Shaqsiyadka Loobahanyahay Inlaga Xoreeyo Bulshawaynta Awdal State Ee Magaca Lawadaga Bulshada
Raadi Wararkii Ku Dhaafay
November 24, 2011 ·
0 Comments
Shaqsiyadka Loobahanyahay Inlaga Xoreeyo Bulshawaynta Awdal State Ee Magaca Lawadaga Bulshada
Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Borama ayaa sheegaya in dhalintii gardarada loo xidhey ee lagu eedeeyay dumista sanamkii loo dhigey mujrimiintii SNM la keenay maxkamada Borama saaka aroortii. Waxay wararku sheegayaan in ka dib markii la keeni waayay wax cadeyn ah uu codsadey mid ka mid ah kuwa u shaqeeya Siiraanyo oo uu ugu magac daray inuu yahay dambi baadhe uu maxkamada ka codsadey inuu cadeyn keeni doono rabana in la hayo dhalintaa. Wax mudo ah oo cayiman oo u sheegtay dambi-baadhe ku sheegu ma jirto.
Dadka reer Borama ayaa waxey la yaaban yihiin damqashada uu u muujiyay dambi baadhuhu sanam laga dumiyay SNM isaga oo aad u mormey iskuna adkeeyay in la hayo dhalinta oo jeelkiii lagu celiyo. Sida wariyahayagu noo soo sheegay waxay dadku isweydiinayaan dhiiga ka dhaxeeya dambi-baadhaha iyo SNM.
Muxuu iskugu dhajin waayey uguna doodi waayay dambi-baadhuhu in lasoo xidhi kuwii haldoorka Gadabuursi ku qashey dariiqa Dilla agteeda ee uu ogyahay halkey ku barjeeyaan marka uu Hargeysa tago??? Ayaa ka mid ah su’aalaha maanta meel walba la isku weydiinayo.
Dambi baadhaha oo ku abtirsada magac Gadabuursi lawada garanayana ayaa caam ku ah ku dhiiranaanta xidhida shicibka Awdal la ogyaheyna inuu meel walba kaga sheekeeyo inuuna dan iyo muraad ka laheyn magaca Gadabuursi. Islamarkaana si firfircoon wakhti walba u amaana mujrimiinta SNM sida lagawada war qabana mijilisyada kaga faaniya SNM-ta beesha dhexe ee uu u shaqeeyo iney yihiin dad gacan furan oo deeqsiya. Wuxuunase ogeyn inay Awdal State taa ka dhalatay lana abaal marin doono meel uu joogaba. Dambi baadhadhe-ku sheega u adeegaya SNM sawirkiisana dhawaan waan idiinsoo dhajineynaa si aad uga gaashaamataan dhareerkiisa.
Awdal State desk.
This post has been viewed 248 times. By awdal
‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’
This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*
and officially started in 30 July,2009.
Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen
*Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest news about the struggle of Awdalstate for an autonomous state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”.
it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State.
HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.
"JOIN NOW"
Sorry, comments are closed on this post.