February 2, 2013 · 4 Comments
Boorama (awdalmedia) Afhayeenka Ugaaska Beelaha Gadabursi Mudane Muuse Carab Dugsiiye ayaa saaka xabsiga loo taxaabay waxaana warkaasi noo xaqiijiyey Suldaan Abshir oo ah suldaanka guud ee beelaha bahabar muuse waxaanu yidhi “ haa waa la xidhay waxaanan ku soo arkay saldhiga dhexe ee booliska laakiin ma garayo sobabta loo xidhay waxanan ugu baaqa cid kaste oo ka danbaysa xidhitaankiisa inay sida ugu dhakhso badan u dayaan intayna wax kale la kulmin”
Dhinaca kale warar ka ag dhaw masuulkani la xidhay ayaa sheegaya in xadhigiisani uu ka dambeeyey isaga oo loo haysto qaban qaabada munaasibad baroor diiq loogu samaynayo 4 February 1991 dadkii reer awdal ee snm ku xasuuqeen Gobolka awdal.
Wixi warar ah ee ku soo kordha xiisadan kala soo halkan
awdalstate media desk
By awdal
This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*
and officially started in 30 July,2009.
Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest news about the struggle of Awdalstate for an autonomous state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.
walaal walaahi wan jecelahay websayiid kan awdal state of somaliya
ninkii ku taama sayiilac uu siqiiri doona http://www.youtube.com/watch?v=0i7EwD1VBTk&feature=player_embedded ee beesha ciise hadaaya danaca qaawan wan u kuu soo socona oo djb iya laga wareejin doona
dhamaan waa salaamanti bulshada samaroon oo dhaan walaalayalow waxaa ubahanahay taloo deg dega waayo xalku halga u maraayowaan waad ognahay waan saydarsanahay jajuski djibuuti iyoo kuwo isaag waxaay dhamantodo jooga goboladi awdal odhan.waar damirki waxaa inagaaday in inaaga oo nool la inaqabsado ma suurowda waa haa ka kacaa .