MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Xaqudirirkii Weyna ee Geedka Hoostii Ugu Dhiigbaxay Qadiyada Saylac oo Nool – Maansha Allah + Sawir

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

January 13, 2013   ·   0 Comments

naftii hure awdal

Xaqudirirkii weyna ee Qadiyada Saylac lagu dilay ee Geedka Hoostiisa Ku Dhiig baxayay ee isaago da’a diisuna aad u yartahay sidii inuu muuqatay uu hadana billaa jixinjix iyo geesinimo cad iyo adkaysi aayar si fariidnimo leh u fadhiistay geedka hoostii taasi oo nasiib wanaag maanta aynu mujrimkii xabadda ku dhuftay oo waliba caayaya iyo dhibkii xaqudirirka soo qaadhayba  video laga duubay kaasi oo ah mid dhaxal gala oynu ka haysano oo mar kaste iyo goob kasteba aynu ku ceshan doonno si aynu u dareeno dhibkaasi.

Videogaasi oo noqday video ugu daawashada badanna todobaadkaasi kaasi oo soo jiitay dhammaan cid kaste oo daawatay, caalamka oo dhanba fiiro gaara u yeesheen sababta 1aad ee ruux walba u jeclaaday ugana naxay, murug xad dhaafana ku abuurtay waxay ahayd, jacayl xad dhaaf ah oo qofkaste qalbigiisa ugu abuurmay markii ay indha saareen videoyogii ee ayna daawadeen sida geesinimada leh ee wiilkani isaago dhaawacan oo dhiigbaxaya hadana uu u muujiyay adkaysiga ragganimada fog ka muuqatay.

Dad badan oon ka mid aha waxan laha ilaahaw wiilkaasi bixi oo uu noolada sababto ah mustabalka xaqudirirkaa yari waxa uu ka mid noqon doona dadka amba qofka xaaladan ay ku jiraan reer awdal/salal waji kale oo raganimo leh u yeeli doonna taasina cadayn ummaba baahna nasiib darrose saxaafada awdal oo ah mid liidata oo ila maanta aan soo qorin magacda dhaawaca iyo xaqudirirkii kale ee ku dhintay (Aun) Qadiyada Saylac ayaa abuuray tashuush weyn iyo inay dad badani yarkani  u qaataan inuu dhintay iyo magaciisuba inuu yahay magaca xaqudirirka kale ee weyn (AUN) ee naftii hure Jimcaale.

Naftii hure Jimcaale ayaa waxa mahad iska leh shabakada Quljeednet.com oo iyadu Magaciisa markiiba Shaacisay laakin wariyayaasha goboladda Awdal/Salal ee ku sugan guduhu ila maanta lama yaqaan waxa ay uga habradeen inay dadkooda ku nool dibada iyo gudahaba ay u soo tabiyaan warbixin dhamaystiran oo ka kooban sawirada dadkii la dhaawacay iyo tirada rasmiga ah ee dhaawacantay iyo magacdooda iyo inta dhimatay(aun) iyo magacdooda iyo waliba wiixi kale ee ah faahfaahin dhinaca biographiga mid kaste oo ka mida hadii ay suurto gasho sababto ah dadkaasi ma ahayn dhalinyaro ka gaya beelaha Gadabuursi  inay durba sidaas ku aasaan taariikhdooda oon xitta magacdooda cidba garanayn maanta.

Kaliya marka laga reebo Naftii hure Jimcaale hadaba waxay ahayd gaar ahaan saxaafada reer awdal ee guduha  inay shaqo dheelitiran oo billa ceebba intii garaankooda ah inay u gutaan waajibaadkooda oo ayna qurbo joogta ka sugin lacag si ay arrintaa u soo fuliyaan balse nasiib darro ilaa maanta shaqadaasi waxay wali u taalaa iyadoo foolxumo qaawan ku ah xirfadaha wariyanimo ee ay sheegtaan wariyayaashaasi sababtoo ah wariyaha dhabta ahi marna warkiisa kama tago mid ka mid ah 7da dan “why, what, where, who, when, how, and how many ” , wariyaha xaqudirirka ahna lacag kama qaado dadkiisa si uu warkooda u baahiyo .

Si kasteba ha ahaate waxaanu u sheegayana dadka reer awdalstate geesigii weyna ee aad fiidyooga ka daawateen muu dhiman ee waakan ee bal magaciisa iyo fariintii wajigiisa ka muuqatay si macnaheeda aynu u helno waxaynu sugi goorta wariye damiir leh uu dhamaystiro shaqada kala dhiman ee naftood hurayaasha qadiyadii Saylac.naftii hure awdal

Halkan Ka Daawo Videogiina

Samaron Roble Hassan

Media News Office

 


This post has been viewed 1124 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.