Nuuriyo Janadiisa Farduusana ka Waraabiyo. Amiin Amiin.


This post has been viewed 624 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.