QALIN WADAAGA IYO ARIMAHA BULSHADA

Waxaa La Ogaysinayaa dhamaan Jaaliyada Gobolada Awdal Salal Gabilay ee ku dhaqan dalka sweden

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

January 16, 2013   ·   0 Comments

images

Waxaa La Ogaysinayaa dhamaan Jaaliyada Gobolada Awdal Salal Gabilay ee ku dhaqan dalka sweden caasimada Stockholm in la Qaban Doono Shirweyne Muhiim Ah maalinta sabtida ee 19-01-2013 .Shirweynahan Oo Ay Qaban Doonaan Jaaliyada Stockholm ayaa looga Hadli Doono dhamaan xaladahii uu danbeyey ee ka tagan Gobolada Awdal Salal iyo Gabilay.
waxaa si xushmad leh looga codsanaya dhamaan dad weynaha ku dhaqan Stockholm in ay ka soo qayb galan.
Adressku waa Husby -Träff /19-o1-2013 kl 15:00
Nidarosgatan 26
WUXII FAAHFAAHIN AH KALA XIRIRI TELEFONADA HOOS KU QORAN.
Haaji Mahamed Obsiyeh ……….076-060 45 61
Abdillahi Bookh ………………….070 712 49 85
Jamaal Ali Osman ……………..073-677 81 10
WABILLAHI TAWFIQ.


This post has been viewed 714 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.