MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Doorashadii Saylac Ma Waxay Xaq Ku Ahayd Inay Ciise Shiniile iyo Djabuuti Iska Yimid oo 10 Xildhibaan Awdal iyo Salal Ka Soo Saaran Waa Maya Sababto ah 3 ila 4 Ayaa Xaq Ahayd.

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

January 26, 2013   ·   0 Comments

farhan

Reer Awdal State Dhamaantood Waxay Leeyihiin Doorashada Saylac Xaqbay Udhacday Lakiin Anigu Aragtidaa Maqabo 7Xildhibaan Kama Soobaxeen Ee 1 Ama 2 Xildhibanba ciise Kuyeelanlahaa
hadaba aniga oo ah farhan adan warsame waxaan aad ulayabanahay bulshada gadabuursi ee daafaha calamka ku dhaqan iyo tan dalka gudihiisuba waxay isla afgarteen in doorashadu xaq iyo xalaalku dhacday hadaba bulshada gadabuursi sanadihii 1960 kii iyo 1977 waxay lumiyeen waxbadan oo aay xaqulahayeen ka gadaal markii 1960 aay diiqo usiiyeen beesha ciise iyaga oo leh anaga ayaay naga tirsanyihiin amase hablaan ka qabnaa maalintaa saylac labadii xildhibaan ee aay xaqa ulahayd waxaa loogu deeqay nin ciise ah oo gadhi dhashay oo deganaa degmada quljeed iyo ninkale oo inan kaqabay reera ha iska leh degaanka amase degmada saylac malintaa bulshawaynta gadabuursi waxay lumiyeen xaqoodii oo aay diiqo usiiyeen dad aan dagaanka u dhalan abtirsiin ahaana aan kasoo jeedin

sidaas si lamida markale sanadihii 1977 ee aay djibouti xornimada qaadatay xildhibanadii beelihii xornimada djibouti dhaliyay ee gadabuursi aay xaqa ulahayeen waxaa qaybiyay cumar agoon oo uqaybiyay carab iyo somalidii kale ee waxba kahelin kuraasta barlamaanka djibouti oo aay ka mid ahayd beesha isaaq ee aay manta isu haybta noqdeen beesha ciise hadaba caqliga saliim ka ah dhibatada soomartaa noloshiisa danbe ayaay badbaado iyo ilbaxnimo amase exbiriyos u noqotaa hadaba mala odhankaraa bulshada gadabuursi dhibatada soomarta waxba kama bartaan oo waxay noqdeen (adhi shugux shugux kama ilbaxo) bulshada gadabuursi wali waxay xeerinaysaa daris nimo oodwadaag iyo ehelnimo aay horay dhibwayni uga soo gaadhay waxay ilowsan yihiin hagar damooyinkii daris wanaagu baday iyo tariikhdii madobayd ee aay ka dhaxleen nasabnimada iyo nololwadaaga

gabagabadii iyo gunaanadkii ha ogadaan bulshawaynta gadabuursi ee daafaha dunida ku dhaqan iyo tan dalka gudihiisa joogtaaba in aay wali luminayaan xaqooda inta aay leeyihiin dorashada saylac waxay udhacday si xaq iyo xalaal ah ciise manta 7 xildhibaan ayuu kahelay saylac ma la iswaydiiyay siduu ku helay 7 xildhibaan waxuu ku helay xabaglayaal iyo gidaarjiifkii laga soo guray djibouti ee basaska dhaadheer iyo gawadhida xukumada djibouti lagusoo daadgureeyay dhanka bada waxaa shaqaynayay oo dadka soogurayay 6 laash hadaba duulan cad oo dhulka gadabuursi uu ciise ku hantiyayo ayuu bilaabay bal ufiirsada dhamaan beelaha ciise kuwa u hadlay waxay ku hadlayaan gadabuursi daganka xeebta uma ogolin ayaay leeyihiin dhamaan jaaliyadaha ciise ee dalka dibadiisa ee hadlay waxay leeyihiin dhulka xeebta ah ciise ayaa iskaleh gadabuursi borama kama sokeeyo ? jaaliyadaha gadabuursina dhamantood waxay leeyihiin ciise dhulka waan wada leenahay markaas dhulkeena sow inagu ma bixinayno sidii 1960??

hadaad maanta badigoobto tariikhda ciise kulaha degmada saylac majiro nin ciise ah oo cimrigiisu 60 jiro oo saylac ku dhashay oo lagaranayaa majiro qos ciise ah oo macruufka ah saylac oo lagaranayaa majirto 1guri oo ciise leeyahay oo saylac ka dhisan markaa ciise sow inagu hadaynu nahay gadabuursi sow inagu lamaynaan jeclaan saylac ?
suaasha jawaabkeeda eeguso hagajiya Email adwarsam1@yahoo.com

by farhan adan warsame
awdal state
swiss


This post has been viewed 642 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.