MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Dameertu Geella Ha Didisee Quruuruftey Kaga Daray

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

December 25, 2012   ·   0 Comments

w

Marka aan ka hadlayo arimaha Somaliland ka dhacay amaGoboladda waqooyi
somaliyeed dadka qaar baa u haysta in uu is bedelay mawqifkaygii ku aadanna
xaquuq raadista beelaha degan Awdal kuwaas waxaa lagu tilmaamaa dad
maskaxdoodu gaaban tahay oon fahmayn micnaha magacu leeyahay,magacduna
waxay u baxaan ( scientific and religion- histo-global name).(chemical
name, commercial name. Generic name, heritrage name, global name, religious
name, ancient name, structural name. physiological name, timely name) Aan
u bayaansho dadka u haysta magaca Somaliland in uu qollo ama beeli meel
ugu xidhan tahay ….

Somaliland waxaa la yiraahdaa dhamaan dhulku ay somalidu ku nooshay ama ay
degan tahay..sida*(british Somaliland, French somaliland, Italian
somaliland oo ay ku jiraan, NFD, IYO Somali-Galbeed*)….

Aan u hadlo sidii *GAALKII JAAHILKA AHAA EE iidoor ee* *ALLE UMA
NAXARIISTAHII*..u hotelka khamriga ku lahaan jiray magaaladda *Berbera
sanadahii 1970kii*, ee noqday district officer kii ugu horeeyey ee degmadda
eeyl. , Isaggo oo Guul-wadayaasha magaaladda Berbera ka mid ah, markuu
bediyey sujuuddi iyo saligii siyaad Barre ayey kuwii wax dhegta ugu sheegi
jirey yiraahdeen nin kugu saliyaa Adduunka ku nool., markaasu PRO ama
xafiiskii siyaasadda qaranka u *MAGAACABAY SALIGII* afweynenuu sii
badiyey, markaasu Gudoomiye Degmo u magacaabay waa Eeyl , markaas weeye
markuu Gabaha la galay Masjid JAAMICII Degmadda uuna ku dhaartay in uu
janadda galayo oo uu hantiwadaag yahay dhab ah yahay, danbina uusan
lahayn…. Anigu haddii aan raadiyo xaquuqdda dadka Dulman ee aan ka soo
jeeddo waa mid xaq ah, kuna salaysan rukunnadda diinta barakaysan een
rumeysan nahay ee Eebbe weyne soo dejay , una soo dhiibay *RS.MOHAMMAD
CALLE SW*…..

Haddii aan u kaco dhanka dadka ka hadlaya timaha iga duulay iyo dhankaa….
Labbka iyo dhedigga illaah baa abuurey, labaddu umuuro u gaar ah oo body
mechanism ah, ama patho-physiological, and anatomical change bay
leeyahiin……..kuwaas waxaa ka mid ah dadka bidaartale.. haddii raggu bidaar
ku bilaaban da’da 20sanno ilaa end stage of live wax dabiici ah weeye oo
waa( hormonal change and normal live ) Waxaanse caadi ahayn oo Abnormal
ah haddii raggu naasaha ku leeyahay ama caanno waa abnormal hormones like (
*PRL,TESTOSTRONE, PREG* ) waanna xanuun u baahan in baadhis lagu sameeyo
oo la daweeyo lana dheelitiro haddii kale waxa dhacda ninkaasu in uu noqdo
ist stage infertility, 2nd stage or or and SO ..… laakiin Haddii haweenka
timo ka duulaan madexdda sida raga, ama timo ay ku yeeshaan wajiga iyo
shafka iyo extremes. Ka waa abnormal hormone *like PRL, TSH, FSH and etc*)..
waana wax u baahan in sida ugu degdegga badan loo baado ilaa heerka uu
gaadhsan yahay hormonal test results lana dheelitiro sidda raga oo kale………
waxba yaan ku dheeraan halkaa waa uun hogo tusaalayn dadka waxma
garatigga ah waanan huba in ereyadda qaarkood akhristayaashu fahmiwaan
waxaan uga jeeddo waxaanse u caqli celinayaa dadka waxma garatigga ee
abuuritaanka Eebbe moodaya in ay cay tahay aanay dadka qaar waxba ka
fahmeyn laakiin waa uun tusaale……

Aan u soo noqdo mawduuca ah Doorashooyinka dalka ka dhacay ee ay qabaa’ilku
tartamayeen, halka aan hore u idhi xadadka hala xidho ma ahin micnaheeddu
waxaan u soo noqday siyaasaddan waalidu ku jirto ee Iidoorku waddo ama
danbiilayaashii dalka iyo dadkaba xasuuqay ee Duqa waayeelku horsocdo ee
beeleysan , ujeedadu waxay ahayd si looga baxo isqabqabsigan , afcaashan
isxanbarka ah iyo isjiidku , loona helo tiro koob xalaal dadkuna ku
qanco……….

Aan ku laabto magaca mawduuca , nasiib daro waayeelkan jalamsanaya ee
dalkii iyo dadkii loo dhiibay isagoo nabad ah, maanta waad aragtaan min
Bari ilaa Galbeed , min koonfur ilaa waqooyi dab baa ka holcayaa , ummaddii
walaalaha ahaydna wuu kala erdheeyey maantana warmahay isku haystaan
waana nidaam ku abuuran duqa kursiga ku fadhiya dhiigiista oo labaddii
walaalaha ahaa buu dhab holcaya dhex dhigay, ilaa intuu waxbarashada ku
jiray guyaalkii dhalin yaradda wuxuu iska horkeeni jirey ardayda wax wadda
baranaysa oo kolba qaar uu gooni afka hoos ugu dhigi jirey, maantana
dadkii buu helay allaw sahal amuuraha…..

Aan u soo noqdo waxan ka socda Gobolka Awdal iyo ujeedooyinka laga
leeyahay ee loo soo kireystay arwkiraayasha afkudhiiglayaasha, dubka aad
moodo reer Awdal , afka aad moodo yaxaaska, ururka aad moodo hurgumaddaee
loo soo fuulay siday u kala geyn lahaayeen dadkii wadda dhashay iyo iska
horkeenka ay wadaan , uurku baalayaashan akhlaaqdda ajanabigga le ee
ummadda timaha iskugu dabray ee Hargeysa laga hagayo loona soo dhiibayo
sidii ay ummadda afka isugu gelin lahaayeen….

Waxaa kale ee cawaaqib xumadda maanta socota ka masuul ah maamulkan
Dabgaaleynaya ee siilanyo ee intuu dadkii xaqooddii duudsiiyey ka
meeraysanaya in xildhibaanadda sidda xalaasha ah xaqqa al loo soo
doortey ku wareejo hawshii ummaddu u edmatay iyo waajibkii loo doortay
iyo waliba
iyagoo codadkoodii laga shubtay intii yareyd ee dirqiga ku soo baxdayna
loo quudhi waayo , waxaan marka uga digeyaa falka halkaa ka dhasha inuu ka
masuul yahay maamulka xaaraanta ah ee Hargeysa ee dalkii nabadda ahaa
colaadda ku abuuray.

Dadkan ku muusanaabay Hargeysa ee le xaq baa naga maqan xaqqa aad
raadineysaan Hargeysa ma yaal ee ku soo laabta dalkiina iyo dadkiina , dad
aan idin aqoon dalkana aan aqoon u lahayn xaq aad ka raadsataanu ma jiro
waana munaafaqnimo waxaad ugu dan seegtaani waa nacasnimo iyo waqti lumis….

*Qolyahan Hargeysa muusanaabi waxaan u soo jeedin inta aad Hargeysa ka dhex
yaayuultamaysaan dib u soo laabtoo raadsha degaankan aad sheeganaysaan
taariikhdii , haddii aad heshaan magaaladda* *saylac afarteeddii xaafadood
toban qoys oo ciise ah ama* *aqal oo ciise isku xigga sida*(*xafaddii
Khoordoobi, Xaafaddi Canaabbo Xaafaddii* *Saarey iyo Cashobaro*). waxaa xaq
la idiin siin maayarka iyo ku xigeenka iyo waliba Gudoomiyaha degmadda oo
naasnuujin ah.waxaan in taa ku darey Afartaa xaafadood waa laga helayaa
toban guri oo iidoor ah, tob guri oo carab ah, toban guri canfar ah , toban
guri oo soodaan ah oo isku xigga kumana doodayaan in ay dalka leeyahiin ku
darsadda xisaabtanka….

Wa Billaahi Tawfiiq*…… Qore.A.B.Ibrahim(Aden-Cadde)..*


This post has been viewed 828 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.