MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Saylac Kismaayo Maaha Ciisow

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

December 28, 2012   ·   3 Comments

saylac3

Maxaa Keenay Inaad Samaroon Ku Talax Tagto Maxaa Keenay Inaad Cay iyo Qabyaalad Lasoo Istaagto….? Caantaynka Qabyaalada iyo Magaca Beenta Ah Ee Banii Axmed La Yidhaa Dhulku Xoreyn Karimayside Dhul U Dhacaaga Hubso Sxb Bilaa Hadiyoow Qabyaalad Baa Ku Dishay La Soco Taariikhda Ayadaa Dib Iskusoo Celisa Noloshana Waa Meerto Leh Wajiyo Kala Duwan Mid Leh Sabankasta Xaalado Qalafsan iyo Qaar Wanaagsan Ba Shalay Hadii Waqtigu Si Ahaa Maanta Waa Si Kale,Shalay Djibouti Waxay Ahayd Dhul Samaroon Maantana Waa Meel Ay Canfar Iyo Ciise Cangadhaha Ku Cunaan Shalayna Waxay Ahayd Meel Samaroon Diig Ka Ahaa Oo Hogaaminayeen Dhinaca Siyaasada iyo Dhaqaalahaba Waxaana Keentay Sababaha Ay Ugu Gacangashay Dadkale In Beesha Samaroon Ahayd Gobanimadoon Diidanaa Isticmaarkii Gumaysigii France Ayaa Keentay In Cadho Ka Dhalatay Arintaasi Uu u Gacangaliyo Gumaysigii Ciise Fransiiskuna Ka Tirtiro Reerkii Gobanimadoonka Ahaa Waqtiyadii Ay Soo Dhawaatay Xornimadii Africa Ka Qaadan Doonto Gumaysiyadii Dhulkooda Kusoo Duulay Maadaaba Uu Mandiqada Danweyn Ka Lahaa Isticmaarkii Markaa Dusha Ka Haysttay Djibouti Waxuu Dan Mooday Inuu Dagaal Ka Dhex Allooso Labada Reer Waa Ciise iyo Samaroon 1945 Halkaasi Oo Dagaal Faraha Logaga Gubtay Ka Dhacay Caasimada Djibouti.

Hadaan Dib Ugu Noqono Waliba Taariikhda Djibouti Waxay Ahayd Dhul Samaroon Gaar Ahaan Waxaa Iska Lahaa Beesha Maxad Case Siiba Abreyn iyo Bahabar Celi Ayay U Ahayd Saldhig Siyaasadeed ,Mid Millatari iyo Mid Dhaqaaleba.Matalan Tusaale Gaaban Sabaha Keenay Inay Gacantooda Ka Baxdo Hore Ayaan Kuugu Sheegay Inuu Isticmaar Iska Dhex Arkay Markay Ka Bixi Waayeen Gobanimadoon iyo Calan Raadis,Soo Heli Maysid Nin Kale Oo Ku Suntan Taariikhda Djibouti Oo Ahaa Dhulka Ka Mid Ahaa Awdal Nin Ciise Ah Oo Ka Horeeyay Haji Diideh iyo Haji Kuul ,Haji Boodhleh , Haji Cali Bololoo ,Haji Kamaal,Haji Kheyre iyo Haji Roble Ragaasi Waxay Ka Mid Ahaayeen Ragii Loogu Yimiday Dhulkan Awdal La Isku Odhan Jiray Oo Ahaa Bulaxaar Harar ILaa Djibouti Markii Gumaysigii La Saxeexday Qodobo Muhiim U Ahaa Dadlka Iyo Dadkaba iyo Inuu Dhulkan Yahay Dhul Ayagu Ay Iska leeyihiin Ayaa Keentay In Aakhirkii Laga Tirtiro Dadkii Ay Ka Tafiirmeen Waanad Ogtahay in Maslaxadaha Kala Duwan Ee Dawladi Dawlad Ku Jeceshaya Ama Ku Danaysaa Waa Sadex Arimood Oo Cilaaqaadkooda Wanaajisa Sida Ay Isku Aragti Uga Noqdaan Siyaasada,Dhaqaalaha iyo Difaac Wadaaga Ayaa Keenta Is Faham Sidaasoo Kale Waa Sababta Uu Ciise Ugu Wareejiyay Fransii Waxay Isku Aragti Ka Noqdeen Dhinacyo Badan Oo Ilaa Maanta Ay Heshiis Ku Yihiin Fransiis Iyo Ciise Ayaa Kaaga Markhaati Ah Waxaanay Ahayd In Markaasi Ay Ciise Hoosta Ka Galeen Gumaysigii Si Xakunka Loogu Warejiyo Waxuu Fransiis Bilaabay Inuu Is Xambaar Ku Keeno Ciisihii Ethiopia Samaroona Lawyacdo Laga Tarxiilo Kolba Kii Loo Arko Nin Dhiig Leh Ayaa Keentay Inay Samaroon Djibouti Ka Sifeeyo Isticmaarku Kuna Beero Ciise Laga Keenay Ethiopia Taasi Waa Taa Ilaa Ay Ka Dhalato Xornimo Siday Wax U Dhaceen Waataa Ciisoow..

Aan Usoo Noqdo Zeiylac Samaroon Cuqdad Ciil Kama Qabin Djiboutidii Faroohooda Ka Baxday Ee Isticmaarku Ciyaaray Kaarto Isku Dir Ah Waxay Besha Samaroon Ka Go’nayd Inay Ka Saaraan Gumaysiga Gayiga Ay Degaan Oo Dhan Markaa Ciise Haduu La Saftay Waxuu Wali Naawilaayay Samaroon In Lasoo Jiito Ciise Si Looga Hoos Saaro Dhalfada Gumaysiga Waxayna Ahayd Talo Ay Gaadheen Oo Aan Loo Jabin Inta Gumaysiga Soo Hor Boodaysa Ee Ciise Ayuu Samaroon Is Yidhi 1960 Oo Doorasho Ka Dhacday Awdal In Ciise Lasiiyo Labo Kursi Oo La Odhan Jiray ( ANII FOWS ) Si Loogusoo Dhaweeyo Oo Aay u Timaado Xornimo Buuxda Loo Helo Djiboutina Looga Faro Maroojiyo Isticmaarka Ayaa Doorashadii Ka Dhacday Awdal Ciise Waxaa Lagu Naasnuujiyay Kuraas Bilaa Sanduuq Kusoo Baxda Waana Ta Keentay Maanta Inay Tii Uun Moodaan Ahayd Soo Dhawaynta Waana Sababta Keentay Ee Uga Daadagi La’dahay Inay Ku Daadato Oo Looga Xilibaano Bato Zeiylac Markaa Ciisoo Taariikhdu Way Isasoo Celisaaye Sidaa Ula Soco.Shalay Iyo Maantana Kala Garo.

Ninkii Moodaaya In Samaroon Ay La Dhalatay Guul Daradu Maanta Waan Ka Faro Xalay Halgankii Aan Kula Jiray Gumaysiyadii Kala Duwanaa In Kasta Oo Ay Naga Qaadatay Waqti Dheer Maanta Waan soo Jeesanay Si Aan Usoo Ceshano Karaamadayadii Aan Hore U Lahayn Ee Gumaysiyadii Kala Duwanaa Dhaawaceen Biyona U Kaban Mayno Cid Kasta Oo Ah Qabiilk Somaliyeed Reerkay Doonaan Ba Ha Noqdaane Uma Daba Fadhiisan Doono Waxii Ay Ku Jirto Dantayada Oo Aanaan U Dhaqaqin Mudo,La Soco Siyaasada Samaroonkii Hore Waxay Ahayd Badanaa Halgan iyo Siyaasad Ku Wajahnayd Istcmaar Kala Duwan Oo Doonaayay Inuu Gumeeyo Somali Waanay Kasoo Gudbeen Maanta Jaarkana Waxaan Kula Dhaqmaynay Si Togane {Positive} Ah Gumaysigase Waxaan Kula Dhaqmaynay Si Tabane {Negative} Ah Waana Ta Aad Maanta Kala Garan La’dihiin Ee Aad Moodaysaan Ciisoow In Samaroon Ahaa Dad Ku Fashilmay Siyaasada iyo Dhaqaalahaba.

Gunaanad.

Aduunyada Nin Nooloow Maxaa Aragti Kuu Laaban…? Hadmuu Ciise Noqday Somaliland Ama Somaliba Sawkii Ugu Yeedhi Jiray Waxii Ka Yimaada Somaliland Ama Somaliyaba Hargeysaawi iyo Reer Xamar…..? Zeiylac Waa Dhul Ay Joogaan Ilaa Maanta Dadkii U Dashay Umana Baahna Meel Ay Ciise Isku Habar Wacdaan Gumaysina Ma Haysto Dumeiyra Ayaan Is Lahaa Bal Farogalin Millatari Ku Samee Maadaaba Laga Hor Joogsaday Reerka Briijkii Isku Xidhaayay Yemen iyo Djibouti Oo Loogasoo Yaacay Haween Eretrean Ah Markii Ay Joojiyeen Mashruucii Isku Xidhi Lahaa Asiya Iyo Africa Ciidan U Badan Dhidig Ayaa Ciise Uga Gacan Roonaaday Dumeiyra Waana Inagu Ceebe Zeiylac Uma Baahna Xoreyn Aad Ka Xoreysaan Xilibaano Dhulkooda Jooga Waxaa Xoreyn U Baahan Woqooyiga Djibouti Markaa Samaroon Waa Dad Aad Markasta Is Fahmi Kartaan Dil iyo Noloba Leh .

Siyaasada IOG Ee Ismail Qarbad Ku Qadhaabanaayo Yaanay Dhulka Samaroon Idinlasoo Galine Dhulkaaga U Tasho Oo Xakunka Ka Rido Ismail Qarbad Yaanu Idin Hawlgalinin Kolba Gidaar Yaanu Madaxa Idiin La Dhicine Siyaasadiisa Fahma Shalay Buu Lahaa Af Somali Ayaan Hore U Marinayaa Ma Isagaa Reero Af Somali Ah.Dhulka Samaroon Haduu Maanta Iskaga Kiin Jeedinaayo Si Aan Loogu Kicin Maamulkiisa Kaligiitalisno Dee Awdalna Reerahii Deganaa Waay Tashadeene Dab Soo Hindhisa.

Mohammed Abdirahman Sharif.

Source Camuudnews


This post has been viewed 3091 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (3)

  1. sulayman mussa says:

    ascww salaan kadib waxaan wax yar oo ogaysiis ah u sheegi lahaa mulkiilaha shabakadan runtii wax xigmad ahi kuma jirto in la caytamo ama hadalo qayaxan oo ilbaxnimada ka hor imanaysa hawada la isku mariyo taasna waxaan filayaa in aad ka joojinkartiin hadii aad rabtiin waa mulkiilaha e waxaan arkay dhawr maqaal oo runtii si qayaxan u caytamaya ayaga oo adeegsanaya qabiilo magacyadooda hadaba walaalayaal dadkaasi xigmad kuma soo kordhinayaan shabakada ee ha la joojiyyo maqaaladooda intii laga dhaxli lahaa in ay dadka isku gubaan

     Reply
  2. dhanga sodgii says:

    affka nool itaal baranbaro shiib oo ha hadliin wa ino daagaal issaq fuuloyiikan sowata saylac iyo luughaya xarirad ceegaal baarasab ciise land

     Reply
  3. dhanga sodgii says:

    mahamed adu doqon ba uu eegta haye ba ee raag wu ishaya ee raag nimo lakaley xoognatuus awdal kkkk awdal wa magcii saylac lakin lasoco saylac iyo luughaya bulahar ceegaal dhulka ciise walaka kiciinaya inan layalow issaq goley la dhagimesan jaarbu inika boodey ninki bahlihina wasba ma dhul layalatan siiyaad bare ma nool dhuul una lahen iniku baaqey lakin gadabursi jiisii xuuma oo xaranta jaceyla ilen wa wax xaran laku dhaley ee goobaha daagaal kaley fuule

     Reply




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.