MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Dhageyso – Afhayeenka Beesha Ciise Ayaa Ku Hanjabay ” Dhaqan Soo Jireen ah oo Beesha Ciise leedahay Inay Tahay Wax Ciise Damco Mooye Inayna Cid Kale Wax Ku Damci Karin” + Dagaal Inay Damacooda Ku Xaqiijinayaan

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

January 19, 2013   ·   1 Comments

Djibouti1_1

Afhayeenka Beesha Ciise Maxamed Muse Bucul oo ah Nin Beesha Axamad Yonis Dhaleen Soona Koriyeen Mansabna Loo Yeelay ila Maantana 90% Xoogii Abtiyaaladii ah Ayaa Sheegay ” Inuu Jiro Dhaqan Soo Jireen ah oo Beesha Ciise leedahay Kaasi ah Inaan Ciise Qolo Kale Dhulkiisa Ku Damcin Waxay iyagu Damcaan Mooye” Isagoo Cadeeyay Damaca Qaawan ee Ciise inuu Soo Jireen ahaa Maanta Ay Dagaal Diyaar u Yihiin + Dagaal Ay Sheegeen Inay Gadabursi Wax Kaga Qaadi Doonaan Haddii Maayarka Hada Loo Dayn


This post has been viewed 1074 times.

Play

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (1)

  1. Ahmed Elmi Geedi says:

    We Samaroon must take tangible action to free our raped territory not only saying words but it is needed an effective action that to be executed collectively in the soonest time,secondly establishing a permenant fundraising project,and also establishing a visionary committes overlooking the essential issues about the clan.

     Reply




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.