MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

DUUR OO LOO ADEEGSANAYO SIFAHII INA YAABAHII DJIBUUTI…….

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

April 22, 2012   ·   0 Comments

Baryahan dambe waxaa hawli ku socday aan loo meel dayin, canugga aan
cilmi aqooneed lahayn ee u qaabilsan siilaanyo arimaha gudiga kaasoo
ka dheereeyey kacaankii kulmiye ku hantiyey fara maroorsigii taladda
arimaha waqooyi, taas oo geed dheer iyomid gaaban uu siilaanyo u
fuuley…..
(Baqal fardo la daaqdey faras bay is mooddaa)..
Ninkan u qaabilsan arimaha guduhu waad aragtaa in uusan wax cilmi ah
lahayn, xitaa waxaad moodaa in aanu dhugan dalkanu heerkan
nabadeynta uu ku caano maalay muxuu ku soo gaadhay isma
dhehin..(Dameer rag ka weyn la saaray). Dhe.
Hadduu garanayo wuxuu ku cilmi qaadan lahaa raggii ku fadhiisiyey
siilaanyo kursiga siduu uga dhigey heydhaf taag daran, sida Ina biixi
oo madex geel u dhiibay, Ina cabdulqaadir oo uu naafeeyey iyo Cali
marshal oon arkin siilaanyo oo kursigii fadhiistay..
Jarta uu siilaanyo la maagan yahay , markuu iska hor keeno isagga iyo
tolkii in uu cid la kaga dhaqaaqo, si uu haadku ugu dhaco, haddii uu
istaas garan lahaa kuma uu dhiiradeen in uu u hanjabo cuqaasha,
nabadoonnadda iyo salaadiinta uu leeyahay waxaan idinka jarri
mushaharka yar eed qaadataan haddii aydan ka deyn dhaliisha
dawladda…kkkk taas oo ula jeeddo salaadiinta beesha galbeedka Burco ee
uu ka soo jeeddo,. inta ka diiwaan gashan xafiiskiisa, ka dib markii
sixun loola dhaqmay haldoorkii beesha , aqoon yahankii waxgaradkii
beesha sida loogu bahdiley dadweynaha ee xisbigii uu dhabarka uga
jabay , maalkiisii iyo maskaxdiisiiba ku dhamaatay,., kobtaa waxaad ka
garan munaafaqaddii ay ku heshiiyeen in ay dildilaacayso, xaalkooduyna
ahaa haadka cirku ayuu ku dhacayaa, kolbaa keenni circa dayaa..kkkkk
Haldoor beesha galbeedka burco ee biri mageydayda aha waxaa loo
adeegsaday DUUR oo ay isku beel yahiin, askartii Duurna kala tuurkii
ay ka laliyeen kursiga ,asagoo kol kii horeba ku socday farsamo alle,
waa kaa naafadda ku noqday oo aanu ka soo kaci doonin abid….
Siilaanyo waxii uu ku dhaliili jirey maamulkii ka hore waakan maanta
la oo baxay ee yidhi igama qudhuntaw, car juuq dhaha
dadweynaw….(Doofaar inkastuu Durdur iyo Dabaal maro , Abidkii Ma
daahiro oo Ma Daayo Dabeecaddiisii)… Geellu baa la yir (Huddu Habeedka
hagga dambe ku leeyahay waa gediisii, hadduu xagga hore ku leeyahayna
waa tuu la soo baxay)>kkkk……
Qore.A.BarkhadleI..(Aden-Cadde)..
Gud.Xiriirka Guud ee Dawlad Goboleedka Awdal state.(middle-east)…


This post has been viewed 261 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)


Sorry, comments are closed on this post.