QALIN WADAAGA IYO ARIMAHA BULSHADA

Saleeban Dugsiye Markuu Hadda Dib U Soo Foqay Saddexda Dhadhaar Dharigeena Maku Dheelitirna Muxuu Shalay Uga Soo Horjeeday Qoraalkii La Midka ahaa ee …..

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

November 29, 2012   ·   0 Comments

awdal

“If you care enough for Awdal’s people

Make them all equal and proud

For the first in the Politics

For me and for you

And for the entire Awdalstate people .”

By Samaron R Hassan

Dugsiye Markuu Hadda Dib  U Soo Foqay Saddexda Dhadhaar Dharigeena Maku Dheelitirna  Muxuu Shalay Uga Soo Horjeeday Qoraalkii La Midka ahaa ee uu Qoray Samaron Ciwaankiisuna Ahaa Awdalstate Dhaqaaqdaye Daabka Inaynu Wada Qabano Sow Ma Haboona?

Muxuuse isaga iyo Rashid u go’aansadeen Awdalstate labadooda mooyaane inaan cid kale talo ku yeelan, midnimada ay hada raadinayaan miyayna ahayn tii anuu ka soo shaqaynay ee iyadoo dadkoo dhan mid yahay anuu udooranay hogaanka.

Miyayna iyagu ahayn kuwii kala daadiyay awdalstate ee reerkooda mooyee dadkii kale arki kari waayay ee bacdu kaga xidhantahay bulshada awdalstate.

Ee markii la yidhi Awdalstate waxay u baahantahay inay gudaha wadanka ka hawl gasho sidii qorshuhu ahaa miyayna ahayn kuwii yidhi awdalstate hadii ay gudaha gasho cidda ku dhimanaysa waa reerkayaga ee waxaanu horta ka shaqaynayna arimaha dibada.

 

Hadal iyo dhamaantii inkastoo wakhtigeedi la joogin dood hadana waa iga xasuusin maanta dadka awdalstate waxay u baahanyihiin maaha inaa afka laga sheego oo kaliya ee waa inaa sida ugu dhakhso badan la isku yimaado awdalstate kala duwanaasha afkaarta meel la iska dhigo lagana wada hadlo sii loo wada ambo qaadi laha Jabhad ay awdalstate leedahay oo la hawl galiyo sida ugu dhakhso badan.

HALKAN KA AKHRI QORAALKI SAMARON EE CIWAANKISU AHAA Awdalstate Dhaqaaqdaye Daabka Inaynu Wada Qabano Sow Ma Haboona?

Samaron R Hassan

 

 


This post has been viewed 2857 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.