MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Somaliland Waa Meel Reer Kaliya Maalayo – Qalinkii Cabdiraxman (Wabax)

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

January 30, 2013   ·   0 Comments

untitled1

Waxaan beesha caalamka iyo inta danaysa arimaha somalida ogaysinaynaa in aanay jirin waxdawlad Somaliland la yidhaahdo oo ka jirta waqoyiga somlaiya sababtoo ah waa layaaqanaa dawlad iyo nidaamka ay u dhaqanto

Somaliland se maaha wax la yidhaahdo dawlad dalka lagu magaacob Somaliland waxaa daga shan reer balse sida muuqata hayadihii Somaliland dhamaantood waxaa gacanta ku haya reer gooniya

Sida barlamanka guurtida saraakiisha boliska iyo militariga waxaa intaasi sii dheer wasiiradii xukumada oo dhamaan wixii tayada lahaa iyagu isku qaybiyeen dhex dooda oo aan loo ogolayn cid aan iyaga ahayn

Haayadaha calamiga oo cidi aan la layahan iyaga moyee beel kale in ay wax ka siyaan way dideen tasina waxa ay kuu cadaynaysaa in aanay oolin wax la yidhaa nidaam dawlad nimo waa beel meel yeelatay oo cana malyasa kaligeed

Hadii Somaliland manta dhexdeeda cod laga qaado waxaa codaynlahaa hal reer oo kaliyaa waayo reeraha kale Somaliland dhib noyee dheef kuma qabaan.

23 sano ee Somalia baaba santahay dhibatoyinka ka jiraa waa isku mid waxaa sababay cid ayaa rabtay in ay xukunka qabtaan kuwa kalna waa ay diidanaa yeen balse gobolada waqooyi waxay kaga duwanayd koonfurta reero kamid ah ayaa tanaasulay oo xaqoodiina laqaatay

Iyo dhibaatooyin badan lagadh siyay

Somaliland na waa xay noqotay meel reer kaliya malayo oo cid aan wax u ogolayn Somaliland na noqon mayso waligeed intay kaligeed sami isasinayso

A/raxman Muuse Sh/ Xasan (Wabax)


This post has been viewed 807 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.