January 9, 2013 · 0 Comments
Ma Dhabbaa Cadowga 1aad ee Gadabarsigu inuu yahay isla Gadabursiga uu Dhalay Isaaqu iyo Ciisuhu.
Kuwa Qarnigii lasoo Dhaafay ila Maanta ugu Doqonsan Gadabursiga Dhexdiisa ee Bila Dhiiga ah ee Marna Bixiya Dhulka Awdal/Salal Marna La Safta Isaaqa/Ciisaha, Marna Gabdhaha Billaa Maherka Ku Bixiyaa, Marna Meelaha Ka Yidhaahda Abtiyaaladay ha la Daayo waa Kuwa Wiilasha Ciisuhu iyo Isaaqo Ino Dhaleen marka intaan Gadabursigu horta cid kale la Dagaalamin Tooshka Hagu Qabto Kuwaas, Guurkana yaan Dib Danbe Looga Guursan Ciise iyo Isaaq Gaara ahaan Kuwa inala dega, Haloona Sahan Tago Meelo Kale sababto ah hadii Barigii Hore Faalku Inoo Qabtay Inay dadka igu fiicanyihiin Wiilasha Ciisuhu amba Isaaqu Dhaleen Waxay Ku Beenaydaw Arintaasi 100kii Sano ee Ugu Danbeeyay.
Markaad Soo Qaadato Dhibka Ayay Keeneen Ninmanka Gadabuursiga ah ee la inoo dhalay waa fajac iyo amakaag iyo waliba dhib aan laga soo waaqsan karin waxa ka mida dhibkaas:-
1- Ninka Dhulka awdal kala jaray ee badhna ku casuumay Ciise badhka reer awdal ku dhex tuuray waa Rayaale, Rayaale wuxu nmuber kaw ka yahay raga ciisuhu inoo dhaleen.
2-waxaanu hayna sidoo kale gabdho qurbe jooga oo maanta hadii aanu soo magac dhawno si fiican loo yaan oo maalinkii ay soo eega dhulkiina yidhaahdeen bilaash loogu soo meheriyay kuwii laayay dadkooda sida Seemaal iyo Kalabaydhba lagu dilay oo waliba hal oday ay kala xigigaan kuwa wax laayay iyo kuwa gabdhaha bilaashka ah la siiyay. Maanta ay Yurub biilka uga diraan gabdhaahasi kuwii laayay dadkoodii.
3- Kuwa Maalin Kaste gadabursi meel uu ka marokalaa yahay waa kuwa Isaaqu Dhaleen iyo Kuwa Ciisuhu Dhaleen oo maanta arima kaste oo gadabursi meel marin laha docfaruura.
Si kaste ha ahaate Marka aad barbar dhigto kuwa Duwarka Gadabursigu udhaleen isaaqa iyo Ciisaha ayaad waxad arkaysa faraq weyni inuu u dhaxeeyo sababtoo ah Cadowga 2aad ee ummada Gadabursigu waa wiilashii ay dhaleen iyo kuwii ay guryahooda kusoo korsheen, kuwii ay caanahooda nuujiyeen, iyo kuwii ay iyagu wax soo bareen.
Waxaanu tusaale usoo qaadanayna:
1- ina Geele
2- Cali Aareeye
3- iyo Badhsaabki hore ee salal buuni kuwan oo waxa maanta ciise sheegayana iyo kuwii ceelbardaale ku doodayayba intaba waxa hooyo iyo abti u ah beelaha Gadabursi waa yaabka yaabki???
Habada Waxa Kala Duwanaansha intaa leeg keenay ayaa waxaanu ku falaqayn doonna faallooyinka xiga.
By awdal
This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*
and officially started in 30 July,2009.
Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest news about the struggle of Awdalstate for an autonomous state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.