MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

DAAWO XAFLADII AWDAL STATE EE BONN GEMANY

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

July 27, 2011   ·   12 Comments

This post has been viewed 924 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"

Readers Comments (12)

  1. manshaa alah waligay ma arag xaflad noocan oo kale ah oo ka dhacday wadanka germalka waa tii ugu quruxda badan nayd awdalstate wayna is raacday

     Reply
  2. manshaa alah waligay ma arag xaflad noocan oo kale ah oo ka dhacday wadanka germalka waa tii ugu quruxda badan nayd awdalstate wayna is raacday

     Reply
  3. Waranle says:

    Awdal State is raacday,sidii Borama iyo guud ahaanba looga dhagaystay radio awdal state shacabkii waxay ku hadaaqayaan dowlad ay iyaku lee yihiin oo gacmahooga ku jirta,

    Guul iyo gobonimo.

     Reply
  4. Waranle says:

    Awdal State is raacday,sidii Borama iyo guud ahaanba looga dhagaystay radio awdal state shacabkii waxay ku hadaaqayaan dowlad ay iyaku lee yihiin oo gacmahooga ku jirta,

    Guul iyo gobonimo.

     Reply
  5. abdirahman hassan ahmed says:

    hanbalyo jaliyada adwalstate aa ku nool wadanka germany oo soo
    gudbiyay xaflad aad u qiimo badan oo la kulantay markii awdalstate
    ay yaalatay radio awdalstate oo wiligeed laga dhagay Boorama intii
    ka horaysay ku dhawaaqidii gooni u is taaga gobolkaa taana waa morumar
    aad iyo aad qiimo badan hanbalyo marlabaad bulshada awdalstate oo la kulmay dhamaan huru markan la taaban karo aan hada sugaya dhisida gobolka hogaamiyayaashoodii gooni u istaaga awdalstate.waxaa farxad noo
    ah inakoo gacmaha ishaysana haday yihiin maruur ta yaryar iyo marwoonka mudanayaasha iyo waliba dhalin yarada qiimaha badan ee hogaaminaysa bulshada una horseedaaya qiimaha dahabka ah aay kaga jiraan abaabulka awdalstate haday tahay wadanka dabadiisa iyo gudihiisaba muujiyay horeed aad iyo aad weyn amiin guul iyo gacmo wada jirbay wax ku gooyaan aa wada abaabulka waanad mahad santihiin dhamaan
    ku soo qabaqaabiyay xafladan aad ka u qiima saraysa waanad ku mahad santihiin .vive samaroon yuoth till you reach your goal as a cape of good hope.yes we can.bye .bye and see you again.

     Reply
  6. abdirahman hassan ahmed says:

  7. hinda says:

    halkan waxaan ka salamayaa dhamaan reer awdal state meel kastoy aduunka ka joogaan waxaan idiku salamayaa salaantii islaamka asc wr wb salaan kadib waxaan ku faraxsanahay manta oo aan dadkeegii aan ka garanaayo dadka kale waayo markaan somaliland ku jirnay waxaan u hesan jiray dadkoo dhani inany isaaq wada yihiin lakiin manta runtii baa timiday hada waxaan ogaaday inaan inkuba ka badanahay hadii aan israacno oo gacamaha aan is qabsano oo mid noqono inshala raxmaan dadkii calanka noo sameeyana waxaan leehay noolaada

     Reply
  8. hinda says:

  9. Somali Jecel says:

    Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo. Awdalstate, waxaan idin leeyahay waxaa aad la idiinku farxay,somalia oo idil, in aad ka soo ho jeesataan kala goynta waddankeenna, oo aad diidaan dowladda Somali diidka ah ee qabiilka iyo caburinta ku dhisan ee Hargeysa.
    Waxaan marlabaad idin leeyahay hambalyo, una midooba dantiina gaar iyo ayaao ka talintiina, iyo danta guud ee Walaalihiin Soomaaliyeed

    Thanks

     Reply
  10. Somali Jecel says:

  11. hambalyo waxan leeyahay manta haday dadkay dhinac isuraceen adunka intan kunolahay waxay iahanaysaa farxad waayo manta haday arkeen cadowgood waa guul usohoyatay dadkay bulsho isracdana guusheed waa hirgashaa manata dulkay inay garabsadan ma ahayn dadka somaliya uguliita een lahayn darisnimo ah dadkaad taqanay aduunka neefwalba halkuu isdhigo ayaa lagu gawracaa lakiin intay naftu igujirto hadafkaa manta aan taganahay ee ah awdal state waan ladhiman waxanan halkan kasalamayaa intii manta isuhadafa ee ah ababulayasha awdal state ilaah cimrigeen hadheereeyo bulsho duudsiyan ragbaa ukaca ilaaha cirka iyo dhulka udub.la.antagay ee maxamad samo ku umay ayaan kabaryaya inmanta inta khilafsan aqliga saliimka ah ee ay layimadeen walalahood ee garab marsan ilaah hatuso ayaan leeyahay xalada katagan dhulkiisa hooyo midakale somaliland hadii ay xornimo kuhesho dadkas masakinta ah ee nabad jecesha ah walaahi ka ugohoreeya ee laso abarayaa waa samaroon oo aan cidkale lahay ilaah haynagadhigo dadkii sonoleeya magacood iyo dadnimadii aykulahayeen geeska africa insha alaah waa lagadhayaa wax rag ukacay maragaan aad ayaan ujecelahay tolkay inay noqdaan dad isuhadafa mararora dilaac kamaseexdo iyo waxa katagan wadankii lakiin ilaah hayna wada toso dhamanteen hadalka dhabta ah ee aan manta ahayn lagamataganka guul ayaan uogahay awdalstate iyo israceedaba

     Reply
  12. hambalyo waxan leeyahay manta haday dadkay dhinac isuraceen adunka intan kunolahay waxay iahanaysaa farxad waayo manta haday arkeen cadowgood waa guul usohoyatay dadkay bulsho isracdana guusheed waa hirgashaa manata dulkay inay garabsadan ma ahayn dadka somaliya uguliita een lahayn darisnimo ah dadkaad taqanay aduunka neefwalba halkuu isdhigo ayaa lagu gawracaa lakiin intay naftu igujirto hadafkaa manta aan taganahay ee ah awdal state waan ladhiman waxanan halkan kasalamayaa intii manta isuhadafa ee ah ababulayasha awdal state ilaah cimrigeen hadheereeyo bulsho duudsiyan ragbaa ukaca ilaaha cirka iyo dhulka udub.la.antagay ee maxamad samo ku umay ayaan kabaryaya inmanta inta khilafsan aqliga saliimka ah ee ay layimadeen walalahood ee garab marsan ilaah hatuso ayaan leeyahay xalada katagan dhulkiisa hooyo midakale somaliland hadii ay xornimo kuhesho dadkas masakinta ah ee nabad jecesha ah walaahi ka ugohoreeya ee laso abarayaa waa samaroon oo aan cidkale lahay ilaah haynagadhigo dadkii sonoleeya magacood iyo dadnimadii aykulahayeen geeska africa insha alaah waa lagadhayaa wax rag ukacay maragaan aad ayaan ujecelahay tolkay inay noqdaan dad isuhadafa mararora dilaac kamaseexdo iyo waxa katagan wadankii lakiin ilaah hayna wada toso dhamanteen hadalka dhabta ah ee aan manta ahayn lagamataganka guul ayaan uogahay awdalstate iyo israceedaba

     Reply

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.