QALIN WADAAGA IYO ARIMAHA BULSHADA

Tacsi tiranyo leh oo ku timid Allaha u naxariistee Suldan Meydhane Yonis.

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

January 26, 2013   ·   0 Comments

tacsi

Allaha ha u naxariistee waxaa habenimadi salaasadi ee ay tariiqdu ahayd 22-01-2013 ku geeriyoday magaalada Dire Dawa Suldan Meydhane Yonis.

waxaan tacsi tiranyo leh uu diraynaa Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo dhamaan shacabka reer Etiopia ee u kageeriyoday Marxuun Suldan Meydhane Yonis ……… waxaana Illahay uga baryeyna in uu janadii fardoowsa ka waraabiyo Eheladiisiina Samiir iyo Imaan ka siiyo Amiin Amiin Amiiin !!

Waxaa tacsidan dirayaa dadkan hoos ku qoran!!!!!!

Ahmed Abdillahi Shide
Abdisamad Abdillahi fajac
Daha Haaji DAOUD
Abdillahi Dahir bookh
Musse Sheikh Osman Qalinle
kadar Abdillahi fajac
Abukar Ismael Jamaac
Abdirasaq Ismael Jaamac
Abdiwahab Sheik Osman Qalinle
khadra Egeh Guleed
Khadija Sheikh Osman Qalinle
Sahra Egeh Guleed
Meymun Sheikh Osman Qalinle
Fadhiya Ismael Jamaac
Kaltun Egeh Guleed
Fardusa Ismael Jamaac
Nimo Egeh Guleed
Malyon Ali Ducaale
Kaha Musse ducaale

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN


This post has been viewed 1766 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.