MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

HAMBALYO KU SOCOTA SULDAANKA GUUD EE BEELAHA JIBRIIL YOONIS -ABUBAKER CILMI WABAR.

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

July 18, 2011   ·   0 Comments

Odayaasha magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo ah qurbajoogga Reer Nuur ee Dalka Boqorooyada Sucuudiga (Kindom of Saudi Arabia) waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Suldaanka Guud ee Beelaha Jibriil Yoonis – Samaroon – Gadabuursi Suld.Abubaker Cilmi Wabar oo 14/07/2011 khamiistii lagu caleemo saaray magaalada Qun-U-jeed ee ka tirsan Degmada Borama – Gobolka Awdal. Waxay Suldaanka Ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo hoggaamiye nabadgalyo, Walaaleeye Bulsho iyo wanaag fare horseeda wax-wada-qabsi horumar lagu gaadho.

1- Maxamad Cabdullahi Xaaji Obsiiyeh
2- Maxamad Cabdullahi Mixile
3- Maxamad Cabdullahi Adan
4- Cabdulqaadir Jibriil Buux
5- Maxamad Cali Jaamac
6- Maxamuud Cali Jaamac
7- Maxamuud Muxumad Hodoon
8- Cali Yuusuf Maxamad (Cali Dilaad)
9- Axmad Cabdulllaahi Gudaal
10- Cali Cisman(Cali Talyaani
11- Cabiraxmaan Miyir Faarax
12- Axmad maal Samater
13- Maxamad Cabdulqaadir Jibriil
14- Xaaji Cumar Sheekh Ibraahi Raage
15- Xaamud Maxamuud Taani
16- Axmad Maxamuud Taani
17- Xaamud Xuseen Diiriye
18- Cabdisalaam Sheekh Ibraahim Tubeec
19- Mawliid Caalin
20-Maxamad Xuseen Faarax(Riyoole)
21-Cali deeqsi
22- Cabdulqaadir Qarni Sh.Ibrahim
23- Ibrahim Maxamad Xasan X.Obsiyeh
24- Xasan Axmad Jaamac
25- Maxamad Cabdiraxman Cismaan Ismaaciil
26-Maxamad Dauud Muumin
27- Mukhtaar Maxamad Cabdi Ibraahim
28- Farxaan Muxumad Cali Bakaal
30- Cali Cabdi Ardaale
31- Mukhtaar Axmad Jaamac
32- Cabdullahi Qaalib

Iyo dhammaan xaasaskooda iyo caruurtooda.

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!.


This post has been viewed 246 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.