MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Ogaysiis Ogaysiis: Appeal Project

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

July 28, 2012   ·   0 Comments

Abaaraha 4

 Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa La’ogaysiinayaa Dhamaan Ummada Soomaaliyeed ee Qayrka Jecel
In La Qaban Doono Tabarucaad ( Kaalmo ) Lagu Caawinayo Dadka Ku Tabaalooway Abaaraha Ka Jira Goboladda Awdal, Gabilay iyo Salal, iyo Agoomaha Ku Nool Goboladaaas, Hadaba Barnaamijkaan Lagu Caawinayo Dhibanayaasha Ka Soo Jeeda Goboladan Dusha Ku Xusan Ayaa Waxaa Loo Furay Nidaamka Loo Yaqaano Appeal Waxaana Iska Kaashanayo Hay’ado Maxali ah Kuwaasi Oo Ka Diiwaan Gashan Wadanka United Kingdom,

Deeqaha Ka Soo Xarooda Yaboohayaasha Ayaa Waxaa Maarayndoona Eemaamyadda Masaajida Ugu Waaweyn Dalkeena 

Kolkaa Fadlan Waxaa La’idiinka Codsanayaa Inaad Ka Qayb Qaadataan Caawimaadaan Loo Fidinayo Dadkeena Maxaasta ah Sida- Caruurta, Waayeelka & Dumarka, Walaalayaal Ku Dadaala Inaad Soo Garaacaya Talefon Lambarka Hoose.

Sida Aad Uga Soo Qaybgalaysaan Waa Sidatan-

Waa Qadka Telephon-ka Lambarkiisuna Yahay Tell:( 44) 01582 48 18 22 Luton Uk

Waa Qaybra Farriin Gudbiyaha Message         Tell:( 44) 077 79 48 18 22 Luton Uk,

Time: Saacada Telephon-ka La Furayo Waa            17:00 – 21:00   

Date:  Maalinta La’idiin Baahanyahay Waa               05-08-2012

Hay’adaha Howsha Wada Waa  Kuwan Hoose,

1) Ramda                         Email:info@ramda.org.uk web: www.ramda.org.uk

2) Mercy Universal           Web: www.mercyuniversal.com

3) Inspire FM in Luton,      Email:info@inspirefm.org Web:www.inspirefm.org 

Fadlan Adigoo Mahadsan Xaga Hoose Kala Soco Shaxda Loogu Tala Galay Barnaamijka Inuu u Dhaco

Gargaar Dadkaaga Ugunna Gargaar Dar Alle, Isku Day Inaad Wax un Qabato Waana Bishii Barakaysnayd Qayrka Haan Ukala Dheerayno Haduu Alle Idmo:

RAMDA

Refugee and Migrant Development Association

134 Biscot Road Chaucer House Suite 101 Luton BedforshireTel/Fax: 01582 967 996 Mobile: 07939433360

Email:info@ramda.org.uk web: www.ramda.org.uk Registered Charity No: 1101595 ASDAN Accredited Training Centre,

 

RAMDA appeal projects

Project I: Orphan children

For an orphan child you can sponsor one or all of the following

You can help with

  1 month

3 months

1 year

·         School fees

£25

£75

£300

·         Clothes

£10

£30

£120

·         Food

£25

£75

£300

·         Medicine

£15

£45

£180

Total

£75

£225

£900

 

Project II: Water purification (drinking clean water)    1-famly with 5-6 children – 1 filter x 20 liters of water at the time – £50

Project III: Iftari – 1 family with 5-6 children -  £15

Project IV: Eid gift – 1 family with 5-6 children – £20

 

RAMDA account details:

Bank name: HSBC

Account name: Refugee and Migrant Development Association

Account number: 91707256

Sort Code: 40-31-30

Wixii Faahfaahin Dheeri Ah Fadlan Kala Xadhiidh Taleefonadda,

Mr Ismail Osman Hussein       Chairman          Tell: 07939433360

Mr Faisal A Abdi ( Abroone)   Co-ordinater      Tell: 07950382675

Allaa Mahada Leh,,


This post has been viewed 2008 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.