July 24, 2011 · 34 Comments
By awdal
This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*
and officially started in 30 July,2009.
Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest news about the struggle of Awdalstate for an autonomous state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.
Well Done Awdal State- Noolaada Shacabka Awdal State ee Ku Dhaqan Deegaanada Wadanka Germany,,,,,,
Huunooyin Calankeena Caaduu Caawa La’Caweynayaa
Aaah iyo Aaah Guusheena Miiq Baa Ka Hadhay,,,
Samirka, Dulqaadka, Xadaarada, Aqoonta, Dadnimada, Soomaalinimada, Sooryadda,Hidda Raaca, Qunyar Socodka, iyo Dhamaan Astaamaha Ku Dayashada Mudan Waxaa Lagu Gartaa Ruuxa iyo Bulshada Wanaagsan ee Hanaanka Ummada Reer Awdal State,,,
Suxufi Abroone
Afhayeenka Awdal State UK
Allaa Mahada Leh
hambalyo umada reer awdal state oo u kacday inay wax ay leeyahiin ku dhaqaaqay viva Awdal State

masha alaah waa ilahay mahadii manta inan arko dhalinyar aykamid yihiin libaan xamaal oo abihii kamid yahay barlaman ka snm sxb waxa uu ogaday xaqiiqada jirta ilahay haku daayo libaan sxb dhamaan shaliyarta oon wada aqaan badankooda waan idin wadasalamaya waan idinku ogaahalyaynimada hanbalyo iyaan idinleenahay ilahay jidka wanagsan ha inagaradsiiyo amiin hadanahay dhalinyarta rer awdal gar ahaan wadan ka norway hanbalyo iyaan idin leenahay waliba waxan kajeclaan lahay inaad notimadan oon samaysano urur ay kumadaysan yihiin dhamaan qomiyada aan kasoojeedno taasna wan idinka sugaynaa dadalkeeda insha alaah asc

awdaleey dadkaagi mar hadii dantoodi u diyar garooben waad doogsan doonta,dacalada aduunyada damashaadka laga badi, allaaah mahad leh mar hadan calan aan leenahay u cayaarayno,for the last 20years waxa sanka la iga marmarinayey,,,calankaa sakhranka iyo sakhjaanku keenay..mar hadii mar hadii maradi casayd ee aan aduunka ugu necbaa hawada loo diray,waa mahad ilahay marlabad guuul reer awdalstate waxan ogahay in dadkeena deep down ay raban wax kaliya oo ah waxay iyaga leeyihiin,marka wan guulaysan doona geediga waday..

Awdal state of Somalia ha noolaato,dalkii iyo dadkiiba meel ay joogaanba faraxad ayeey ku soo dhawaynayaan calankood, Calan yahow wacani waligaa dhisnow……
Guul iyo gobonimo

marka hora iga gudooma salaan ka soo maaxatay kashka iyo laabta oo
ku socota dad weynaha adwalstate aa ku nool dalka germany oo hada ku
hawal jira xaflalada awdalstate gooni u istaageeda oo si qiimaleh u
socota markaan ka fiirinay boga intarnadka awdalstate radio maata oo
bishu tahay july24th 2011.taa aan sugaayay wararka ka soo gali doona
dhawaan awdalstate radio oo aan si weyn u sugayno aanan xiiso u qabno
waayo waa markii iigu horaysay oo codka radio borama aan ka dhagaysto
idaacad aan leenahay.vive awdalstate iyo daadihiyayaasheeda oo dhan.
waad mahad santihiin.

bishu tahay july24th 2011.taa oo aan sugaayay wararka ka soo gali doona

WAUW!!AWDALSTATE WAY TALABASATEEY!!!AWDALSTATE WAY DUSHEEY KA NAXOO NAFTA WA.A WA.A

salaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu HANBALYO ,HANBALYO ,HANBALYO DHAMAANTIIN DAD WEYNAHA AWDAL STATE EE JARMENY WAA LANISUGAAYEE FADKAAD SAARTEEN . EE MERCI DHAMAANTIIN
WAXAANAN NILEEHAY (DARIIQU ALFIMEYL YABDAU BIL KHUDWA) E, CABDI FRANCE

WAXAN UU HAMBALYAYNAYA UMAADA REER AWDALSTATE EE KU NOOL WADANKA GERMANY EE KU GABATEEY XAFLADAA QIIMA IYO QAYAA BADAAN EE SHUCUURTAYADAA AAD UU KICIYEEY EE MUJIYEEY SHARAFTOODA IYO SHARAFTAA UMAADOODA IYO SHARAFTAA CALANKOODA IYO GONI ISKU TAAGA AWDALSTATE .INTABAA MUJIYEEY.
WAXAN II NILI LEYAHAY HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYOO.GUUL GUUL GUUL.

Noolaada Shacabka Awdal State ee Ku Dhaqan Deegaanada Wadanka Germany.Guul Iyo Gobanimo Awdal State.

hanabalyo walalaha awdalstate wan ku faraxsanahay xaflada qimaha leh ee ka dhacdey wadanaka germalka iyo waliba fanaaninti qaranka awdalstat iyo mr baylod abshir oo la sawir samj and jeerman
WOOOOOOW MASHA ALAAH NOOLAADA DADKAYKIIYOOW
CADAWGIIN HAJABO AAMIIN WAANAN IDIIN HAMBALYAYNAYNAA HAMBALYO
SIDA SHARFTALEH EE AD USOO ABAABUSHEEN XAFLADAN HEERKASARE AH EE AWDAL STATE WAXAAN LEENAHAY GUUL GUUL WAANA AYAHEEYNA INAAKA TASHANO IYO AYAHA CARUURTEENA
AWDAL STATENA WAA DANTA SAMAROON WAXAANAN LEENAHAY
VIVA AWDAL STATE FOR EVER!

mashaa allaah waxaan halkan hambalyo uga diraya
xafladii kahacday dalka jarmalka wAaxaan leehay hambalyo
HAMBALYO HAMBALYO IYO GUUL USOO HOYATAM AWDALSTATE
MANINBA MALINTA KA DAMBAYSA

asc dhamantiin tolkowyoow waanisalaamey maansha allaah ragba anookacey ilaahaw naadhaaf wiilashayada il iyo cawriba la aadaa ilmaadarayaal suxufi abroone waakusaamey inaadeer maansha allaah wiil aah aatahay allah kakudhaaf yaa tolkay sidaas kawada dhiga snm bari horey kataqalusilahaayene guul iyo barwaaqo tolkoyow insha allaah waa guulaysaneynaa asc