MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Rooble Afdeebkii Qarniga Gadabuursi Xoreeyaa Lahelay

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

July 10, 2011   ·   6 Comments

Asc.war.wab.
Walaalayaal
markahore aadbaan idiin salaamayaa,marka xiga anagu aadbaan iskagafiicanahay idinkana khayrbaan idiin rajaynayaa.
Walaalaha qaaliga ahaw hadaan idiinka waramo warka jigjiga kucusub wiigan waa odayaasheenii halgamayaasha ahaa eeka dhiidhiyay dulmiga ee uu hogaaminay halyayga geesiga ah rooble afdeebka qarnigan ee u guntaday inuu gadabuursi xoreeyo allaha cimrigiisa raajiyee mujaahid AXMED SHEEKH FAARAX. Geesiyaashaasi ayaa jigjiga kusoo laabtay kadib markii uu uyeedhay ninka madaxwaynaha kililka ahi iyadoo dawlada federaalku cadaadis kusaartay arinkaas, geesiyaashu sabtidii ayay jigjiga soogaadheen isniintii galinkii danbana waxay lakulmeen oo qaabilay madaxwaynaha,dulmidiidyadu doodoodii ayay shaaca kaqaadeen iyagoon saxarna dhaafin afkoogana waykuciilbaxeen qoraalna waykudhiibeen,madaxwaynuhuna inuu madaxa ruxo mooyee hadalkale kamasoobixin hadalka kaliya eekasoobaxay waa cabashadiinu waaxaq markii horena waan idinku gafay dalabkiinoo dhan mawada fulinkaree wixii macquula waan fulinayaa wuxuuna iskudayay inuu kharashkiina anaa qaba yidhaa laakiin kamay ogolaan waxayna ugu jawaabeen anagu waxtarka kaliya een kaagafadhinaa waa inaad arinkayaga waxkaqabato wuxuna u fidiyay casuumad iyo martiqaad balaadhan oo uu gurigiisa kucasumayo laakiin uuna wakhti cayiman uqaban iyakuna way ka aqbaleen waxayna ufidiyeen casuumad balaadhan isaga iyo xukuumadiisaba ookadhicidoonta bolol dhulkayaga iyo dadkayagana kaalay soobaro ayay dhaheen jawi noocaasa oo aad loosoo dhaweeyay ayuu kulankiihore kudhamaaday,geesiyaasha amaankooda waxasugaya illaa hada nabadsugida qaranka oo intay adisababa joogeena sugaysay waxana fiilooyinkaas xidhay oo arinkaas suuragashay halyay AXMED SH.FAARAX haduuna isagu lasocona odayaasha kale taayir marogeen adisababa ayuuna ninkan kililka haystaa kasoodhex ugaadhsan lahaa siduu sheekhaashtaba ugalay, laakiin nasiib wanaag odayaasheena fooda wuugalinkari waayay isagu waxba umateeladhigan waxba wuukaqaadikariwaayay laf hunguriga ugashay baykunoqdeen meelahaas shirarka uunbuu kadhexcaytami jiray waxaasina waa dadaalka iyo difaaca halyaygaas sooma jeedsada ahi dhigay waxaynu ugu abaalgudiba! markaas walaalayaal xaalku halkaasuu marayaa furfurnaantan iyo dabacsanaantan hada kamuuqata ninkan oonu ogayn qaabkuu udhaqmayay waa midhaha halgankeena markaas halgankuna walimadhamaan wuuna socon ilaa iyo gobolka harawa aan xasilinayno hubka hadhigina waxaynuna kuqiimayn ninkan hadaladiisa ficilka iyo jawaabta kamadanbaysta ah ee uu kabixiyo arinkeena halyeeyadeenuna waxay soonoqdeen iyagoo niyadoodu aadudhisantahay rajo aadusaraysana kaqaba dawlada federaalka markaas hadii ninkani waxeena dhamaynwaayo waa federaalkii oo ay waliba dawladii oodhansoobarteen markaas walaalayaal hadabcina oo hays odhanina odayaashu dhulkoodiibay kulaabteen oo sahayda hakagoynina jigjiga waxba kagamasoohorayn odayaasha dadka halkan joogaana waadad iska itaaldaran xabad-xabadka ganacsatada ah oo waxhaystaana waakuwo lacagta caabuda oyna qadiyad iyaga waxba kagalin markaas sidaas ulasocda hadaydaan maanta intiinaas dibada joogtaa isxilqaanteena rag iskamaynaan dhicineen waajibka aad gudanaysaana laydinku mahadniqimaayee wadahalganka horay usiiwadaay anigaana idinkasoo dhargin kolba wixiikasoo cusboonaada
Halgame C/salam.
Tel 251915732019/ 251915202555


This post has been viewed 897 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (6)

  1. Mahad says:

    Saaxiib, C/salaan warka noocana laguma soo qoro website public ah. Siday kaa noqotay? Waxad u soo qortay sidii warqad ad walaalkaa ama saaxiibkaa u dirayso oo kale!. Dadka website-kani ka sheqeeya waxan kula talin lahaa inay waxoogaa kontoroolaan qoraalada intaan la upload garayn. Mahadsanidin…

     Reply
  2. Mahad says:

    Saaxiib, C/salaan warka noocana laguma soo qoro website public ah. Siday kaa noqotay? Waxad u soo qortay sidii warqad ad walaalkaa ama saaxiibkaa u dirayso oo kale!. Dadka website-kani ka sheqeeya waxan kula talin lahaa inay waxoogaa kontoroolaan qoraalada intaan la upload garayn. Mahadsanidin…

     Reply
  3. A.BarkhadleI. says:

    Waa qoraal aad mood in uu xaglinayo, mise wiilku wax qor buu is yir waa sidee xaalku, sawkan dadki iyo dalkiiba ka dhigey nin kaliya wax qabtay afka lama soo marin karee,ceynkay ka noqotay, mise waa kuwii dirtirfan jirey xoog aanay lahayna sheegan jirey, mark fraska iyo heesaha la isku keenna gadoobka dambe meermeerin jirey, mise waa isku beel amase gacan hoosaa jirta… Ahmed miyuusan ahayn khaliif walaalkii?… warka intaa dhaafin maayo ee ha laga figaado waxyaabaha caadifadu ku jirto ama nin jeclaysiga ah, danta dadka iyo ta dalkuba kuma jirto hebel ba keligii lab, far kaliya fool madhaqdo wiilkaw …

     Reply
  4. A.BarkhadleI. says:

    Waa qoraal aad mood in uu xaglinayo, mise wiilku wax qor buu is yir waa sidee xaalku, sawkan dadki iyo dalkiiba ka dhigey nin kaliya wax qabtay afka lama soo marin karee,ceynkay ka noqotay, mise waa kuwii dirtirfan jirey xoog aanay lahayna sheegan jirey, mark fraska iyo heesaha la isku keenna gadoobka dambe meermeerin jirey, mise waa isku beel amase gacan hoosaa jirta… Ahmed miyuusan ahayn khaliif walaalkii?… warka intaa dhaafin maayo ee ha laga figaado waxyaabaha caadifadu ku jirto ama nin jeclaysiga ah, danta dadka iyo ta dalkuba kuma jirto hebel ba keligii lab, far kaliya fool madhaqdo wiilkaw …

     Reply
  5. waxaan ugu horayn salaamayaa maamulka awdal state ka dib waxaa ii muuqda calaamado muujinaaya in waqtigii samaroonku soo noqday caalamka waxaan kula talin lahaa dhalinta , suldaanada, haweenke iyo dhamaaan waxgaradka samaroon cidkasta oo isku dayda inay samaroon ka dhex ugaaadhsata inaan mid ka noqono sidaan u gaadhno guulo ka sii badan kuwan aan maanta gaadhnay

     Reply
  6. waxaan ugu horayn salaamayaa maamulka awdal state ka dib waxaa ii muuqda calaamado muujinaaya in waqtigii samaroonku soo noqday caalamka waxaan kula talin lahaa dhalinta , suldaanada, haweenke iyo dhamaaan waxgaradka samaroon cidkasta oo isku dayda inay samaroon ka dhex ugaaadhsata inaan mid ka noqono sidaan u gaadhno guulo ka sii badan kuwan aan maanta gaadhnay

     Reply




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.