QALIN WADAAGA IYO ARIMAHA BULSHADA

Wasiiradii SNM Ee Turkey-ga Tegay Oo Calankii Somalia Luqunta Loo Sudhay

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

June 7, 2012   ·   0 Comments

Agabar-Awdalstate.com-Raysal Wasaare Ku-xigeenka Waddanka Turkiga Dhexda, oo ay garabo taganyihiin Wasiirada Qorshanta Qaranka Iyo Macdanta Iyo Biyaha maamulka Hargeysa. Wasiirada somaliland ayaa sacabka garaacayey markii Sheekh shariif iyo Ra’iisal wasaare TFG hortooda ka yidhaahdeen , Somaliland waxay u soo noqotay midnimadii soomaliya, oo way ka soo noqdeen khaladkii ay ku jireen.

Hadalkaas oo ka xun hadalkii ninka Ciise caloosha toorayda iska geliyey. Inkasta oo markii horeba Somaliland loo soo macsuumay si la mid ah Maamul goboleedyada kale ee soomaaliya, hadana waxay ugu darnayd markii Wasiirka arimaha debedu goobjoog ka noqday Go’aamadii ka soo baxay shirkaas oo ay ugu horayso in midnimada somalia muqadas tahay. Wasiirka Arimaha Debeda ayaa la dhex fadhiisiyey waftiga Tansaaniya iyo Marooko, Labada wadan ayaa taariikh ahaan si saamayn ugu yeelanaya Somaliland sababtoo ah Tansaaniya ma ogola inay zinsibaar ka Go’do waxayna Haysataa maamul hoosaad aad u liita, halka sidoo kale wadanka Marooko ay Dagaal kula jirto Jabhada Saxaraha Galbeed oo doonaysa inay Marooko ka madaxbanaanato,

Hase yeeshee ay u diidan tahay. Labada wadan ee Wasiirku Arimaha debeda Somaliland uu dhexfadhiyey ayaa waxaa mid kasta Horyaalay Calanka Wadankiisa, Halka Wasiirka aanu calankii Somaliland Hor oolin sababtoo ah isagaa ku dooday in loo soo casuumay si la mid ah wadamada kale ee shirka ka soo qayb galay arintani waxay soo baxday  Siilaanyo heshiis midnimo London ku soo saxeexay, isagoo askartiisii dalacsiinin, shuruud la’aana ku tegay, Halka Sheekh Shariif ciidamadiisii ka sii wada dhigay Kornayl iyo Janan miidhan si marka la isku darsamo ay awooda ula wareegaan ciidamada Soomaaliya.

Mr Siilaanyo ayaa doortay golle wasiiro ah oo la daalaadhacaya Karaamadii shacabka , inkasta oo wasiirada Arimaha guduhu u hiilinayaan xisbiyada Mucaaradka ah oo taageero u siyaadinayaan, halka Arimaha debedu Gaadhsiiyey karaamadii Somaliland maamul goboleed ka liita kuwa Soomaaliya.

Ref: Warqabadka Awdalonline

Allaa Mahada Leh:


This post has been viewed 1136 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)


Sorry, comments are closed on this post.