MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Dhagayso Qudbadii Madaxwaynaha Qado sharaf loogu sameeyey Bariga London

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

November 16, 2011   ·   0 Comments


Jaaliyada Reer Awdal ee ku nool bariga Magaalada London ayaa qado sharaf u sameeyey madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Awdalstate Mudane Rashiid Aw Nuur Xirsi oo uu weheliyo wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Awdalstate Mudane Mahdi Muuse Isaaq, Xafladaas oo ay ka soo qeyb galeen aqoonyahano, waxgarad iyo dhalinyaro badan ayaa madaxweynuhu Jaaliyada uga xog waramey jaranjarooyinkii kala duwanaa ee ay soo martey Awdalstate.


This post has been viewed 244 times.

Play

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)


Sorry, comments are closed on this post.