QALIN WADAAGA IYO ARIMAHA BULSHADA

Dhismaha Schoolo Cusub Oo Si Xawli Ah Uga Socda Deegaanada Beesha Dhexe

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

July 17, 2012   ·   1 Comments

Schoolo

Buulocado-Awdalstate.com-Tan Iyo Maalintii Ay Somaliland Qabsadeen Maamulka Cusub Ee Axmed Siiraanyo(The Green Revolution), Waxa Meesha ka Baxay Wixii U Ekaa Cadaalada Ee Ka Jiri-Jiray Degaanada Somaliland.

Waxana Meesha Soo Galay Oo Halkeedii Buuxiyay Wax Aaan U Ekayn Cadaaladdaro, laakiin Kasii Xun Cadaalad-darada Qudheeda. Qaabkan Cuub Ee Uu La Yimid Maamulka Sii-laanyo, Waxa lagu Macnayn Kara ama Loogu Yeedhikaraa – Dulmi Iyo Isku Dulnoolaasho.

Qaabkan Cusubi Waa Midka Dadka Uu Ku Dhacayo Gayaysiindoona Gun-nimo, Kuwa Uu Naaska Nuujinaya Aan La Garanayn Meesha Uu Dejindoono Mustaqbalkooda, Maadaamaa Uu yahay Wax Ku Yimid Xaqdaro Siyaadada ah Eee Ka Jirta Maamuka Siilayo Ee Hargeisa (Old Harar Waysa).

Dadka Uu Sida Tooska U Khuseeyo ama Uu Ku Socdo Dulmigani, Waxa La Gudboon Inay Kala Horyimaadaan Diidmo Iyo Kacdoon Ay Ku Daafacayaan Sharaftooda Iyo Karamadooda.Hadii Laqa Qaatayna Waxa La Gudboon Inay Soo Ceshadaan Karaamadooda.

Hadii Aan Sooqaadano Qaar Ka Mid ah Waxyaaba Ka Socda Somaliland,Waxa Ku Soo Bixidoona Wajiga Runta ah Eee Somaliland Hadii Aad U Haysatay Meel La Wada leeyahay.

Tusaale: Isguulada Boodhinka ah ee Laga fulinayo Degaanada; Saaxil, Woqooyi Galbeed, Togdheer Iyo Qaybo Ka Mid Ah Sanaag,Waxay Ku Socdaan Qaab Qorshaysan Oo Si Habaysan Looga Soo Shaqeeyay. IsKuuladaasi, Waxa Loo Lala Dhisayaa Siyaabo kala Duwan Ama Waxay Leeyihiin Ujeedoonyin Kala Duwan.

1). Agoomaha Iyo Danyarta Degaanada Beelaha Isaaq:

2). Danyarya Iyo Reer Guuraada Dagaanada Beelaha Isaaqa.

3). Tayaynata Iyo Kor Uqaadta Tacliinta Caruurta Isaaq Ee Ku Nool Somaliland.

4). Kuwo ku yaal Hargeisa oo Lagu Urursho Caruur La Isaaqeeyay Oo aanay Jirij Cidka Dambaysa iyo Cid dambe Oo Soo Sheeganaysa, Kuwaasi Intooda Badan Laga Keeno Koonfurta Somaliya, Laguna Koriyo, laguna Isaaqeeyo Isguulo Yaal magaalada Hargeisa.

Marka La Furayo Ama La dhagax dhigayo Isguuladaasi, Waxa Googjoog Ka Noqda Wasiirada Wasaarada Waxbarashda Ee Maamulka Hargeisa, Madam Samsam Cabdi, Suldaano,Masuuliyiin Katirsan Maamulka Dawlada iyo Suldaano.Isguuldaasi Ayaa Waxay Yijhiin Kuwo Ay Dawlada Axmed Siiraanyo U Fuliso Si Qarsoodi ah.

Warbaahinta Waxa Loo Sheega War Aad Uga Fog Xaqiiqada.Ujeeedada Loo Qarinayo Inay Dawladu Dhisayso Sguuladan Ayaan Ku Salaysan In Beelaha Darifyada Laga Qariyo Waxqabadka Maamulka Dawlada.

Taa Badalkeedana Loogu Sheego Wax Ay Dadka Gobolku Qabsadeen(”Nnka
Dhuumamanayee Dhabarku Muuqo.) ”Waxaad Maqlasaa Tii Ooo La Leeyahay,”Sguulkan dhismihiisa, Waxa Iska Kaashaday Hayda Heblaayo iyo Shabcabka Gobolka.”

Waxa Kale Oo Warbaahinta Loo Sheega In Lacagta Lagu Dhisayo ay Bixiyeen Oo Masuulioyadiisa Qadeen Qurba Joogta Gobolka Saaxil,Togdheer,Birjeex iyo Sheekooyin Ay Run U qaadayanaan Dadka Aan Xog-ogaalka ahayni. Hadaba, Dadka Ama Bulshooyinka Ka Soo Jeeda Beelaha Darifyada, Sida:

Samaroon (Reer Wali Ashama Dinasty), Harti Iyo Cidkasta Oo Ay Khusayso Arintani Waxa La Gudboon, Inay Si Xilkasnimo Ku Jirto Uga Hortagaan,Iyaga Oo Aan U Socon Si Xaqoodu Ku Lumo, Laakin U Socda Si Ay Geesinimo Ku Tidcantahay Oo Ay Xaqooda Ku Helaan.

Hadii Aaany Sidaasi Yeelin beelaha Darifyadu,Oo Aany Ka Damqan Dulmiga Socda,Waxay Ku Sifoobi Doonaan Shicibka Beelaha Darifyadu,Gabaygii Ahaa,”Dhaashaaday Sugtaa Xaajadaaad Dhawrataa Abide.”

Axmed Adan Xuseen  - Luton Uk

Email: geeddiqsi@hotmail.com,


This post has been viewed 1721 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (1)

  1. Abadir says:

    ahahahaha, Alaa xaasidanaa..

     Reply




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.