MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Daawo Shir Jaraa’id iyo Awdalstate Siday U Aragto Arimaha Awdal iyo Saylac + Is Barbar Dhig Xigmadaysan

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

January 26, 2013   ·   0 Comments

mohamed jamac

Daawo Shir Jaraa’id iyo Awdalstate Siday U Aragto Arimaha Awdal iyo Saylac + Is Barbar Dhig Xigmadaysan oo uu Wax ku tusinayo Mudane Mahamed Jamac Musse dadka Reer Awdalstate.

Adiguba Garaadbaad Leedahee Siday Ku Dhacday Mayer iyo Ku Xigeen Doorasho Ku So baxay Beesha Gadabursi Ma Wada Heli Karto Inay Beesha Isaaq Yidhaahdaan ee Ciise U Daayaa Iyagoo Isaaq ahaan Haysta Madaxweyne iyo Gudoomiye Barlamaan iyo Gudoomiye Guurti iyo 80% Golaha Wasiirada ah iyo Caasimadii iyo Gudoomiye Military iyo Ku Boolis iyo waliba mansabyo iyo xilal iyo shaqooyin kale oo badan oo beesha Gadabursi iyo Hartiba ka Qatanyihiin. oo Laba Cali isweydiin oo waliba xeer iyo doorasho ay ku heleenna jirinba. iyadow sidaas tahay waxay xalaalaysteen waxayna doorasho iyo karti iyo aqoon midna ku helen oo kaliya ay ka sabbursadeen Labada Beelood ee la Dega Waqooyiga ee kala ah Gadabursi iyo Harti.

Waxba yaan kugu daalin hadale bal adiguba dhageyso Mudane Jamac oo Fikirkaaga Ka soo Dhiibo.


This post has been viewed 1926 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.