November 2, 2011 · 4 Comments
shirweynaha ka dhacaya dalka ingiriska ee magalada london aya lagu wada in lagu soo dhiso mamul goboleedka Awdstate iyo madaxweynehegi shirkaas oo ay wufuud fara badan ay ka soo qayb galayaan ayaa lagaga soo qulqulayaa dunida oo dhan
hadaba waftiga ka socda dalka sweden ayaa waxa baritole ka soo dagaya gagada diyaarada abaaro sagaalka subaxnimo magalada london waftigan oo uu hormuud u yahay Mudane Abdillahi bookh ayaa sida la filayo ku soo beegan shirka furashadisa oo bilamaya tobanka subaaxnimo hadii alle yidhahdo
kala soco shabakada awdalstate Wixi warar ah ee so kordha
HUUNO WAA INOO BARI
By awdal
This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*
and officially started in 30 July,2009.
Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest news about the struggle of Awdalstate for an autonomous state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.
asc magacaygu waa shariif ahmed waxaan ku noolahay wadanka norway waxaan aad iyo aad ugu faraxsan hay sida qiimaha leh iyo sharfta leh ee lo sameeyey loona soo abaabulay sida qiimaha leh ee loo dooranayo laguna caleemi sarayo masharax jagada maamul gaboleedka AWDALSTATE waxaana ilaahay uga baryayaa dhamaan moognaanta iyo wax garad la aanta haysatay walaalahayga ama jiidhakayga qaaligaa ee aan ka dhashay ee beelaha somaroon inay cadawgooda iyo wixii ka soo horjedaba ay u sheeshaan ila iyo dareen ay u muujinayaa inay maanta yihiin dad madax banaan waxaan halkan mahad balaadhan uga soo jedinayaa walaalhayga iska xil saray sida qiima badan u soo dayac diray iskuna soo daba riday inaan wbsite awdalstate aan inay dadkeena ay dhiiri galin buuxda ka sameeyan thz walalayaal
walayaal waa hoodo iyo ayaan marlabaad samaroon
u soo hoyday ee cadawga aad iyo aad uga foojignaada
amiin wa bilaahi towfiiq.
Bartaa ka siiwada DOWLANIMADA GEDOBUURSEY.
Oo maxaa idin dabdhigay Iidoor faraha dufan iyo maraq ku leh.
Maxaa loo waayey qof u kaca Boqortooyadii Awdal? Maxaase soomaalinimada muqadaska ahayd u dhaafsateen soomaaliland-nimo gumaysi abuuray, oo reer kelidii doonayo in uu reerayow kale dusha uga fuulo?!!!!!
HA NOOLAATO BOQORTOOYADII AWDAL!!!!
WALALAYAAL MAANTA WA MALIIN QOF WALIBOO SAMAROON AAH OO DAMIIR IYO DHIIG LEEY KU WEYN.WA MALIIN TARIKHII AAH.MAANTA WA MALIIN CARUURTEENA IYO CARUURTOODA MUSTAQBALKOODA LAGA TASHANAYOO.ODEYASHEENA MASAKIINTA EE SNM KALA JABISAA EE 100 DOLLAR KU KALA JABISAA WA MALINTII BIILKOODA IYO PENSIONKOODA LAGA FIKIRAYOO OO MEEL LA ISLA DHIGAYOO.AWDALSTATE WA SAMAROON.WA FUTURKA QOF WALIBO MAGACAA SAMAROON KU ABTIRSADAA.INTA YARE NAGA MAQAANA WAY SO SOCDAAN.AWDALSTATE WA DOON REER SHEIK SAMAROON OO DHAN WADA GORAYAAN.HA NOLATOO AWDALSTATE.QALBIGAA IYO DHIIGA WEYAAN AWDALSTATE.TAAGEERA OO IS GARAB TAAGA !!AWDALSTATE WA TII RUNTA AHAYD.HAL KURSI IYO LACAG WAY DHAMAAN.LAKIIN SAMAROONIMADUU MA DHAMANAYSOO.