MAXAA CUSUB MAANTA IYO AWDALSTATE

Xildhibaanadii Aan La Dhaarin ee Golaha Saylac oo u Shaqo Tagey Dekada Djibouti

Raadi Wararkii Ku Dhaafay

January 2, 2013   ·   0 Comments

Djibouti1_1

Wararka aanu ka helayno Portka caalamiga ah ee wadanka yar ee Djibouti ayaa noo xaqiijiyay inay xildhibaanadii aan la dhaarin ee golaha Saylac ay u shaqo tageen dekada djibouti, halkaasi oy maalmihii ugu danbeeyay ee ina soo dhaafay ay si joogta ah aroor kasta uga soo xaadiri jireen si ay uga xamaashaan.

Shaqaale ka mid ah shaqaalaha dekada jabuuti ayaa waraystay xildhibaanda hada ku sugan dekada jabuuti waxaa uuna weydiiyay waxa ay ka qabanayaan dekada jabuuti waxayna ugu jawaabeen sidatan: ” Dee anagu marka hore gudoomiye iyo ku xigeen ayaan rabnay oo meesha u tagnay kolka hadii tiina aan weynay waxaanu isla garanay gudigayagu inuu dekadayada jabuuti ka shaqeeyo oo aanu saylacna halkaas u dhaafinphoto-5825

Si kaste ahaate dhawaan uun bay ahayd markii ay xildhibaanadu isku soo taageen ka soo bixida dhulka Adal balse nasiib daro sidii ay rabeen waxa fashiliyay markii doorasho la sheegay inay ka dhacday deegaankaasi laga gacan adkaaday.

 

Port de Djibout

Awdalstate News

 

 

 


This post has been viewed 627 times.

By

‘Get Freedom and Equality for Awdal state Or Die Trying’

This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network*

 and officially started in 30 July,2009.

Dantayda Waxay Tabaysa Dantaada, Go'aankaygu Wuxu Tabaya Talolaada, Yaboohaygu Wuxu SUgayaa Imaatinkaaga, Dhiigaga IYo Dhiigaygu Waxay Mid Ka Yihiin Awow Qudha, La'aanteen Qoladeenu Beel Ma Noqoteen *Today The Samaroon and Awdalstate Media Network teamed up to introduce you to a new unique serial chapter of "GDAL MOVEMENT" where you can follow up the latest  news about the  struggle of Awdalstate  for an autonomous  state of thier own , we named this great chapter of struggle ”GDAL MOVEMENT”. it will be a movement full of serial freedom fighters, it will be a movement fighting for the cause of Awdal state people and it will be a place where every Awdalite  start their bit of struggle to enforce full functional and autonomous region of Awdal State. HERE we start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first, We’ll continue to write and fight  by any means until the sun of freedom is seen by the people of Awdal, until Awdal State is Formed, Until it is autonomous and functional, until it stands alone, until we done, until Awdal is free or We die Trying.

"JOIN NOW"


Readers Comments (0)





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.