MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Haweenayda Uqaabilsan Maamulka Hargaysa Waxbarashada Oo Rabshad Horleh Ka, Abuurtay Degmada Saylac

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

January 18, 2013   ·   0 Comments

down

Haweenayda Uqaabilsan Maamulka Hargaysa Waxbarashada Oo Rabshad Horleh Ka, Abuurtay Degmada Saylac

haweenayda u qaabilsan maamulka hargaysa waxbarashada oo ah mid horayba u kala qaybisay bulshada degaanka xeebaha awdal state ayaa hadana markale rabshad horleh ka abuurtay degmada saylac ka gadaal markii aaytimaday habeen hore haweenaydan ayaa waxaa lagu xasuustaa qorshe aay waday xiligii xilkan loo magacaabay oo ahayd laba sano kahor ayaa waxay biloowday qorshe aay ku dajinaysa deganada cabdi geedi iyo ceel sheekh dad aay kasoo daadgureeyeen iyada iyo muuse biixi degmada gabiley qorshahan ayaa ahaa miday shirkula gashay beesha aay kasoojeedo ee sacad muuse magalada london qorshahan ayaa qurbajoogta sacad muuse aay ku bixiyeen dhaqaale aad u fara badan hase ahaatee qorshahan dhulbalaarsiga ah ee aay haweenaydani waday ayaa guuldaraystay ka gadaal markii aay dadkii aay kasoo dadguraysay degmadada gabiley aay ku noolan kari wayeen cimilada xeebta ee aadka u kulul iyaga oo dhamaantood dadkii dib ugu laabtay daganadii lagasoo daadgureeyay

hadaba markale ayaay haweenaydan oo lagu magacaabo zamzam mohamed adan waxay biloowday qorshe iskaashi oo aay kudoonayso in magalada saylac iyo lughayaba dib loogu noqdo dorashadii aay dadka dagaanka iska lihi kusoobaxeen haweenaydan ayaa wadata warqado codbixineed oo fojari ah oo aay leedahay waa waraqihii labadaa dagmo waa lughaya iyo saylac e oo aay leedahay xeebta ayaa laga helay habeenkii aay so gashay saylac ayaa waxay shir lagashay beesha ciise iyada oo shirkaa aay lagashay ka gadaal dalbatay inay yimadaan kooxo cusub oo aay iyada isu beelyihiin si aay u adkaato dooda iyo isriix riixa ka jira degmada saylac haweenaydan ayaa waxay kujirtaa qorshe beesha gadabuursi looga sifaynayo xeebaha awdal tan iyo markii aay xilka udhiibeen maamulka hargaysa xildhibanadii kasoo jeeday beesha ciise oo malmahan u danbeeyay kasoo dabcay halkii aay tagnayeen markii aay arkeen in looga awood badan yahay qasabna aanay cidnaba ku marin karin damacooda qaawan ayaa hada umuuqda kuwo haweenaydani aay garab iyo gashaan u noqotay

iskusoo wada duuboo beelwaynta iska leh deganada xeebta ee gadabuursi oo wayadanba aay kusocdeen weeraro qaawan oo dhulboob ah iyo damac qaawan oo dhulkooda lagu doonayo ayaa laga filayaa iyaguna inay markale guntiga dhiisha isaga dhigaan difaaca dhulkooda iyo daadifayta cunufka iyo carqalada aay haweenaydani markale kasoo cusboonaysiisay degmada saylac malmahan udanbeeyay aayay qurbajoogta beelwaynta gadabuursi lahaayeen shirar is dabajooga oo logu gogolxaadhayo difaaca dhulka gadabuursi iyo midaynta muruqa iyo maskaxda bulshada taasi oo noqotay lagama maarmaan marka aad dib u eegto waayihii mugdiga ahaa ee somaray bulshawaynta gadabuursi ayaad moodaa inay u noqdeen cashir lama ilawaana oo maanta u noqday inay dhulkooda sharaftooda iyo jiritaankooda kubadbaadiyaan midnimo iyo wadajir hadaba haweenaydan carqalada kunoqotay walaalayntii beelwaynta gadabuursi ee xeebta iyo ciisaha tirada yar ee kuweheliya xeebta ood moodo in dhulka aay ka iibiyay mamulkii hargaysa ee kan hada jira ka horeeyay ayaa waxaa marlabaad geeso aay ku dagalamaan u noqday haweenaydan wadata qorshaha kasifaynta beesha gadabuursi xeebta
isha kuhay awdalstatenews.com


This post has been viewed 1203 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.