August 24, 2011 · 2 Comments
JAWAAB: Doodi Aheyd Sidee U Aragta Saxaafada Awdal ee Wadaaga Magacyada.

Marka hore waxan salaamaya bahda awdalstate.com iyo akhristayaashiisa sharafta mudane.
Hadii aan ka dhibto fikirkeyga doodan qiimaha weyn ee laso dhex dhigey qoomiyada sheekh samaroone, aniga waxay ila tahay in saxaafada awdal aanan magac uun wadaagin balse wax ka weyn ey wadaagan sida qudhsiga lagu hayo, Qabiileysi u dhaxeeya, Qalab-la’aan iyo wax yaabo badan oo ka kacaya xarafka “Q”
Saxaafada awdal waxay u qeybsan tahay 2 qeybood, mid aaminsan somaliland iyo mid kaso hore jeeda oo aaminsan awdalstate.
Hadaba inta somaliland aaminsan waxa ka maqan iney sheegtan magaca ay aaminsan yihin hadiii aan si kale hadalka u dhigo waxa weeyi maxa u diidan reer awdal iney furtan website sita magaca somaliland sida beesha dhexeba u isticmalaan Somaliland.org, Somalilandtime ….
Waxan xasuustaa website Somalilandeyes la odhan jirey oo reer awdal ah balse hada hawada ka baxay.Marka laga reebo website kaasi Saxaafada awdal ambase nimanka maamulka website yada haya runtii waxa seegtey iney website magaca somaliland sita furtaan.
Saxafada Awdal runtii waxa ay muujineysa un kala qeybsanaanta dhex taala reer awdal, waana taasi ta sababtey in la qudhsado oo beesha dhexee anaan tixgalin.
Saxaafada halkii ay umada hormood u noqon lahayd ayey runtii iyadiiba maanta horseed u tahay kala qeybinta umada. Taasina waxay dhalisey in soo baxaan website wadaagaya magaxa sida lughayapress, lughaya,awdalpress, awdalnews,saylac.com,saylicipress, boramanews iyo boramaonline( oo dhawan soo galeysa hawada)
Siyaasiyiinta, Suldaanada iyo Saxaafaada awdalba waxa ka maqan hami iyo damac oo intooduba borama ayey soo eegayan halka ay ula jan qaadi lahayeen gobolada kale.
Ugu dambeyntii waxan odhan laha bahda saxaafada awdal in ay magac wadaagan dhaafan oo damac yeeshan oo dhulka gacantooda ka maqan soo ceshaan sida gabiley.
Waxana qurux badan in Gabileypress,iyo qaar kaleba ay furtan halka ay magacyada ka wadaagayan.
Mohamed Idka
By awdal
This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*
and officially started in 30 July,2009.
Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest news about the struggle of Awdalstate for an autonomous state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.
Asalaamucaleeykum waa runtaa waxa kala qaybinaaya umada reer sheekh samaroon waa saxaafadaha lagu shaqaysto ee ayidsan beesha dhexeexe(SNM) ee loo isticmaalo kala qaybinta iyo isku dirka qoomiyada sheekh samaroon si ayna u hanan ujeedooyinkooda iyo madaxbanaanidooda. SNM waxay wadaa siyaasadii xumayd ee ahayd QAYBI OO XUKUN laakiin saxaafadaha reer Awdal may garan qaarkood oo iyaga ayaa lacag lagu siiyaa cayda iyo xaqiraada ugana soo horeeya beesh dhexe tusaale ahaan kuwa lamagacbaxay diiradalughaya ee ku sheegay calanka quruxda badan ee AWDAL STATE calanka yuhuuda iyaga oon aqoon ulahayn calamada aduunka kalaradoodu dhinac ay u jeedaan inay jiifaan iyo inay taaganyihiin hadal iyo dhamaantii kuwa aan AWDAL STATE rabin magac hawdaayaan