December 4, 2011 · 0 Comments



Bismailahi raxmani raxiim sida aad lawada socotaan waxa hada jira oo qabsoomay maamul goboleed ka awdalstate oo lagaga dhawaaqay dalka canada march 2011 waxa loo sameeyay mamulka awdalste xaflado balaran oo damashad ah calamka intiisa badan hadaba waxa dhawaan lagu soo afmeeray shirkii lagu dhisay maamulka awdalsate london shirkaasi oo ku dhamaday guul gobonimo ayaa waxa lagu doortay madaxwayne garyaqaan rashiid aw nuur xirsi madaxwayne ku xigeena abdilahi abdirahman mohamed .
hadaba waxa ay wadaam madayda dawlada awdalstate sidii loo dhamaystirir lahaa road mapka u yaala dawlada waxa uu hada madaywayne ku xigeenku bilabay safaradii uu ku dhamaystiri laha qurba jooga awdalstate kalana hadli lahaa waxa u qabsoomay waxa u hadhay waxa ay wadaan ba ,
hadaba shalay markay ahayd sacadu 2: 00 galabnimo waxa ka dhacay shir baladhan oo ay isugu yimadeen jaliyada dagan gobolka hessen caasimadiisa frankfurt waxa ka soo qayb galay shirkaasi odaayaal aqoon yahan dhalin yaro haween shirkaasi ayaa sida cadadu inoo ahayd logu furay aaayadaha quraan ka kariimka kadib ayaa waxa halkaa hadalka qabsaday daadiyihii shirka waxa uu ka hadlay doorka ay soo martay maamulka awdalstate waxa uu dhalintii haweenkii odayshii fahan siiyay jaranjarooyin kii ay soo martay min bilow ilaa dhaamad waxa si balaadhan ugu soo dawaeeyay madaxwayne ku xigeenka awdalstate mudane abdilahi abdirahman waxa kamid ahaa hadaladii waxana ka mid ahaa hadalaadi sii bislmilah waxa maanga noo hsaraf ah in uu madaywayne aad noogu imaado maagaladaydii waxa ay noo tahay sharaf aan la soo koobi karayn waxa an ku lee nahay ku soo dhawow gacmo furan inaa kadib waxa hadalkiin lagu soo dhaweeyay madaxwayne ku xigen maamulka awdalstete mudane abdulahi abdurahman mohamed waxa uu ka sheekeeayay howlaha ay qabteen intii ay xilka hayeen howlaha ay qaban doonan waxa uu aad ugu hadlay in ay awdaltste u tagan tahay nababad is horumar waxa ay awdalstate halkan ku soo gadhay ismaqal is xixiraam kala danbayn is dhagaysi wada hadal badan intaa kadib waxa uu yidhi waxa uu yiri waxa an anahay umada badbaadisay geeska africa balse si an wax u tarnay nalooguma hanbayn waxa an hada garanay ama go aan an ku gaadhnay in aan aqalkagaya an soo dayrayno oon albaab fure iyo muftaax u samaysano oo an iska eegno cida soo galaysa iyo cida ka baxaysa dib danbe u ogolaan mayno in aan sida maqaaxiyaha loo galo loogana baxo dhalintan awdalsste u kacdayna cidna kama habaysanayaan cidna duulaan kuma aha ee waxa ay u kaceen majdigii awoow yashood in ay mar labaad soo ceshadaan waxa uu ku daray sida ay dhalinu u samyn karaan is badal sida dhalintu ay u samyn karaan is badal mugleh madamada ay yihiin jiilka bari badali doona odayssha madama ay tahay awdalstate damacii dhalainta mustaqbalkii dhalitna midhidhihii dhalinta waxa uu ka sheekeyay madaxwaynuhu sida ay yuhuudu u samaysay awoodaa maanta ay ku mamulayso calamka waxa ay samaysteen urur yar oo ay ku kala war qaataan waxa ay samaysteen mmaamul sameeyay isu xidhka ururkaasi waxa ay soo diyarsadeen sida ay uwada xiriri lahayeen liis waxa ay sameyeen dadal iyo juhdi fara badan waxa ay ka ageen dalkoodii kadib wakaa bayul maqdis ay leeyihiin waa hooygii awoowyashayo markaa waxa uu fahan siyay sida ay dhalin isugu tagtaa oo dadasha ay ku kasban karo waxa ay rabaan waxa uu ka hadlay madaywayne ku xigeen sida ay mustaqbalka dhow uga midhodhalin doonana arimo badan ilaa hadana ay wax badan qabteen wax badana u hadheen dadalkeeda na looga bahan yahay dadka ku abtirsada awdalstate in ay taageer la garab istagaan mid hiil iyo hooba leh waxa looga bahan yahay shacbi waynaha awdalstate kadib waxa ahdalka lagu soo dhaweeyay mudane mukhtaar nuur dheere oo ah odayaasha dalka germany waxa uu ka hadlay dhalina uu ka waniyay sida ay uga fogaan laaheeyeen dhaqamada xun xun dhamaantood waxa uu ka hadlay sida loo samyn karo awoodo dhaqaale mid maamul laga hir galiyo dalkii awoodo cidameed waxa uu ka sheekeeyay hadii ay ka midho dhalino maamulkeenana in aan ka wanagsanan doono cid walba oo ku abtirsata magaca somaliyeenaynu hormuud unoqon dono inkastaa oo manta ba an u nahay dhinacyo aan balse halkii ugu muhiimsanyd ay dhamayn dono inta noo hadhay halkan kuma soo wada kobi karno qaybaha kala duwan ee dhalina ee xaflada ka hadlay waxa na ka hadlay arimaha badan oo xisa leh na ka qabtay waxana inugu la socod siiyaynaa qaybaha yaga kale
wa biöaahi tawfiiq
guuul iyo gobonimo awdalsta
By awdal
This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*
and officially started in 30 July,2009.
Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest news about the struggle of Awdalstate for an autonomous state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.
Sorry, comments are closed on this post.