QALIN WADAAGA IYO ARIMAHA BULSHADA

Saraakiil Ka Soda Awdal State oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Daahfurayay Book Laga Qoray Marxuun Maxamed Siad Barre

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

March 4, 2012   ·   0 Comments

London-Awdalstate.com-Xubno Ka Socdo Maamul Goboleedka Awdal State ayaa Ka Qayb Galay Xaflad Balaaran oo Ka Dhacday Xaafadda Camden e Waqooyiga London. Munaasibadaan oo ahayd Mid Lagu Soo Bandhigayay Daahfur Book Laga Qoray Madaxweynihii Ummada Soomaaliyeed Marxuum Maxamed Siyaad Bare, Halkaasi oo ay Isugu Yimaadeen Kumanaan Shacaba oo Isugu Jiray Soomaali Iyo Dad Shisheeye ah Kuwaasoo Si Wayn u Xiisaynayay Waxqabadkii Dowladii uu Hormuudka ka Ahaa Marxuum Maxamed Siyaad Bare:

Waxaa Halkaa Si Hufan Uga Hadlay Shaqsiyaad Ka Tirsanaa Maamulkii Kacaanka, Haween, Dhalinyaro iyo Cidkasta oo Xiisaynaysa Hanaanka iyo Haylkakii Dowladeed ee ay Soomartay Ummada Soomaaliyeed ee ay Maanta Xadaafiirtu Ku Habsatay, 
Dadkii Halkaa Ka Hadlay Waxaa Ka Mid ahaa-
Pro: Guure oo Siwayn u Naqdiyay Booga iyo Waxyaabuhuu Xambaadhsanyahay uuna Sheegay In Qoraalada La Badsho.
G/Sare: Yuusuf Salaxaan oo Ka Tirsanaa Sarakiishii Soomaaliyeed Waxaa uu Ka Sheekeeyay Dabeecadihii Jaale Siyaad:
G/Sare: Abdikadir X/ Masale oo isagana ku Dheeraaday Dadnimadii iyo Daacadnimadii Marxuum Maxamed Siyaad
Oday-Somaliyeed: Cali Garmal oo Tiriyay Shirib Loo Sameeyay Dowladii Kacaanka,
Xidhiidhiyaha Barnaamijka Waa Mr Xilidhibaan oo ah Qoraa Wayn oo Soomaaliyeed,
Suxufi Abroone oo Ka Socday Awdal State oo Ka Hadlay 7dii Sano ee Dahabiga ahayd ee Dowladii Kacaanka:
Gabadh Ku Hadlaysay Afka Dhalinyarada Waxayna Soo Bandhigtay Inay Haboontahay In Halmeel Wax Lagu Qoro’
Gabadh Ku Hadlaysay Ururkii Dhalinta Kacaanka Waxayna Sheegtay Iyadoo Qiraysa Qaabkii ay Wax u Barteen Min Biloow & Ilaa Dhamaad,
Fanaan C/Risaaq Gaadaco oo Dhowr Heesood oo Wadaniah Kaga Jagacsiiyay
C/Rasaaq Xaaji Cumar Camay Oday Ku Hadlayay Magaca Jaaliyada Khaatumo State
Ugu Dambayn Waxaa Hadalka Soo Xidhay Qoraaga Booga oo La’yiraahdo Mudane Maxamed Ibraahim Shire,
Magaca Booga: Mohamed Siad Barre- His Life & Legacy:
W: D: Suxufi Abroone
Afhayeenka Awdal State
United Kingdom
Allaa Mahad Leh

This post has been viewed 280 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)


Sorry, comments are closed on this post.